Xildhibaanad Aamina Maxamed iyo qaar kale oo badan ayaa ku dhintay qarax ka dhacay magaalada Beledweyne.
15 qof oo ay ku jiraan Xildhibaan Aamina Maxamed Cabdi, Xildhibaan hore Xasan Dhuxul iyo askar ayaa ku dhintay, tiro aan la cayiminna waa ay ku dhaawacmeen qarax argagixisanimo oo ka dhacay magaalada Beledweyne ee dowlad goboleedka Hirshabelle, sida uu sheegay Booliska.
15 people including MP Amina Mohamed Abdi, former lawmaker Hassan Dhuhul and soldiers have been killed and unspecified number wounded in a terrorist bombing in #Beledweyne town of Somalia’s #Hirshabelle State, on Wednesday evening, Police said.#Somalia pic.twitter.com/3DFrsqYtXJ
— SNTV News (@sntvnews1) March 23, 2022
Madaxweyn Farmaajo iyo Ra'iisul Wasaare Roble ayaa tacsi u direy qoyskii iyo dhammaan shacabka Soomaaliyeed geeridii naxdinta lahayd ee ku timid Xildhibaan Aamina Maxamed oo ku geeriyootay weerarkii fuleynimada ahaa ee ismiidaaminta ahaa ee ka dhacay magaalada Beledweye fiidnimadii Arbacadan.
President @M_Farmaajo and Prime Minister @MohamedHRoble have sent condolences to the family and all Somali people on the shocking death of MP, Amina Mohamed who has been killed in cowardly terrorist suicide attack in #Beledweyne town, on Wednesday evening.#Somalia pic.twitter.com/HavmOn4Mlc
— SNTV News (@sntvnews1) March 23, 2022
Comments
Post a Comment