Waxaa Maanta ka furmay Degmada Jowhar ee Gobolka Shabeelada Dhaxe madasha doodwadaaga Maamul daadajinta iyo dhismaha Dowladaha Hoose.
Madashan ayaa waxaa si wadajir ah isaga kaashanaya Wasaaradaha Arrimaha Gudaha Federaalka iyo Dib u Heshisiinta iyo Wasaaradda arrimaha Gudaha Dowlad Goboleedka Hirshabele. Daahfurka madasha waxaa kasoo qeyb galay Maamulka gobolka Sh/dhexe iyo Degmada Jowhar waxaana si wadajir ah u furay Wasaaradaha Arr. gudaha Federaalka iyo Wasaaradda Arr. Gudaha ee Dowlad Goboleedka Hirshabelle.
Comments
Post a Comment