Skip to main content

Follow

Wararka Maanta

Xiisadaha Siyaasadeed ee Suudaan iyo Diblomaasiyadda Al-Burhan

  Suudaan oo Wajahaysa Isbeddello Siyaasadeed: Maxay Ka Dhigan Yihiin Xiisadaha Diblomaasiyadeed? Hordhac: Dagaal Ka Baxsan Goobaha Milatari Dhibaatada Suudaan ma aha oo keliya dagaal u dhexeeya dhinacyo hubaysan. Waxa kale oo saameyn ku leh xiriirka diblomaasiyadeed, loollanka siyaasadeed iyo dadaallada lagu raadinayo mustaqbalka dalka. Qaybta koowaad ee barnaamijka Al Qissa waxay diiradda saaraysaa wararka ku saabsan safarka Abdel Fattah al-Burhan ee Maraykanka, dib u dhigista la soo sheegay ee safarkiisa Riyadh, iyo xiisadaha siyaasadeed ee Port Sudan. Daawo doodda oo dhan halkan: Qaybta koowaad ee Al Qissa . Arrimahan waxay muhiim u yihiin fahamka jihada ay u socoto siyaasadda Suudaan. Xiriirka dibadda wuxuu saameyn ku yeelan karaa wadaxaajoodyada, heshiisyada xabbad-joojinta iyo awoodda dhinacyadu u leeyihiin inay helaan taageero caalami ah. Si kastaba ha ahaatee, warbixin ku saabsan safar dib loo dhigay ma caddaynayso keligeed in xiriir diblomaasiyadeed burburay. Warbixint...

Shirka Golaha Wadatashiga Qaran oo Isniintan si rasmi ah uga furmay magaalada Muqdisho.

Shirka Golaha Wadatashiga Qaran oo Isniintan si rasmi ah uga furmay magaalada Muqdisho.
Shirka golaha wadatashiga qaran ayaa Isniintan ka furmey magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya, waxaana ka qeyb galaya madaxda dowladda federaalka Soomaaliya, dowlad goboleedyada dalka iyo guddoomiyaha gobolka Banaadir.

Shirkan ayaa kusoo aaday xilli xasaasi ah, waxaana qabanqaabadiisa ugu dambeysay lagu wadaa in lagu soo gabagabeeyo madaxtooyada Soomaaliya oo ay ku sugan yihiin madaxweynayaasha maamulada Jubbaland Koonfur Galbeed, Galmudug iyo Hirshabeelle.

Madaxda Golaha Wadatashiga Qaran ayaa la filayaa in ay ka hadlaan arrimo ay ka mid yihiin Amniga, Dagaalka ka dhanka ah UrurkaAl-Shabaab ee ka socda qaar ka mid ah Gobollada Dalka, Gurmadka abaaraha dalka ka jira iyo qeybsiga Kheyraadka.

Iyadoo dhawaan magaalada Baydhabo uu ka dhacay dagaal ka dhashay muddo korarsiga Madaxweyne Laftagareen, welina ay magaalada ka taagan tahay xiisad ayaa waxaa sidoo kale jira qodobo ay ka wada hadlayaan muddo korarsiga madaxda ee dowlad goboleedyada dalka.

Shirka Afaraad ee Golaha Wadatashiga Qaran ee Dowladda Federaalka iyo Dowladaha xubnaha ka ah oo ka furmay Xarunta Madaxtooyada Qaranka, ayaa waxaa shir guddoominayay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud. Inta uu socdo kulankaan ayaa waxaa looga hadlayaa kala xadeynta awoodaha dowladda dhexe iyo maamul goboleedyada iyo sidoo kale arrimaha garsoorka, sida ay madaxtooyadu sheegtay.

Shirkii saddexaad ee madasha qaran oo 12-kii September lagu soo gaba gabeeyay magaalada Muqdisho, ayaa waxaa laga soo saaray qodobbo dagaal, kuwaasi oo si dhameystiran u dhaqan galay. Madaxda dowladda federaalka iyo kuwa maamul goboleedyada ayaa sidoo kale ka hadli doona ciidamada xoogga dalka oo guulo ka gaaray dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab, oo ay ka xoreeyeen deegaano dhowr ah oo ay horey gacanta ugu hayeen.

Ra’iisul Wasaaraha, Ra’iisul Wasaare ku xigeenka, Madaxda Dowlad Goboleedyada, Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, Duqa Muqdisho, ayaa dhammaan ka qeyb galay shirka.

Comments

Maant iyo Soomaaliya

Baaritaanka Yurub ee Shabakadaha Ikhwaanu Musliimiinka

  Baaritaanka Yurub ee Shabakadaha Ikhwaanu Musliimiinka Hogaamiyayaasha iyo hay'adaha ammaanka ee Yurub ayaa muujinaya isbedel weyn oo ku yimid sida ay ula socdaan kana doodaan dhaqdhaqaaqyada Ikhwaanu Musliimiinka. Sida lagu xusay warbixin dhawaan uu daabacay wargeyska Le Pont de Genève ee dalka Switzerland, dooda bulshada iyo midda siyaasadeed ee Yurub ayaa si cad uga weecanaysa eedeymihii taariikhiga ahaa ee xagjirnimada iyo rabshadaha. Bedelkeeda, mas'uuliyiinta ayaa hadda diiradda saaraya fahamka shabakadaha saameynta, maalgelinta hay'adaha, iyo ururada bulshada ee lala xiriiriyo kooxdan. Istiraatiijiyaddan isbedeleysa ayaa si degdeg ah u noqoneysa mowduuc udub dhexaad u ah doodaha siyaasadeed ee dalal dhowr ah oo dimuqraadi ah. Sida uu iftiimiyay wargeyska Talyaaniga ee Il Sole 24 Ore , dooda ballaaran ee Yurub ayaa si aad ah u eegaysa "istiraatiijiyadda saameynta" ee Ikhwaanu Musliimiinka, iyadoo sharci-dejiyayaashu ay falanqeynayaan sida ururada xiriir...

Puntland oo lagu doortay shan xubnood oo ka mid noqonaya Xildhibaannada Golaha Shacabka

Natiijada Hordhaca ah ee Doorashada maanta ka dhacday magaalada Garoowe caasimadda Puntland waxa ku kala guulaystay murashaxiinta kala ah. 1-HOP#235 C/laahi Bidhaan Warsame. 2-HOP#200 Cali Yuusuf Cali. 3-HOP#196 Cabdi Ibraahim Warsame. 4-HOP#249 C/laahi Xasan Rooble. 5-HOP#166 Axmed Cabdi Xaashi. The electoral delegates of #Puntland State have elected on Saturday in #Garowe five MPs including one Federal Minister and two regional Ministers to House of People of Federal Parliament. #Somalia pic.twitter.com/NYiTMyO0wT — SNTV News (@sntvnews1) January 22, 2022

Algeria to Give MiG-29 Fighter Jets to Sudan in an Act of Military Strength

The skies of Africa are about to witness a new development in defense cooperation. Reports say Algeria is set to transfer its surplus MiG-29 fighter jets, which were supplied by Russia , to the Sudanese Air Force. Though not confirmed, the move is considered one that would increase the military capability of Sudan substantially while it navigates internal conflicts and regional challenges. Strengthening Sudan's Air Force The MiG-29s have long been the workhorse of the Sudanese Air Force. It is, however, likely that Sudan would see an unprecedented improvement in its fleet of jets for air defense with the possible donation of more from Algeria. While not the most modern, the MiG-29 fighter aircraft is formidable in any air defense operation for air superiority owing to its strong maneuverable ability and combat radius. This reinforcement comes amidst a time when the country has constantly faced challenges with regard to securing its territory and airspace. Algeria has operated the M...

Somalia's Humanitarian Crisis: A Call to Action

In recent reports, the United Nations has sounded the alarm over Somalia's deepening humanitarian crisis, which has left millions of people struggling to access basic necessities like food and water. Joyce Msuya, Assistant Secretary-General for Humanitarian Affairs, and Beth Bechdol, Deputy Director-General of the Food and Agriculture Organization, recently visited Somalia to witness the situation firsthand and draw attention to the urgent needs of its people. The crisis in Somalia has been exacerbated by severe climatic events, including the worst drought in four decades followed by devastating floods. As a result, four million Somalis, constituting 21% of the population, are facing extreme food shortages. Children are particularly vulnerable, with approximately 1.7 million under the age of five suffering from acute malnutrition, including 430,000 who are severely malnourished. Despite ongoing efforts to address the crisis, challenges such as insufficient funding and logistical ba...

Privacy Policy