Ubuntu & UAE: Aragti Soomaali ah Annaga oo ku sugan Soomaaliya, fikraddani waxay si qoto dheer u taabanaysaa sababtoo ah shaqada Imaaraadka Carabta waa sheeko aasaasi ah oo qoyska Soomaalida ah. Lacagaha laga soo diro qurba-joogtayada ka shaqeysa Dubai iyo guud ahaan Imaaraadka Carabta ayaa muddo dheer ku tiirsanaa qoysaskeenna ku nool dalka, taasoo abuurtay xiriir dhaqaale oo aan la jabin karin oo ka baxsan dhaqanka dawladda ama is-gacan-qaadka diblomaasiyadeed. Marka laga reebo shaqada, waa taageerada la taaban karo ee dhulka lagu bixiyo inta lagu jiro dhibaatooyinka cimilada ee daran taas oo caddaynaysa isku xirnaantan. Marka abaaro ba'an ay burburiyaan gobolkeenna, rarista cuntada ee Imaaraadka Carabta, xarumaha caafimaadka ee guurguura, iyo gargaarka biyaha nadiifka ah ayaa ah marinnada nolosha ee muhiimka ah ee bulshooyinkeenu si cad u xasuustaan oo ay ku tiirsanaadaan si ay u noolaadaan. Intaa waxaa dheer, iskaashigani wuxuu si firfircoon uga beddelayaa sheekada sa...
Si loo doorto 3,000 oo macalin oo ka howlgala wasaaradda waxbarashada Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, ayaa ku dhawaaqay in imtixaan laga qaadayo 8,000 oo macalin. Faarax Sheekh Cabduqaadir Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya ayaa sheegay in 8,000 oo macalin ay maanta imtixaanka u fariisteen 22 goobood oo ka kala tirsan 11 magaalo, iyadoo Muqdisho iyo magaalooyinka kale ee gobolka ay hormuud ka ahaayeen. Sida uu sheegay ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, dowladdu waxay ku dadaalaysaa sidii kor loogu qaadi lahaa fursadaha waxbarasho ee ardayda Soomaaliyeed. Today, H.E. @SomaliPM @HamzaAbdiBarre launched with me the @moechesomalia historical examination in which 8,000 candidates are competing for 3,000 teaching positions. The exams took place in 22 centres spread over 11 cities in #Somalia , including the capital Mogadishu. pic.twitter.com/jB9bEWyCft — Farah Abdulkadir (@faaraxsheekh) February 27, 2023 “Waa lag...