Raisul Wasaaraha Xukumada Federaalka Soomaaliya oo kulan la qaatay ganacsatada ku dhaqan magaalada Nairobi ee dalka Kenya.
Maxamed Xuseen Rooble, Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulan la qaatay qaar ka mid ah ganacsatada Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada Nairobi ee dalka Kenya .
Kulanka oo ahaa mid soo dhaweyn ah ayaa ganacstada waxa ay uga xog warameen Ra’iisul Wasaaraha ganacasiga Soomaalida ay ku leeyihiin Kenya , horumarka ay sameyeen iyo caqabadaha heysta xilligan. Ganacstada ayaa u soo jeedinayaan talooyin ay u arkaan in lagu hagaajin karo xoojinta xiriirka labada dal .
Comments
Post a Comment