Madaxweynaha Maamulka Puntland, oo isku soo sharaxeyo Madaxweynimada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.
Siciid Cabdullaahi Deni, Madaxweynaha Maamulka Puntland, ayaa ku dhawaaqay inuu yahay musharax u taagan xilka Madaxweynimada Dowladda Federalka Somaliya.
This evening, I am announcing my candidacy for the Presidency of the Federal Republic of #Somalia. I urge all Presidential candidates in Somalia to unite to achieve change. In the next few days, I'll share with you details of my political campaign. pic.twitter.com/iL98BvlOwn
— President Said Abdullahi Deni (@SaidAbdullahiDe) March 19, 2022
Waxa sido kale lagu sheegey Telefishanka qaranka Somaliya bartiisa Twitter-ka oo lagu yiri in Madaxweynaha maamulka Puntland Said Abdullahi Deni oo Sabtida isku soo sharixi doono xilka madaxweynimada Dowladda Federaalka Soomaaliya.
The President of Somalia’s #Puntland State, @SaidAbdullahiDe has announced that he is running for the presidency of the Federal Government of #Somalia, on Saturday. pic.twitter.com/XQL7IbJDIO
— SNTV News (@sntvnews1) March 19, 2022
Comments
Post a Comment