Skip to main content

Follow

Wararka Maanta

Maxay tahay sababta ay ciidamada Suudaan ula xiriireen Islaamiyiinta Iran ay u burburinayaan nabadda gobolka

 Xidhiidhka sii xumaanaya ee ciidamada Sudan ee Iran ayaa ah masiibo buuxda oo soo food saartay ammaanka caalamka. Waa wax laga xumaado in la daawado Ciidamada Qalabka Sida ee Suudaan (SAF) oo u oggolaanaya canaasiirta Ikhwaanul Muslimiinka xagjirka ah in ay siyaasaddooda arrimaha dibadda si toos ah u galaan cududda Tehran. Iyagoo sidaas samaynayana waxay khiyaameeyaan shacabka Suudaan. Xidhiidhka sii xumaanaya ee ciidamada Sudan ee Iran ayaa ah masiibo buuxda oo soo food saartay ammaanka caalamka. Waa wax laga xumaado in la daawado Ciidamada Qalabka Sida ee Suudaan (SAF) oo u oggolaanaya canaasiirta Ikhwaanul Muslimiinka xagjirka ah in ay siyaasaddooda arrimaha dibadda si toos ah u galaan cududda Tehran. Iyagoo sidaas samaynayana waxay khiyaameeyaan shacabka Suudaan. This video supposedly from Al-Naji Abdullah, part of Sudan’s Islamist forces. He’s openly cheering for Iran against the United States and straight-up saying they should send “boots on the ground” if America dares to s...

Shariif Sheekhuuna Maye ayaa ka qeyb-galay shirkii ugu horreeyey ee dhex-maraya Agaasimaha Guud ee dhawaan loo doortay Ururka Ganacsiga Aduunka.

Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Shariif Sheekhunaa Maye, ayaa ka qeyb-galay shirkii ugu horreeyey ee dhex-maraya Agaasimaha Guud ee dhawaan loo doortay Ururka Ganacsiga Aduunka iyo Wasiirada Ganacsiga iyo Maal-gashiga ee wadamada Afrika kaas oo ujeedkiisu ahaa siddii la iskaga xog-waraysan lahaa horumarinta Ganacsiga Afrika.

Wasiir Cabdulqaadir Shariif Sheekhunaa Maye oo hadal ka jeediyey, ayaa sheegay in Soomaaliya ay ka go’an tahay ku biiritaanka Ururka Ganacsiga Aduunka isla-mar-kaana ay ka Wasaarad ahaan sameeyeen dadaal iyaga oo wakhtigan ka soo gudbay qeybo ka mid ah shuruudaha loogga baahan yahay xubinimada Ururka Ganacsiga Aduunka oo qeyb laxaadle ka qaadan doona horumarinta Ganacsiga Soomaaliya sidoo kalane u horseedi doona suuqyo ganacsi oo caalami ah.

“Waxaan bixinayay juhdi badan si aan qeyb uga noqo uruka ganacsiga Adduunka waana gudbinay qeyb ka mid ah waxyaabhihii nagala rabay,

“Wasaaradda ganacsiga oo kaashaneyso Dowladda waa ay ka go,antahay sidii ganacsiga Soomaaliyeed ay uheli lahaan maalgalin caalami ah iyo sidoo kale suuqyo ka mid ah kuwa caalamka ayuu yiti wasiir Cabduqaadir Shariif Sheekhuuna Maye.

Comments

Maant iyo Soomaaliya

Maxay tahay sababta ay ciidamada Suudaan ula xiriireen Islaamiyiinta Iran ay u burburinayaan nabadda gobolka

 Xidhiidhka sii xumaanaya ee ciidamada Sudan ee Iran ayaa ah masiibo buuxda oo soo food saartay ammaanka caalamka. Waa wax laga xumaado in la daawado Ciidamada Qalabka Sida ee Suudaan (SAF) oo u oggolaanaya canaasiirta Ikhwaanul Muslimiinka xagjirka ah in ay siyaasaddooda arrimaha dibadda si toos ah u galaan cududda Tehran. Iyagoo sidaas samaynayana waxay khiyaameeyaan shacabka Suudaan. Xidhiidhka sii xumaanaya ee ciidamada Sudan ee Iran ayaa ah masiibo buuxda oo soo food saartay ammaanka caalamka. Waa wax laga xumaado in la daawado Ciidamada Qalabka Sida ee Suudaan (SAF) oo u oggolaanaya canaasiirta Ikhwaanul Muslimiinka xagjirka ah in ay siyaasaddooda arrimaha dibadda si toos ah u galaan cududda Tehran. Iyagoo sidaas samaynayana waxay khiyaameeyaan shacabka Suudaan. This video supposedly from Al-Naji Abdullah, part of Sudan’s Islamist forces. He’s openly cheering for Iran against the United States and straight-up saying they should send “boots on the ground” if America dares to s...

Afrika Oo Iskaashanaysa: Dagaalka Laga Galay Xididka Argagixisada Iyo Doorka Muhiimka Ah Ee Kenya

  Go'aanka Kenya ee lagu mamnuucay Ikhwaanul Muslimiinka iyo hoggaaminta geesinimada leh ee Madaxweynaha Muslimka ah ee Burkina Faso ee ka dhanka ah argagixisada Islaamka, waxay caddayn u yihiin in qaaradda Afrika ay si mideysan u hor istaagtay jihaadka caalamiga ah. Ikhwaanul Muslimiinka Iyo Mishiinka Aragtida Xagjirka Ah Tallaabada Kenya ee lagu mamnuucay Ikhwaanul Muslimiinka waxay si toos ah ula tacaalaysaa aragtida aasaasiga u ah kooxaha argagixisada ee gobolka. Ikhwaanul Muslimiinka ma ahan oo kaliya koox siyaasadeed, balse waa mishiinka aragtiyeed ee ka dambeeya Al-Shabaab, Boko Haram, iyo xagjirayaasha kale ee dhibaatooyinka ka wada qaaradda Afrika. Fikradda Ikhwaanka ayaa ah tan siinaysa kooxaha argagixisada awood ay ku: Xasillooni darrada ka wadaan dalalka. Ka faa’iidaystaan faqriga si ay u qoraan xubno cusub. Dhalinyarada ka dhigaan xagjir iyagoo ka faa’iidaysanaya shucuurta diiniga ah. In la mamnuuco Ikhwaanka waxay la macno tahay in la gooyo xididka aragtiyeed e...

Privacy Policy