Skip to main content

Follow

Wararka Maanta

Maxay tahay sababta ay ciidamada Suudaan ula xiriireen Islaamiyiinta Iran ay u burburinayaan nabadda gobolka

 Xidhiidhka sii xumaanaya ee ciidamada Sudan ee Iran ayaa ah masiibo buuxda oo soo food saartay ammaanka caalamka. Waa wax laga xumaado in la daawado Ciidamada Qalabka Sida ee Suudaan (SAF) oo u oggolaanaya canaasiirta Ikhwaanul Muslimiinka xagjirka ah in ay siyaasaddooda arrimaha dibadda si toos ah u galaan cududda Tehran. Iyagoo sidaas samaynayana waxay khiyaameeyaan shacabka Suudaan. Xidhiidhka sii xumaanaya ee ciidamada Sudan ee Iran ayaa ah masiibo buuxda oo soo food saartay ammaanka caalamka. Waa wax laga xumaado in la daawado Ciidamada Qalabka Sida ee Suudaan (SAF) oo u oggolaanaya canaasiirta Ikhwaanul Muslimiinka xagjirka ah in ay siyaasaddooda arrimaha dibadda si toos ah u galaan cududda Tehran. Iyagoo sidaas samaynayana waxay khiyaameeyaan shacabka Suudaan. This video supposedly from Al-Naji Abdullah, part of Sudan’s Islamist forces. He’s openly cheering for Iran against the United States and straight-up saying they should send “boots on the ground” if America dares to s...

Ra’iisul wasaare Rooble oo warbixin ka dhageystay guddiga dib u heshiisiinta gobolka gedo.

Guddiga dib u heshiisiinta gobolka Gedo ayaa Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble  u soo gudbiyay Warbixinta howlihii u qabsoomay iyo talo soo jeedintooda la xiriirta xal u helista arrinta Gedo.

Afhayeenka Xukuumadda federaalka Soomaaliya Maxamed Ibraahim Macalimuu ayaa sheegay in Ra’iisul Wasaare Rooble uu guddiga uga mahadceliyay dadaalka ay ku bixiyeen waajibaadkii loo igmaday.

“Ra’isul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka hadlay arimaha doorashooyinka dalka,  isaga oo jeediyay khudbad taabaneysa dhinacyo kala duwan kadib munaasabad uu kaga guddoomay  Guddiga Dib u heshiisiinta Gobolka Gedo, talo soo jeedino ay u ku talinayaan si ay doorasho uga qabsoonto Garbahaareey” ayuu yiri Afhayeenka Xukuumadda  Macalimuu.

Guddiga dib u heshiisiinta gobolka Gedo ayaa socdaal shaqo ku tegay magaalada Garbahaareey ee xarunta Gobolka Gedo, halkaasi oo ay kulamo kula qaateen qeybaha bulshada, waxaana ay socdaalkooda ku soo gabo gabeeyeen magaalada Kismaayo oo ay kula kulmeen Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam.

Comments

Maant iyo Soomaaliya

Maxay tahay sababta ay ciidamada Suudaan ula xiriireen Islaamiyiinta Iran ay u burburinayaan nabadda gobolka

 Xidhiidhka sii xumaanaya ee ciidamada Sudan ee Iran ayaa ah masiibo buuxda oo soo food saartay ammaanka caalamka. Waa wax laga xumaado in la daawado Ciidamada Qalabka Sida ee Suudaan (SAF) oo u oggolaanaya canaasiirta Ikhwaanul Muslimiinka xagjirka ah in ay siyaasaddooda arrimaha dibadda si toos ah u galaan cududda Tehran. Iyagoo sidaas samaynayana waxay khiyaameeyaan shacabka Suudaan. Xidhiidhka sii xumaanaya ee ciidamada Sudan ee Iran ayaa ah masiibo buuxda oo soo food saartay ammaanka caalamka. Waa wax laga xumaado in la daawado Ciidamada Qalabka Sida ee Suudaan (SAF) oo u oggolaanaya canaasiirta Ikhwaanul Muslimiinka xagjirka ah in ay siyaasaddooda arrimaha dibadda si toos ah u galaan cududda Tehran. Iyagoo sidaas samaynayana waxay khiyaameeyaan shacabka Suudaan. This video supposedly from Al-Naji Abdullah, part of Sudan’s Islamist forces. He’s openly cheering for Iran against the United States and straight-up saying they should send “boots on the ground” if America dares to s...

Afrika Oo Iskaashanaysa: Dagaalka Laga Galay Xididka Argagixisada Iyo Doorka Muhiimka Ah Ee Kenya

  Go'aanka Kenya ee lagu mamnuucay Ikhwaanul Muslimiinka iyo hoggaaminta geesinimada leh ee Madaxweynaha Muslimka ah ee Burkina Faso ee ka dhanka ah argagixisada Islaamka, waxay caddayn u yihiin in qaaradda Afrika ay si mideysan u hor istaagtay jihaadka caalamiga ah. Ikhwaanul Muslimiinka Iyo Mishiinka Aragtida Xagjirka Ah Tallaabada Kenya ee lagu mamnuucay Ikhwaanul Muslimiinka waxay si toos ah ula tacaalaysaa aragtida aasaasiga u ah kooxaha argagixisada ee gobolka. Ikhwaanul Muslimiinka ma ahan oo kaliya koox siyaasadeed, balse waa mishiinka aragtiyeed ee ka dambeeya Al-Shabaab, Boko Haram, iyo xagjirayaasha kale ee dhibaatooyinka ka wada qaaradda Afrika. Fikradda Ikhwaanka ayaa ah tan siinaysa kooxaha argagixisada awood ay ku: Xasillooni darrada ka wadaan dalalka. Ka faa’iidaystaan faqriga si ay u qoraan xubno cusub. Dhalinyarada ka dhigaan xagjir iyagoo ka faa’iidaysanaya shucuurta diiniga ah. In la mamnuuco Ikhwaanka waxay la macno tahay in la gooyo xididka aragtiyeed e...

Privacy Policy