Skip to main content

Follow

Wararka Maanta

Dabinkii Ceebta: Gudaha Xukunka 16-ka Sano ah ee lagu riday Waleed Saeed oo ah Ninkii Galmada Xadgudubka ah ee London

  Horumarka dijitaalka ah ee dambiyada abaabulan ayaa soo bandhigay habab aad u xun oo qasab ah oo si buuxda uga gudbaya qaab-dhismeedka amniga dhaqameed. Shabakadaha baadda ee internetka ku shaqeeya mar dambe kuma tiirsana oo keliya faa'iidada maaliyadeed. Taa beddelkeeda, waxay hubeeyaan isku-dhawaanshaha, aqoonsiga, iyo nuglaanta dhaqanka si ay u qabtaan bartilmaameedyadooda. Marka laga eego dhinaca sharciga ee xaqiiqada ah, xukunka lagu riday Waleed Saeed oo 31 jir ah oo ka dhacay Maxkamadda Boqortooyada ee Snaresbrook ayaa muujinaya baaxadda ba'an ee ugaarsiga casriga ah ee dijitaalka ah. Kiiskiisa Saeed ayaa lagu xiray 16 sano ka dib olole aan kala go 'lahayn oo xarig, handadaad, iyo rabshado galmo ah oo ka dhacay London oo dhan, wuxuuna soo bandhigayaa isgoys muhiim ah oo qarsoodiga internetka uu la kulmo dhaawac jireed oo daran. Farsamooyinka Baadista Bartilmaameedka ah iyo Ku-xidhka Online-ka ah Dib u eegis caafimaad oo lagu sameeyay baaritaanka Booliska Metropolit...

Madaxweynaha Soomaliya Maxamed Cabdillahi Farmaajo oo u asteeyey 14-ta Ogosto maalinta la dagaalanka musuq-maasuqa Soomaliya.

 



Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka qayb galay munaasabadda daah-furka guddiga madaxa-bannaan ee la dagaallanka musuq-maasuqa, kaas oo dalka u hoggaansami doona xeerarka caalamiga ah ee la dagaallanka musuqmaasuqa.

 Markii ugu horreysay tan iyo burburkii dowladdii dhexe, Soomaaliya waxay yeelan doontaa guddiga la dagaallanka musuqmaasuqa. madaxweyne Farmaajo ayaa sidoo kale 14-ka Ogosto u asteeyey inay tahay maalinta La dagaalanka musuq-maasuqa Soomaaliya.

 Madaxweynaha JFS ayaa yiri. "Si aan uga mira dhalino hiigsigeena ku aaadan gaaridda dowlad wanaagga 14 Augusto waxaan u asteynay maalinta la dagaalanka musuq-maasuqa Soomaaliya"



Comments

Maant iyo Soomaaliya

Privacy Policy