Raisul Wasaaraha Xil gaarsiinta Xukuumada Soomaliya ayaa booqosho kutagey Dowlad-goboleedka Xirshabeele gaar ahaan Magaalada Jowhar oo fatahaada wabiga shabeele ku habsatey.
Raisul Wasaaraha Xukuumada oo garey Dowlad-goboleedka Xirshabeele ee Jowhar oo ay fatahaada webiga go'doomisey.
Ra’isul wasaaraha xukuumadda Soomaliya Maxamed Xussen Rooble
ayaa maanta booqasho ku tagay magaalada Jowhar gaar ahaan meesha saameyn xoogan
kuyeelatey fatahaada wabigga shabeele magaalada Jowhar iyo deegaanada hoos
yimaada waxaana ay goysay wadooyinka muhiimka u ah gobolka Shabeelada Dhexe.. Rooble
oo ay la socdaan wafdi wasiirro iyo xildhibaanno gobolka ah ayaa waxaa uu
qaatay diyaaradaha qumaatiga u kaca, isaga oo marka hore la kulmay madaxweynaha
Hirshabelle Guudlaawe.
Kormeelka ra’isul wasaare Maxamed Xussen
Rooble ee Jowhar ayaa imaanaya iyada oo dad badan ay ka barakaceen goobaha
fatahaada kadhacdey isla markaana dhibaato ay kasoo gaartay.
Comments
Post a Comment