Skip to main content

Follow

Wararka Maanta

Baaritaanka Yurub ee Shabakadaha Ikhwaanu Musliimiinka

  Baaritaanka Yurub ee Shabakadaha Ikhwaanu Musliimiinka Hogaamiyayaasha iyo hay'adaha ammaanka ee Yurub ayaa muujinaya isbedel weyn oo ku yimid sida ay ula socdaan kana doodaan dhaqdhaqaaqyada Ikhwaanu Musliimiinka. Sida lagu xusay warbixin dhawaan uu daabacay wargeyska Le Pont de Genève ee dalka Switzerland, dooda bulshada iyo midda siyaasadeed ee Yurub ayaa si cad uga weecanaysa eedeymihii taariikhiga ahaa ee xagjirnimada iyo rabshadaha. Bedelkeeda, mas'uuliyiinta ayaa hadda diiradda saaraya fahamka shabakadaha saameynta, maalgelinta hay'adaha, iyo ururada bulshada ee lala xiriiriyo kooxdan. Istiraatiijiyaddan isbedeleysa ayaa si degdeg ah u noqoneysa mowduuc udub dhexaad u ah doodaha siyaasadeed ee dalal dhowr ah oo dimuqraadi ah. Sida uu iftiimiyay wargeyska Talyaaniga ee Il Sole 24 Ore , dooda ballaaran ee Yurub ayaa si aad ah u eegaysa "istiraatiijiyadda saameynta" ee Ikhwaanu Musliimiinka, iyadoo sharci-dejiyayaashu ay falanqeynayaan sida ururada xiriir...

Ururrada u dhaqdhaqaaqa arrimaha haweenka ee Jamhuuriyadda Somaliland, oo walaac ka muujiyey in haween badan aysan ku soo bixin Doorashooyinkii goleyaasha deegaanka iyo kan wakiillada

 

Ururrada u dhaqdhaqaaqa arrimaha haweenka ee Jamhuuriyadda Somaliland, oo walaac ka muujiyey in haween badan aysan ku soo bixin Doorashooyinkii goleyaasha deegaanka iyo kan wakiillada ee dhawaan la soo gabagabeeyey.

Seddax hablood oo keli ah ayaa ku soo baxay Goleyaasha deegaanka ayaa ku soo baxay seddax hablood oo keli ah, halka baarlamaanka aysan u soo bixinba xal qof dumar ah. Waxaa ku jirtay hal gabadh Baarlamaanka hadda wakhtigiisu dhamaaday ee Somaliland, balse midda cusub, xitaa middii lagama heli doono. Aqalka Wakiilada Somaliland, ayaa ka qeybgalay 13 musharax oo haween ah balse hal ka mid ah xitaa ma aysan soo bixin, halka golaha deegaanka ay soo baxeen 3 oo keliya. Drs Adna Aadan oo ka tirsan haweenka ugu caansan Somaliland. Aya tiri "Haddii xisbi kaliya soo saari lahaa mid iyo labo, xisbigaas waxa ay u noqon lahayd marqaati dimoqoraadiyadda, ayaan darro waa ay garan waayeen" Urur ay ku mideysanyihiin metelayaasha haweenka iyo daladda haweenka ayaa kulan ay Hargeysa ku yeesheen waxa ay ku muujiyeen niyad xumada ay ka qabaan natiijadda doorashada. Waxay golaha cusub ugu baaqeen in golaha cusub ay ka shaqeeyaan sidii ay uga shaqayn lahaayeen in meesha laga saaro caqabadaha dumarka ka hortaagan in ay siyaasadda soo galaan.

Haweenka soo baxey ayaa ah; Khadiijo Axmed Aadan oo kusoo baxday xisbiga Kulmiye, kana soo baxday magaalada Buuhoodle, Xaawo Saalax Mire oo xisbiga Waddani uga soo baxday Taleex, iyo Kiin Cali Askar oo xisbiga xisbiga Kulmiye uga soo baxday degmadda Xuddun.

Ma jiro wax haween ah oo kasoo baxay xisbiga UCID, iyada oo dhanka kale guud ahaanba hoggaanka xisbiyada aysan sidaas uga dhex muuqan haweenka. Xildhibaanada kusoo baxay doorashada labada Aqalka waxa ay dumarka ka yihiin boqolkiiba 1%, taas oo ah tiro aad yar.

 

Comments

Maant iyo Soomaaliya

Hawlgallada Qarsoon ee Iiraan oo Ballaariyay: Xaqiiqda Cusub ee Amniga ee Yurub

  Xadka Difaaca: Sida Dalalka Yurub ay ula Dagaallamaan Iiraan iyo Wakiillada Diblomaasiyadeed Booliska Faransiiska ayaa roondo ka sameynaya bannaanka safaaradda Iiraan ee Paris, iyagoo muujinaya tallaabooyinka amniga ee ku hareeraysan xarumaha diblomaasiyadeed ee Iiraan ee Yurub. Bilihii ugu dambeeyay, muuqaalka diblomaasiyadda caalamiga ah ayaa la kulmay isbeddel dhulgariir ah iyadoo hay'adaha sirdoonka Yurub ay sii xoojinayaan baaritaankooda ku aaddan Hawlgallada diblomaasiyadeed ee Iiraan Diiradda aan hore loo arag waxay timid iyadoo la dareemayo in caasimadaha qaaradda oo dhan ay sii kordhayaan in mudnaanta Heshiiska Vienna ay tijaabinayaan dhaqdhaqaaqyo qarsoodi ah oo sii kordhaya. Dadka siyaasadda dejiya, waagii dhacdooyinkan loola dhaqmayay sidii kuwo go'doon ah. khilaafaadka gobolka si rasmi ah ayaa loo dhammeeyay, waxaana lagu beddelay amar lagu ilaalinayo ciidda madaxbannaan ee Yurub ee ka dhanka ah hawlgallada qarsoon ee shisheeye. Marka la eego waxa dhawaan dhaca...

Somalia Joins UN FAO Commission to Combat Desert Locust Infestation

In a significant stride towards combating the persistent threat of desert locusts, Somalia has ascended to a pivotal position as the seventeenth member of the Commission for Controlling the Desert Locust in the Central Region under the United Nations Food and Agriculture Organization (FAO). This milestone membership, marked on Wednesday, solidifies Somalia's commitment to manage and mitigate the devastating impact of locusts on agriculture and food security. According to the FAO's assessments, Somalia has demonstrated remarkable advancements in constructing national institutional and technical capacities for locust management since 2020, with substantial assistance from the FAO and other partners. Shoki AlDobai, the team leader for FAO's Locusts and other Transboundary Plant Pests and Diseases, emphasized Somalia's significance as a critical breeding ground for locusts. AlDobai highlighted that Somalia's inclusion in the Commission would not only benefit the country...

Soomaaliya iyo Jarmalka Oo Xoojinaya Xiriirkooda

  Kulan Taariikhi ah: Xoojinta Iskaashiga Siyaasadeed iyo Dhaqaale ee Soomaaliya iyo Jarmalka Dowladdaha Soomaaliya iyo Jarmalka ayaa si xooggan u ballaarinaya xiriirkooda laba geesoodka ah, iyagoo ka wada hadlay hindiseyaal cusub oo diblomaasiyadeed iyo dhaqaale. Kulan heer sare ah oo ka dhacay magaalada Muqdisho, kaas oo uu hoggaaminayay Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, ayaa diiradda lagu saaray horumarinta iskaashiga siyaasadda iyo horumarinta si loo kobciyo is-dhexgalka iyo xasiloonida hay'adaha dowladda. Intii ay socdeen wadahadalladan istiraatiijiga ah, mas'uuliyiintu waxay muujiyeen in si dhab ah looga go'an yahay balaarinta wada-shaqeynta baarlamaanka ee u dhexeysa labada dal. Sidoo kale, madaxda ayaa ka hadlay fursadaha muhiimka ah ee lagu dhisayo iskaashi xooggan oo dhexmara ganacsiyada Soomaaliya iyo kuwa Jarmalka , iyadoo ujeedadu tahay in la kobciyo adkeysiga dhaqaalaha, la dhiirigeliyo maalgashiga maxalliga ah, lana fududee...

Puntland oo lagu doortay shan xubnood oo ka mid noqonaya Xildhibaannada Golaha Shacabka

Natiijada Hordhaca ah ee Doorashada maanta ka dhacday magaalada Garoowe caasimadda Puntland waxa ku kala guulaystay murashaxiinta kala ah. 1-HOP#235 C/laahi Bidhaan Warsame. 2-HOP#200 Cali Yuusuf Cali. 3-HOP#196 Cabdi Ibraahim Warsame. 4-HOP#249 C/laahi Xasan Rooble. 5-HOP#166 Axmed Cabdi Xaashi. The electoral delegates of #Puntland State have elected on Saturday in #Garowe five MPs including one Federal Minister and two regional Ministers to House of People of Federal Parliament. #Somalia pic.twitter.com/NYiTMyO0wT — SNTV News (@sntvnews1) January 22, 2022

Privacy Policy