Madaxweyne Maxamed Bin Siciid waxa uu ka sakow doorka ay dawladdiisu ka qaadanayso gurmadka abaaraha ka jira qaranka iyo dib u soo celinta taageeradii dawladda Imaaraadka Carabta ee dhinaca amniga iyo arrimaha bulshada, waxa uu Madaxweynaha iyo wefdigiisa uga mahad-naqay martiqaadka uu u fidiyeen
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dowladda iyo shacabka Imaaraadka Carabta ku bogaadiyay gurmadka ay u fidiyeen dadka Soomaaliyeed ee ay abaaruhu saameeyeen, isagoo sheegay in dowladda Federaalka Soomaaliya ay qiimo weyn u leedahay sidii xiriir wanaagsan oo caalami ah ay ula yeelan lahayd.
President @HassanSMohamud and the President of UAE @MohamedBinZayed discussed #UAE’s support to the ongoing efforts to tackle the drought in the country and enhancing economic & security cooperation between the two countries.#Somalia pic.twitter.com/FopLfI4wpH
— SNTV News (@sntvnews1) June 22, 2022
Comments
Post a Comment