Ra’iisul Wasaaraha xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa ku casuumay madaxda Golaha Wadatashiga Qaranka shir Sabtida ka furmi doona magaalada Muqsisho.
Ra’iisul Wasaaraha xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa ku casuumay madaxda Golaha Wadatashiga Qaranka shir Sabtida ka furmi doona magaalada Muqsisho.
Kulankan ayaa la sheegay in la iska wareysanayo howlihii ka qabsoomay arrimaha doorashooyinka tan iyo heshiiskii 27-kii May iyo dardar gelinta shaqooyinka harsan. Tan iyo markii heshiiska rasmiga ah lagu gaaray kulankii ka dhacay teendhada Afisiyooni ayaa waxaa lagu guuleystey in dib u habeyn lagu sameeyo guddiga farsamada ee doorashada.
Heshiiska 27-kii May la gaaray ayaa dhigayey inay Soomaaliya doorashadu uga dhacdo muddo 60 maalmood gudahood ah,balse mudadaas ayaan u muuqan in ay tahay mid suurtogal ah oo dalka ay uga dhici karto doorasho
Comments
Post a Comment