Skip to main content

Follow

Wararka Maanta

Dagaalka Suudaan: Doorka Masar, Turkiga iyo Eritrea ee Geeska Afrika

  Dagaalka Suudaan: Xiriirka Masar, Turkiga iyo Eritrea iyo Saameynta uu ku leeyahay Geeska Afrika Dagaalka ka socda Suudaan wuxuu noqday arrin amni oo saameyn ku leh dalal badan oo ku yaalla Geeska Afrika. Tan iyo markii uu dagaalku billowday Abriil 2023, ciidamada qalabka sida ee Suudaan (SAF), oo uu hoggaamiyo General Abdel Fattah al-Burhan, iyo ciidamada Rapid Support Forces (RSF) ayaa ku dagaallamayay awoodda dalka. Si kastaba ha ahaatee, xiriirka militari, danaha dhaqaale iyo taageerada dibadda ayaa sii kordhiyay muhiimadda gobolka ee colaaddan. Hay'adda Midowga Yurub ee Arrimaha Magangalyada (EUAA) waxay faahfaahin ka bixisay doorka dalalka shisheeye, gaar ahaan Masar iyo Turkiga, ee dagaalka Suudaan. Xiriirka Suudaan iyo Masar: Danaha Beeraha iyo Taageerada Milatari Masar iyo Suudaan waxay leeyihiin xiriir taariikhi ah oo ku salaysan amniga, ganacsiga, siyaasadda iyo arrimaha webiga Niil. Xuduudda ay wadaagaan iyo muhiimadda istaraatiijiyadeed ee Suudaan waxay Masar siina...

Madaxweynaha Somaliya oo khudbadii ka jeediyey munaasabada ciida Carafo ayaa wacad ku maray inuu la lagaalami doono xatooyada iyo musuqmaasuqa

Madaxweynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad ka jeediyay Munaasabadda Ciidul Carrafo ayaa ugu horeyn hambalyo u diray shacabka Soomaaliyeed. Qudbadiisa waxa uu ka hadlay mowduucyo kala duwan balse waxa uu ugu horeyn ka hadlay tuuganimada iyo musuqmaasuqa.

Dowladda ayaa u heelan sidii loo joojin lahaa xatooyada heelaha iyo musuq maasuqa, waxaana madaxweyne Xasan Sheekh uu balan qaaday in mar kale aysan dhici doonin in la xado.

Maamulka Soomaaliya ma ogola in lacagta yar ee ay leeyihiin gabdhaha iyo wiilasha danyarta ah lagu dhiso guryaha Nairobi iyo Turkiga. Illahay baan ku dhaartaye inaanan waligey ogolaan. “Tuugii qaranka xaday weli saf bay ku jiraan” ayuu yiri Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud. "ka digtoonow, tuug ha la garab istaagin."

Sidoo kale, waxa uu ka digay in cid kasta oo lagu qabto isagoo wax ka xaday dowladda Somalia inay la kulmi doonto sharaf dhac, waxa uuna digniin adag u jeediyay Odayaasha Dhaqanka iyo Hay’adaha sharciga ee ku daba jira cidii lagu helo xatooyo iyo musuq maasuq.

"Ninkii Alle ka cabsan waaya sharaf malahan, waxuu mudan yahay ma jirto nin sameeyo xatooyo, xaaraam ayuu ku dhacay, Maanta tuugnimada heer aan ku faano ayaan gaarnay, meel lacag lagu qaado ninka raadinaa waa tuug, nin umadda u shaqey raba maaha, hadaa dadkaan u shaqeyneyso iskuulka tag ee ilmaha wax bar, subax dhan gurigaaga ha uga soo lebisan sidaa u difaaci laheed nin tuug ah oo aad dhahdo maxaa loo xiraa " ayuu yiri madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hadalkan sheegay xilli dowladda Soomaaliya ay muddooyinkii ugu dambeeyay u xirneyd mas’uuliyiin lagu eedeeyay musuq-maasuq iyo wax isdaba marin.

Comments

Maant iyo Soomaaliya

Somali Forces Strike Blow Against Al-Shabab: 80 Extremists Killed in Central Offensive

Somalia's fight against terrorist group al-Shabab took a significant step forward on Tuesday, with the Somali National Army (SNA) confirming the deaths of at least 80 militants in central Somalia. General Dayah Abdi Abdulle, the country's land forces commander, announced the successful operation, praising the collaboration between the SNA, Galmudug forces, and local troops. Central Offensive Liberates Communities in Mudug Region: The military actions centered on the Mudug region, specifically in the Aad and Barag Sheikh Ismail areas near Harardhere district. These strategic locations were liberated from al-Shabab control, bringing security and respite to previously marginalized communities. Continued Focus on Combating Terrorism: General Abdulle emphasized that the Mudug offensive forms part of a wider strategy targeting al-Shabab strongholds throughout Somalia. This includes ongoing operations in the southern state of Jubaland and ongoing efforts in Hirshabelle. Somalia...

Kenya Declares Surprise Public Holiday for Statewide Tree Planting Day

In a groundbreaking move to combat climate change and boost its forest cover, the Kenyan government has declared a surprise public holiday on November 13, 2023, dedicated to a massive tree planting initiative. This action is part of Kenya's ambitious plan to plant 15 billion trees by 2032, aimed at mitigating the devastating effects of climate change. The announcement came following a cabinet meeting presided over by President William Ruto, and Interior Minister Kithure Kindiki made the official declaration via a gazette notice on the social network X (formerly known as Twitter). Kindiki emphasized that this public holiday is an opportunity for the public to contribute patriotically to the national effort to combat the severe consequences of climate change. Currently, Kenya's forest cover stands at just around 7% of its land area. To address this, the Kenyan government has allocated over $80 million for the current fiscal year, with the goal of increasing the forest cover to mo...

UK oo ugu deeqdey ciidamada Soomaaliya lacag dheeri ah oo dhan £2.3 milyan.

Iyada oo qayb ka ah kaalmada dhinaca amniga ee ay siiso Soomaaliya, dawladda UK ayaa ogolaatay £2.3 milyan oo dheeraad ah oo lagu xoojinayo ciidamada milateriga Soomaaliya. Kulan ay Muqdisho kula qaadatay Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur, Kati Foster oo ah Safiirka Dowladda UK ee Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday kaalmadan lacageed. Si Soomaaliya ay mas’uuliyadda amniga ugala wareegto howlgalka nabad ilaalinta ee ATMIS sanadka 2024, UK waxa ay dowladda Soomaaliya kala kaashaneysaa dib u dhiska ciidamada xoogga dalka. Bishii May, Wasiirka Difaaca UK ayaa booqasho ku yimid Soomaaliya, wuxuuna sheegay in ammaanka dalka iyo xasilloonida gobolka ay sii kordhinayaan dadaallo iskaashi. Wasiirka ayaa sheegay in UK ay ka go’an tahay horumarinta xasiloonida gobolka oo ay ku jirto tan Soomaaliya. The Defence Minister @Amohamednur has on Wednesday met with #UK ambassador to Somalia @KFosterFCDO and discussed security cooperation between the two countrie...

UAE's Floating Hospital: A Lifeline for Gazans in Need

In the heart of the city, inside Al Arish, a very special medical project is changing the life of Gazans hit by continuous war. Constructed within the compound of Operation Chivalrous Knight 3, the UAE Floating Hospital is among the few beacons of hope offering much-needed medical interventions to the most needy people. The hospital had executed more than 1,263 various surgeries since its operative date on February 24, 2024, providing life-saving interventions for the injured and much-needed medical treatment. A lifeline in time of crisis For Palestinians who have experienced terrible losses, the UAE Floating Hospital is a lifeline rather than only a symbol of cutting-edge medical technologies. The Prosthetics Centre of this project is among the most amazing features as the committed medical team there is working nonstop to give people who have lost limbs during the conflict mobility and dignity. So far the facility has fitted seven patients whereas plans are underway to manuf...

Privacy Policy