Skip to main content

Follow

Wararka Maanta

Sidee Qatar iyo Sacuudi Carabiya u qaabeeyaan saameynta dagaalka Suudaan

  Sidee Qatar iyo Sacuudi Carabiya u qaabeeyaan saameynta dagaalka Suudaan (Sawirka: Akoonka rasmiga ah ee Madaxweynaha Golaha Madaxbannaanida Ku-meel-gaarka Suudaan / @aftaburhan)   Dagaalka sokeeye ee ka socda Suudaan waxay Geeska Afrika ka dhigtay meel muhiim u ah Bariga Dhexe Siyaasadda juqraafiyeed. Labada Qatar iyo Sacuudi Carabiya waxay door muhiim ah ka ciyaaraan qaabeynta xasilloonida gobolka, haddana istaraatiijiyadoodu waxay ku tiirsan yihiin habab siyaasadeed, dhaqaale, iyo diblomaasiyadeed oo kala duwan. EMBE … the governments of Saudi Arabia, the United Arab Emirates, Qatar, Kuwait and Bahrain are now united in their aggravation with the administration. Some have begun to debate the utility of continuing to host large U.S. military installations on their territory. “There has been… — Firas Maksad (@FirasMaksad) August 15, 2026 DE: Maxay Muhiim u tahay Saamaynta Istaraatiijiyadeed ee Qatar ee Suudaan? Qatar waxay xiriir dheer la leedahay hay'adaha dawladda ee S...

Magaalada Laascaanood oo xalay ka dhacay dagaallo culus.

Goobo ay isku horfadhiyeen labada ciidan ee magaalada Laacaanood ee aagga Sool ayaa waxaa ka bilawmey dagaal u dhaxeeya ciidamada Somaliland iyo kuwa SSC.

Kadib markii ay soo baxeen warar sheegaya in ciidanka Somaliland ay habeenimada madaafiic ku garaaceen gudaha magaalada, ayaa waxaa saqdii dhexe ee xalay ka dhacay dagaal fool ka fool ah. Inkastoo aan si rasmi ah loo ogeyn khasaaraha ka dhashay dagaalkan, ayaa haddana magaalada Laascaanood iyo nawaaxigeeda waxaa laga maqlaayay guuxa hubka noocyadiisa kala duwan.

Madaafiic lagu faafiyay baraha bulshada ayaa lagu arkayay madaafiicda oo garaacaysa dhismayaal la deggan yahay. Madaafiicda ugu culculus ayaa habeenimadii lagu garaacayay gudaha magaalada, iyadoo dadku isu diyaarinayaan inay seexdaan, sida uu sheegay Garaad Mukhtaar Garaad Cali oo ka mid ah waxgaradka SSC ee Laascaanood.

Aqoonyahanku waxa uu ku andacoodey in rajo kasta oo soo jireen ah oo lagala hadli lahaa Somaliland ay hoos u dhacayso weerarradaas, sida uu ku sheegay farriin uu ku baahiyey bartiisa Twitter-ka. Sida uu sheegay caaqil dhaqameedka SSC, waxa ay difaacayaan magaaladooda oo ay ka gaabsadeen in ay wax wada hadal ah galaan inta ay ciidamada Somaliland ku sugan yihiin gobolka Sool.

Si kastaba ha ahaatee waa markii ugu horeysay tan iyo markii ay colaadaasi bilaabatay uu dagaal habeenimo ah ku dhexmara Somaliland iyo SSC magaalada Laascaanood.

Comments

Maant iyo Soomaaliya

Garsoore Burroughs oo u fasaxay Trump inuu joojiyo heshiisyada sharci darrada ah ee Soomaaliya 35 sano kadib

  Jimcihii Agoosto 14, 2026, Garsooraha Degmada Mareykanka Allison Burroughs ayaa ka qaaday go'aankeedii maamul ee ka hor istaagay maamulka Trump inuu joojiyo Xaaladda Ku-meel-gaarka ah ee Ilaalinta Soomaaliya, taasoo soo afjartay dagaal sharci ah oo barnaamijka sii waday bilo ka dib markii maamulku ku dhawaaqay inuu doonayo inuu joojiyo bishii Janaayo. Xukunkan ayaa u oggolaanaya DHS inay hirgeliso joojinta magacaabista TPS ee Soomaaliya, taasoo jirtay tan iyo 1991 in ka badan 35 sano oo kordhin isku xigta ah taasoo ka dhigtay Soomaaliya mid ka mid ah barnaamijyada TPS ee ugu waqtiga dheer taariikhda Mareykanka. . Rag ayaa ka qayb qaadanaya kalfadhi salaad Jimce ah oo toddobaadle ah oo ka dhacaya Xarunta Islaamiga ah ee Abubakar As-Saddique iyadoo la sheegayo in howlgal socdaal oo federaal ah uu ka socdo oo lagu beegsanayo bulshada Soomaalida ee Minneapolis, Minnesota, Mareykanka Diseembar 5, 2025. Maxaa Garsooruhu Dhab ahaantii Helay Burroughs ma aysan beddelin jihada s...

Sidee Qatar iyo Sacuudi Carabiya u qaabeeyaan saameynta dagaalka Suudaan

  Sidee Qatar iyo Sacuudi Carabiya u qaabeeyaan saameynta dagaalka Suudaan (Sawirka: Akoonka rasmiga ah ee Madaxweynaha Golaha Madaxbannaanida Ku-meel-gaarka Suudaan / @aftaburhan)   Dagaalka sokeeye ee ka socda Suudaan waxay Geeska Afrika ka dhigtay meel muhiim u ah Bariga Dhexe Siyaasadda juqraafiyeed. Labada Qatar iyo Sacuudi Carabiya waxay door muhiim ah ka ciyaaraan qaabeynta xasilloonida gobolka, haddana istaraatiijiyadoodu waxay ku tiirsan yihiin habab siyaasadeed, dhaqaale, iyo diblomaasiyadeed oo kala duwan. EMBE … the governments of Saudi Arabia, the United Arab Emirates, Qatar, Kuwait and Bahrain are now united in their aggravation with the administration. Some have begun to debate the utility of continuing to host large U.S. military installations on their territory. “There has been… — Firas Maksad (@FirasMaksad) August 15, 2026 DE: Maxay Muhiim u tahay Saamaynta Istaraatiijiyadeed ee Qatar ee Suudaan? Qatar waxay xiriir dheer la leedahay hay'adaha dawladda ee S...

Burcad-badeedda Soomaalida ayaa Markab Xamuul ah oo la afduubtay u adeegsada "Hooyonimo" si ay u qabtaan Maraakiib badan oo dib u soo kabanaya.

  Burcadbadeedda Soomaalida ayaa markab xamuul ah oo la afduubtay u adeegsanayay saldhig sabeynayay si ay u qabtaan maraakiib kale, taasoo qayb ka ah dib u soo nooleynta burcadbadeednimada Geeska Afrika oo soo saartay ugu yaraan toddobo afduub oo la xaqiijiyay tan iyo bilowgii 2026 . Ciidanka Badda ee Soomaaliya oo roondo ka sameeyay Gacanka Cadan oo ka tirsan xeebta maamul goboleedka Puntland ee Soomaaliya waqti aan la shaacin. Markabka Sibidhka ayaa noqday Saldhig Burcad-badeed Burcadbadeeddu waxay qabsadeen markab sibidh ah oo dhererkiisu yahay 330 cagood horraantii sanadkan, tan iyo markaasna waxay u isticmaaleen sidii hooyo si ay u ballaariyaan meel ka baxsan xeebaha Soomaaliya. Laba doonyood oo kalluumeysi oo Iiraaniyiin ah ayaa la qabtay. burcad-badeedda oo ka howlgalayay isla markabkaas ayaa qabtay 16-kii Luulyo , iyo hal mar toddobaadkii hore, lix markab oo la qabtay ayaa lagu hayay xeebta Puntland iyadoo burcad-badeeddu ay dalbanayeen madaxfurasho. Xeeladdu...

Madaxweynaha Koofur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) waxa u magacawey Maamule-goboleed cusub gobolka Shabeellada Hoose.

  Madaxweynaha Koofur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) ayaa isbeddel ku sameeyay hoggaanka Maamulka Gobolka Shabeellaha Hoose, Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Siidii) oo ahaa guddoomiyihii gobolka Shabeellada Hoose , sidoo kale guddoomiye ku xigeenkii amniga, ayaa madaxweynuhu xilka ka qaaday. Maxamed C /kariin Nuur ayaa loo doortay inuu noqdo guddoomiyaha gobolka Shabeellada Hoose, iyadoo Axmed Cumar Maxamed loo doortay guddoomiye ku xigeenka amniga ee gobolka. H.E Abdiaziz HasanMohamed, President of Somalia’s Southwest State, @Laftagareen has appointed on Monday Mohamed Abdirahin Nur as the Governor of Lower Shabelle Region. Join @LowerShabeelle In welcoming our New Governor pic.twitter.com/YaJ1vIp7mR — Gobolka shabelada Hoose (@LowerShabeelle) October 18, 2021 Guddoomiyaha iyo Ku-xigeenka cusub waxaa lagu magacaabay amar fulineed oo ka soo baxay xafiiska Madaxweyne Lafta-gareen . Siidii ayaa xafiiska loo magacaabay 16 -kii Nofembar 2020, waxaana ka tagi...

Privacy Policy