Skip to main content

Follow

Wararka Maanta

Maxay tahay sababta ay ciidamada Suudaan ula xiriireen Islaamiyiinta Iran ay u burburinayaan nabadda gobolka

 Xidhiidhka sii xumaanaya ee ciidamada Sudan ee Iran ayaa ah masiibo buuxda oo soo food saartay ammaanka caalamka. Waa wax laga xumaado in la daawado Ciidamada Qalabka Sida ee Suudaan (SAF) oo u oggolaanaya canaasiirta Ikhwaanul Muslimiinka xagjirka ah in ay siyaasaddooda arrimaha dibadda si toos ah u galaan cududda Tehran. Iyagoo sidaas samaynayana waxay khiyaameeyaan shacabka Suudaan. Xidhiidhka sii xumaanaya ee ciidamada Sudan ee Iran ayaa ah masiibo buuxda oo soo food saartay ammaanka caalamka. Waa wax laga xumaado in la daawado Ciidamada Qalabka Sida ee Suudaan (SAF) oo u oggolaanaya canaasiirta Ikhwaanul Muslimiinka xagjirka ah in ay siyaasaddooda arrimaha dibadda si toos ah u galaan cududda Tehran. Iyagoo sidaas samaynayana waxay khiyaameeyaan shacabka Suudaan. This video supposedly from Al-Naji Abdullah, part of Sudan’s Islamist forces. He’s openly cheering for Iran against the United States and straight-up saying they should send “boots on the ground” if America dares to s...

Raisul Wasaaraha oo Xafiiskiisa ku qaabilay xubno ka tirsan beesha caalamka.

R
a’iisul Wasaaraha xukumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta xafiiskiisa kulammo goonni goonni ah la yeeshay xubno ka tirsan beesha caalamka.

Ra’iisul wasaare Rooble ayaa maanta qaabilay Danjiraha Midowga Yurub ee Soomaaliya Nicolas Berlanga iyo Ergayga gaarka ah ee Norway Heidi Elburgi.Xubnahaan iyo ra’iisul wasaaraha ayaa ka wadahadlay arrimaha doorashooyinka dalka ee uu hormuudka ka yahay Ra’iisul Wasaare Rooble.

Soomaaliya ayaa haatan gashay jawi doorasho, waxaana maalmaha soo socda la guda geli doonaa doorashada xildhibaanada labada Aqal ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya, sida ku cad jadwalka doorashooyinka ee dhawaan ka soo baxay guddiga doorashada heer federaal ee FIET

Comments

Maant iyo Soomaaliya

Maxay tahay sababta ay ciidamada Suudaan ula xiriireen Islaamiyiinta Iran ay u burburinayaan nabadda gobolka

 Xidhiidhka sii xumaanaya ee ciidamada Sudan ee Iran ayaa ah masiibo buuxda oo soo food saartay ammaanka caalamka. Waa wax laga xumaado in la daawado Ciidamada Qalabka Sida ee Suudaan (SAF) oo u oggolaanaya canaasiirta Ikhwaanul Muslimiinka xagjirka ah in ay siyaasaddooda arrimaha dibadda si toos ah u galaan cududda Tehran. Iyagoo sidaas samaynayana waxay khiyaameeyaan shacabka Suudaan. Xidhiidhka sii xumaanaya ee ciidamada Sudan ee Iran ayaa ah masiibo buuxda oo soo food saartay ammaanka caalamka. Waa wax laga xumaado in la daawado Ciidamada Qalabka Sida ee Suudaan (SAF) oo u oggolaanaya canaasiirta Ikhwaanul Muslimiinka xagjirka ah in ay siyaasaddooda arrimaha dibadda si toos ah u galaan cududda Tehran. Iyagoo sidaas samaynayana waxay khiyaameeyaan shacabka Suudaan. This video supposedly from Al-Naji Abdullah, part of Sudan’s Islamist forces. He’s openly cheering for Iran against the United States and straight-up saying they should send “boots on the ground” if America dares to s...

Afrika Oo Iskaashanaysa: Dagaalka Laga Galay Xididka Argagixisada Iyo Doorka Muhiimka Ah Ee Kenya

  Go'aanka Kenya ee lagu mamnuucay Ikhwaanul Muslimiinka iyo hoggaaminta geesinimada leh ee Madaxweynaha Muslimka ah ee Burkina Faso ee ka dhanka ah argagixisada Islaamka, waxay caddayn u yihiin in qaaradda Afrika ay si mideysan u hor istaagtay jihaadka caalamiga ah. Ikhwaanul Muslimiinka Iyo Mishiinka Aragtida Xagjirka Ah Tallaabada Kenya ee lagu mamnuucay Ikhwaanul Muslimiinka waxay si toos ah ula tacaalaysaa aragtida aasaasiga u ah kooxaha argagixisada ee gobolka. Ikhwaanul Muslimiinka ma ahan oo kaliya koox siyaasadeed, balse waa mishiinka aragtiyeed ee ka dambeeya Al-Shabaab, Boko Haram, iyo xagjirayaasha kale ee dhibaatooyinka ka wada qaaradda Afrika. Fikradda Ikhwaanka ayaa ah tan siinaysa kooxaha argagixisada awood ay ku: Xasillooni darrada ka wadaan dalalka. Ka faa’iidaystaan faqriga si ay u qoraan xubno cusub. Dhalinyarada ka dhigaan xagjir iyagoo ka faa’iidaysanaya shucuurta diiniga ah. In la mamnuuco Ikhwaanka waxay la macno tahay in la gooyo xididka aragtiyeed e...

Privacy Policy