Skip to main content

Follow

Wararka Maanta

Afrika Oo Iskaashanaysa: Dagaalka Laga Galay Xididka Argagixisada Iyo Doorka Muhiimka Ah Ee Kenya

  Go'aanka Kenya ee lagu mamnuucay Ikhwaanul Muslimiinka iyo hoggaaminta geesinimada leh ee Madaxweynaha Muslimka ah ee Burkina Faso ee ka dhanka ah argagixisada Islaamka, waxay caddayn u yihiin in qaaradda Afrika ay si mideysan u hor istaagtay jihaadka caalamiga ah. Ikhwaanul Muslimiinka Iyo Mishiinka Aragtida Xagjirka Ah Tallaabada Kenya ee lagu mamnuucay Ikhwaanul Muslimiinka waxay si toos ah ula tacaalaysaa aragtida aasaasiga u ah kooxaha argagixisada ee gobolka. Ikhwaanul Muslimiinka ma ahan oo kaliya koox siyaasadeed, balse waa mishiinka aragtiyeed ee ka dambeeya Al-Shabaab, Boko Haram, iyo xagjirayaasha kale ee dhibaatooyinka ka wada qaaradda Afrika. Fikradda Ikhwaanka ayaa ah tan siinaysa kooxaha argagixisada awood ay ku: Xasillooni darrada ka wadaan dalalka. Ka faa’iidaystaan faqriga si ay u qoraan xubno cusub. Dhalinyarada ka dhigaan xagjir iyagoo ka faa’iidaysanaya shucuurta diiniga ah. In la mamnuuco Ikhwaanka waxay la macno tahay in la gooyo xididka aragtiyeed e...

MADAXWEYNE DENI OO MAGACAABIS SAMEEYAY.

 


Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa magacaabay guddiga qaban-qaabada iyo diyaarinta xaflada xuska maalinta 1-da August oo ku beegan markii landhisay Maamulka Puntland.

Xubnaha Guddigaan ayaa ka kooban 7 Xubnood, kuwaas oo badankood ah Wasiirada Madaxweynaha Puntland. Waxaana ay kalanyihiin Magacyadooda:

1. Xasan Shire Cabdi Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda (Guddoomiye)

2. Cabdisamed Maxamed Gallan Wasiirka Wasaaradda Amniga iyo DDR-ta (Xubin)

3. Aamino Cismaan Jaamac Wasiirka Wasaaradda Haweenka (Xubin)

4. Jaamac Faarax Muuse Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha (Xubin)

5. Cabdisalaan Siciid Faarax Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta (Xubin)

6. Cabdi Xasan Xuseen Taliyaha Ciidanka Booliska (Xubin)

7. Maxamed Cabdirashiid Cali Agaasimaha Guud Madaxtooyada (Xubin)

Dowladda Goboleydka Puntland ee Soomaaliyeed oo la asaasay 1-da August Sanadkii 1998-dii bishii ayaa sameesay, waxaana hadda laga joogaa 23 sano.

Comments

Maant iyo Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Iyo Ergeyga Gaarka Ah Oo Ka Wada Hadley Wada Hadalada Soomaaliya Iyo Somaliland

Cabdikariim Xuseen Guuleed, oo ah ergayga gaarka ah ee madaxweynaha u qaabilsan wada-hadallada Somaliland, ayaa Axaddii shalay magaalada Muqdisho kula kulmay Mike Nithavrianakis oo ah safiirka dawladda Ingiriiska u soo magacawday Soomaaliya. Ergayga gaarka ah iyo safiirku waxay ka wadahadleen dardar gelinta wada-hadallada u dhexeeya dawladda Faderaalka iyo Somaliland intii ay wada-hadallada socdeen, waxaanu safiirku taageeray fikirkaas. Mudane Guuleed ayaa uga mahadceliyey dowladda UK kaalmada ay siiso dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed. Kulankaan ayaa yimid wax yar kadib markii Feysal Cali Waraabe oo ah Hogaamiyaha Xisbiga Mucaaradka UCID ee Somaliland uu ka codsaday Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynaha Soomaaliya in uu bedelo Ergayga gaarka ah ee Madaxweynaha Soomaaliya, taasi oo ka dhalatay hadal uu dhawaan ka sheegay xiisada ka taagan magaalada Laascaanood. Safiirka ayaa khudbadiisa ku booriyay labada dhinac inay kala fogaadaan ciidamadooda ku sugan Laascaanood. Tan iyo 6-dii F...

Somalia Launches National Emergency Telecom Plan to Bolster Disaster Response

Somalia takes a significant stride forward in disaster management with the launch of the National Emergency Telecom Plan (NETP). The recent workshop in Mogadishu, focusing on the Common Alert Protocol (CAP), marked a pivotal moment in enhancing the country's disaster response capabilities. Building Resilience Through Technology: The NETP, a cornerstone initiative discussed extensively at the workshop, aims to revolutionize disaster communications. Representatives from key entities like the Somali Disaster Management Agency (SODMA), telecom firms, ministries, and civic organizations united to forge a coordinated approach to emergency communications. ITU's Crucial Role and Commitment: Dr. Mustafa Almahdi, representing the International Telecommunication Union (ITU), highlighted the pivotal role of information and communication technologies (ICT) in disaster management. The ITU's commitment to assisting nations in developing emergency communications policies, offering CAP ...

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Soomaaliya oo ku baaqay in la taageero mashruuca xasilinta ee ka dhanka ah Al-Shabaab.

Warbixinta Shuruudaha Maalgashiga NEOC iyo u Diyaargarowga iyo Qiimaynta Gurmadka Soomaaliya ayaa Arbacadii lagu soo bandhigay Muqdisho Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Soomaaliya Saalax Axmed Jaamac. Marka laga soo tago in mashruucan uu muhiimad gaar ah u leeyahay dagaalka ka dhanka ah ururka Al-Shabaab, Mudane Jaamac ayaa ku booriyay shacabka Soomaaliyeed in ay gacan weyn ka geystaan ​​xasilinta dalka. “Xarumihii danta guud oo ay ka mid yihiin Biyaha, Korontada, iyo Xarumihii Caafimaadku waa kuwo taariikh u leh inay Khawaarijta burburiyaan, waxaana qeyb ka ah sidii aan uga hortagnay, Dowladda Dan Qaran waxay mudnaanta koowaad siineysaa xasilinta goobaha laga saaray Khawaarijta iyo dib u dejinta dadka barakacayaasha ah.” ayuu yiri. Sida laga soo xigtay Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha, mashruucan oo ay iska kaashanayaan Bangiga Adduunka iyo Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SODMA) ayaa ah mid lagu buuxinayo shuruudaha degdegga ah ee looga baahan yahay ciidamada qalabka sida iyo dadka d...

Assessing the Role of the Current Minister of Defense in Somalia's Fight Against Terrorism

In recent times, there has been growing scrutiny and debate surrounding the role of the Minister as the Minister of Defense in Somalia. While some commend his efforts in countering the agility of #Khawarijta, others have expressed concerns and criticisms regarding his tenure in this crucial position. It's essential to acknowledge that Minister did not initially pursue a career in defense, and his appointment was perceived by some as a stroke of luck. This raises questions about whether his background and qualifications align with the responsibilities of leading Somalia's defense efforts. Critics argue that a change in leadership might be necessary to address the ongoing challenges posed by terrorist groups. The ongoing fight against #Khawarijta is a matter of utmost importance for Somalia's security and stability. It requires a leader who can effectively coordinate efforts, enhance intelligence capabilities, and ensure the armed forces are well-prepared and equipped. Some c...

Privacy Policy