Skip to main content

Follow

Wararka Maanta

Hawlgallada Qarsoon ee Iiraan oo Ballaariyay: Xaqiiqda Cusub ee Amniga ee Yurub

  Xadka Difaaca: Sida Dalalka Yurub ay ula Dagaallamaan Iiraan iyo Wakiillada Diblomaasiyadeed Booliska Faransiiska ayaa roondo ka sameynaya bannaanka safaaradda Iiraan ee Paris, iyagoo muujinaya tallaabooyinka amniga ee ku hareeraysan xarumaha diblomaasiyadeed ee Iiraan ee Yurub. Bilihii ugu dambeeyay, muuqaalka diblomaasiyadda caalamiga ah ayaa la kulmay isbeddel dhulgariir ah iyadoo hay'adaha sirdoonka Yurub ay sii xoojinayaan baaritaankooda ku aaddan Hawlgallada diblomaasiyadeed ee Iiraan Diiradda aan hore loo arag waxay timid iyadoo la dareemayo in caasimadaha qaaradda oo dhan ay sii kordhayaan in mudnaanta Heshiiska Vienna ay tijaabinayaan dhaqdhaqaaqyo qarsoodi ah oo sii kordhaya. Dadka siyaasadda dejiya, waagii dhacdooyinkan loola dhaqmayay sidii kuwo go'doon ah. khilaafaadka gobolka si rasmi ah ayaa loo dhammeeyay, waxaana lagu beddelay amar lagu ilaalinayo ciidda madaxbannaan ee Yurub ee ka dhanka ah hawlgallada qarsoon ee shisheeye. Marka la eego waxa dhawaan dhaca...

Madaxda Galmudug oo isku khilaafay howlgallada ka dhanka ah Al-Shabaab.

Madaxweyne ku xigeenka maamulka Galmudug Cali Daahir Ciid ayaa ku eedeeyay madaxweynaha maamulkaasi Axmed Cabdi Kaariye QoorQoor inuu ka qeyb qaatay burburka howlgallada ka dhanka ah Al-Shabaab ee ka socda deegaanada maamulka Galmudug.

 Madaxweyne ku xigeenka Ciida ayaa shaqada ka joojiyey Wasiirka Arrimaha Gudaha Galmudug Cabdi Maxamed Diiriye Waayeel,kadib markii lagu eedeeyay in uu wiiqayo dhaq dhaqaaqyo ciidan,taasi oo keentay eedeynta loo soo jeediyay. 

Balse Madaxweyne Axmed QoorQoor ayaa ku khilaafay doorashadan, isagoo ku andacoonaya in tallaabada uu qaaday Madaxweyne ku xigeenka uu ka horimaanayo dastuurka Galmudug, islamarkaana uu ka baxsan yahay awooddii loo dhiibay. 

Madaxweyne ku xigeenka Cali Daahir Ciid oo xalay wareysi siiyay mid ka mid ah Internet-ka ayaa sheegay in Madaxweyne Xasan Sheekh isku daygii uu ku doonayay in Al-Shabaab looga saaro deegaanada Maamulka Galmudug ay ka hortageen Wasiirka iyo Madaxweynaha. 

“Waxaan idiin sheegayaa in Cabdi hadda shaqada laga joojiyay, madaxweyne ku xigeenka Galmudug ayaa yiri “Madaxweyne QoorQoor iyo wasiirku waxay ku heshiiyeen in la wiiqo dadaalka madaxweyne Xasan Sheekh iyo dagaalka Al-Shabaab. 

Dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab waa in aan la siyaasadeynin, Cali Ciid ayaa hoosta ka xariiqay in uu u adkeysan waayay markii Wasiirka Arrimaha Gudaha uu xoogga saaray arrimo aan la xiriirin la dagaalanka Al-Shabaab. 

Muddo saddex sano iyo bar ah oo ay wada shaqeynayeen, khilaafka guud ee madaxda Galmudug ayaa ah kii ugu horreeyay oo noociisa ah tan iyo markii loo doortay xilalka hoggaamineed. 

Muddo ka badan hal bil ayuu Madaxweyne Maxamuud ku sugnaa Dhuusamareeb isagoo u kuur-galayay howlgallada ka socda deegaanka Galguduud. Si kastaba ha ahaatee, weerar khasaara badan dhaliyay oo Al-shabaab ay ku qaadeen laba guuto oo ka tirsan ciidamada milateriga ayaa dib u dhac ku keenay ololihii milateri ee ay hoggaaminayeen ciidamada dowladda Federaalka. 

Deegaannada Ceel-dheer ee gobolka Galguduud, Masagawaay, Galcad iyo Budbud ayaa lagu soo warramayaa in ay ku sugan yihiin ciidamo ka tirsan dowladda oo isaga baxay kadib weerar khasaara badan dhaliyay oo Al-shabaab ay ku qaadeen askar ku sugneyd tuulada Cosweyne todobaadkii hore. Inkastoo aan weli la xaqiijin tirada dadka ku dhintay weerarka, haddana waxaa loo maleynayaa in dad badan ay ku dhinteen, in ka badan 160 ay ku dhaawacmeen, tiro aan la ogeynna la la'yahay. Askari maxbuus ah ayaa laga arki karaa muuqaal ay Al-shabaab ku eedeeyeen. 

Madaxwey HSM ma uusan shaacin tirada rasmiga ah ee saraakiisha la xiray, markii uu Talaadadii shalay ku dhawaaqay in maamulkiisu uu xiray qaar ka mid ah saraakiishii ka baxay jiida hore ee dagaalka. Balse waxa uu sheegay in la horgeyn doono maxkamada ciidamada qalabka sida ee dowlada.

Comments

Maant iyo Soomaaliya

Wasiirka Difaaca Oo U Digay Mucaaradka

 Tallaabooyin Adag oo Loo Qaadayo Ilaalinta Xasiloonida Caasimadda Muqdisho Wasiirka Difaaca ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee waqtigeedu dhammaaday, Axmed Macallin Fiqi, ayaa digniin adag u diray siyaasiyiinta mucaaradka isagoo uga digay in la qaado tillaabooyin ujeeddadoodu tahay in la carqaladeeyo amniga caasimadda Muqdisho. Ujeedada ugu weyn ee hadalkan ayaa ah in laga hortago abaabul kasta oo maleeshiyo hubeysan oo dhaawici kara xasiloonida magaalada. Wasiirka ayaa si cad u sheegay in xukuumadda federaalku aysan marnaba u dulqaadan doonin isku-day kasta oo hoos u dhigaya amniga guud, isagoo si gaar ah digniin u siiyay mucaaradka in ay iska fogeeyaan abaabulka kooxo hubeysan xilligan ay taagan yihiin xiisadaha siyaasadeed ee dalka. Wasaaradda ayaa caddeysay in haddii mucaaradku isku dayaan abaabul maleeshiyo, in si adag loola tacaali doono. Isagoo muujinaya qiimaha qaaliga ah ee lagu bixiyay nabadgelyada, wasiirku wuxuu xusay in naf iyo hanti badan loo huray sugidda amni...

Soomaaliya iyo Jarmalka Oo Xoojinaya Xiriirkooda

  Kulan Taariikhi ah: Xoojinta Iskaashiga Siyaasadeed iyo Dhaqaale ee Soomaaliya iyo Jarmalka Dowladdaha Soomaaliya iyo Jarmalka ayaa si xooggan u ballaarinaya xiriirkooda laba geesoodka ah, iyagoo ka wada hadlay hindiseyaal cusub oo diblomaasiyadeed iyo dhaqaale. Kulan heer sare ah oo ka dhacay magaalada Muqdisho, kaas oo uu hoggaaminayay Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, ayaa diiradda lagu saaray horumarinta iskaashiga siyaasadda iyo horumarinta si loo kobciyo is-dhexgalka iyo xasiloonida hay'adaha dowladda. Intii ay socdeen wadahadalladan istiraatiijiga ah, mas'uuliyiintu waxay muujiyeen in si dhab ah looga go'an yahay balaarinta wada-shaqeynta baarlamaanka ee u dhexeysa labada dal. Sidoo kale, madaxda ayaa ka hadlay fursadaha muhiimka ah ee lagu dhisayo iskaashi xooggan oo dhexmara ganacsiyada Soomaaliya iyo kuwa Jarmalka , iyadoo ujeedadu tahay in la kobciyo adkeysiga dhaqaalaha, la dhiirigeliyo maalgashiga maxalliga ah, lana fududee...

Negotiating the Fate of Las Anod Prisoners: A Step Towards Peace in Somaliland

The Somaliland government has announced its readiness to negotiate the fate of prisoners captured during the Las Anod conflict. This move comes nearly a year after the guns fell silent between the Somaliland National Army and the SSC-Khaatumo forces of the Dhulbahante in Las Anod, the capital of the Sool region. Background of the Conflict The conflict erupted on February 6, 2023, following a violent crackdown on civil protests by Somaliland security forces. Tensions escalated when Garad Jama Garad Ali, the supreme Garad of Dhulbahante, declared an intention to secede and reunite with the Federal Government of Somalia. In response, President Muse Bihi launched a prolonged military operation, including artillery bombardment, to subdue Las Anod. However, by August 2023, the Somaliland Army had retreated from the city. The clashes resulted in over 300 deaths and displaced between 153,000 and 203,000 people. Many fled to Buuhodle and the Ethiopian border externally and to SSC-Khaatumo terri...

Dubai Soars in 2023: Record-Breaking Tourism Fuels Global Appeal

Dubai's glittering skyline continues to shine brighter, as 2023 saw the city break its own tourism records. With a staggering 17 million international visitors , exceeding pre-pandemic levels by a whopping 19. 4%, Dubai is not just recovering, it's thriving. This surge marks a significant milestone in the global tourism industry's comeback, solidifying Dubai's position at the forefront. Not only did visitor numbers reach new heights, but hotel occupancy rates soared to an impressive 77.4% , showcasing the city's enduring appeal. But Dubai's ambitions reach even higher. With over 150,000 hotel rooms and an ever-expanding capacity, the city aims to climb even further, setting its sights on becoming one of the top 3 tourist destinations in the world . This vision is fueled by the ambitious Dubai Economic Agenda D33 , a roadmap towards achieving this audacious goal. What's driving this phenomenal success? Several factors contribute to Dubai's ...

Privacy Policy