Skip to main content

Follow

Wararka Maanta

UAE Injects US$ 30 Million Into Ghana to Support Biodiversity and Climate Goals

In one fell swoop, the United Arab Emirates has tried to address dual challenges related to climate change and community development by announcing a $30 million partnership with the Republic of Ghana. The strategic investment will go toward supporting nature-based solutions for climate adaptation and mitigation, with the promotion of biodiversity and sustainable community development in Ghana. This agreement between Her Excellency Dr. Amna Abdullah Al Dahhak Al Saud, UAE Minister of Climate Change and Environment, and His Excellency Samuel Abu Jinapor, the Minister of Lands and Natural Resources of Ghana, dated September 29, 2024, becomes the latest expression of a sequence of collaborative efforts between the two countries on environmental conservation and climate action. Nature-Based Climate Solutions The $30 million UAE contribution coming from the Green Development Fund will be allotted for community-led projects in line with Ghana's priorities on Climate Resilience. This could

R/W Rooble oo Guddi heer Wasiiro ah u magacaabay baarista isku daygii Afgambi.

R/W Rooble oo Guddi heer Wasiiro ah u magacaabay baarista isku daygii Afgambi.
Iyada oo la fulinayo Go’aankii Golaha Wasiirrada, Ra’iisulwasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay Guddi ka kooban Shan Wasiir kuwaas oo baaris rasmi ah ku samayn doona dhacdadii 27 December la isku dayay in la afgambiyo Xafiisyada Ra’iisulwasaaraha iyo Xukuumadda

Wasiiradaan ayaa kala ah.

1- Cabdulqaadir Maxamed Nuur Wasiirka gaashaandhigga—Guddoomiye.

2- Cabdullaahi Maxed Nuur Wasiirka Amniga Gudaha.

3- Cabdullaahi Abuukar Xaaji – Wasiirka Waxbarashada.

4- Gen Bashiir Maxamed Jaamac, Wasiirudowlaha Hawlaha Guud.

5- Cabdixakiim Xasan Ashkir, Wasiirudowlaha Xafiiska Ra’iisulwasaaraha.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa faray Xubnaha Guddigaan in ay baaristooda ku soo gabagabeeyaan muddo todobaad ah

Comments

Maant iyo Soomaaliya

Somali President Announces Victories Against Al-Shabab Amidst Challenges

In a recent press conference held in Kismayo, President Hassan Sheikh Mohamud of Somalia declared a significant triumph in the fight against the notorious militant group Al-Shabab. The federal government, in collaboration with the state of Jubbaland, has successfully liberated crucial territories in the southern part of the country. However, amidst these victories, President Mohamud addressed the temporary pause in military operations due to the recent El Nino rains. Beyond the military front, the President expressed a commitment to collaborating with Jubbaland to aid flood recovery efforts and resume operations. The Impact of Recent Flooding: President Mohamud acknowledged the severe impact of last year's unprecedented flooding, which claimed the lives of over 120 people and affected more than 2.4 million individuals across Somalia. The devastating consequences prompted a temporary halt in military operations to address the pressing needs of the affected population. The federal g

Wasiirka Beeraha iyo Waraabka Soomaaliya oo furay Shirka Ansixinta Istaraatiijiyadda Horumarinta Beeraha.

Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa qabatay shir lagu soo bandhigayay istaraatiijiyadda horumarinta beeraha dalka ee shanta sano ee soo socota, waxaana ka soo qeyb galay mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradda Beeraha Soomaaliya, xubno ka socday dowlad goboleedyada dalka, khubaro dhanka beeraha ah, iyo marti sharaf kale. The Minister of Agriculture and Irrigation, @Saidhuseniid has on Sunday opened in #Mogadishu meeting on #Somalia ’s agricultural development strategic plan of 2021-2025. pic.twitter.com/L7tXWvkhBW — SNTV News (@sntvnews1) December 12, 2021 Sida uu sheegay Agaasimaha Qorshaynta iyo Siyaasadda ee Wasaaradda Beeraha Maxamuud Yaasiin Cartan, diyaarinta istaraatiijiyadan muhiimka u ah dalka waxa ay soo socotay muddo lix bilood ah, isla markaana soo martay heerar kala duwan. Wuxuu ka codsaday ka qaybgalayaasha inay fikradahooda ku biiriyaan istaraatiijiyadan muhiimka ah, gaar ahaan beeralayda qaybahooda kala duwan. Maareeyaha Hay’adda Isgaarsii

El Nino waxay halis galisay waxbarashada: Walaaca UNICEF ee Barkicinta Carruurta

El Nino, oo ah ifafaale cimilo oo leh saameyn caalami ah, ayaa mar kale soo baxaysa cinwaannada. Sida laga soo xigtay saadaasha hay'adda Qaramada Midoobay u qaabilsan carruurta ee UNICEF, dhacdadan dabiiciga ah ayaa la filayaa inay barakiciso 651,000 oo carruur ah oo da'doodu u dhaxayso 5 ilaa 17 jir, iyadoo 225,000 oo ka mid ah ay hadda dhigtaan iskuullada gobollada ay dhibaatadu saameysey. Saamaynta qaybta waxbarashadu waa mid qoto dheer, iyada oo cawaaqib xun ay ku soo fool leedahay. Barokaca carruurta iyo hagardaamada waxbarashada Wararkii ugu dambeysay ee UNICEF ee El Nino ayaa muujinaya sawirro xun. Daadadka iyo raadadkooda waxay halis ku yihiin inay ka joojiyaan carruurta iyo macalimiintooda oo ay burburiyaan kaabayaasha muhiimka ah ee dugsiga, oo ay ku jiraan fasallada, tas-hiilaadka fayadhowrka, iyo adeegyada nadaafadda. Carqaladeynta waxbaridda iyo waxbarashada waa lama huraan, waxaana la xiri doonaa isku-xirka waddooyinka. Caqabaduhu aad bay u daran yihiin, waxaa

Privacy Policy