Baaritaanka Yurub ee Shabakadaha Ikhwaanu Musliimiinka Hogaamiyayaasha iyo hay'adaha ammaanka ee Yurub ayaa muujinaya isbedel weyn oo ku yimid sida ay ula socdaan kana doodaan dhaqdhaqaaqyada Ikhwaanu Musliimiinka. Sida lagu xusay warbixin dhawaan uu daabacay wargeyska Le Pont de Genève ee dalka Switzerland, dooda bulshada iyo midda siyaasadeed ee Yurub ayaa si cad uga weecanaysa eedeymihii taariikhiga ahaa ee xagjirnimada iyo rabshadaha. Bedelkeeda, mas'uuliyiinta ayaa hadda diiradda saaraya fahamka shabakadaha saameynta, maalgelinta hay'adaha, iyo ururada bulshada ee lala xiriiriyo kooxdan. Istiraatiijiyaddan isbedeleysa ayaa si degdeg ah u noqoneysa mowduuc udub dhexaad u ah doodaha siyaasadeed ee dalal dhowr ah oo dimuqraadi ah. Sida uu iftiimiyay wargeyska Talyaaniga ee Il Sole 24 Ore , dooda ballaaran ee Yurub ayaa si aad ah u eegaysa "istiraatiijiyadda saameynta" ee Ikhwaanu Musliimiinka, iyadoo sharci-dejiyayaashu ay falanqeynayaan sida ururada xiriir...
Taliyaha ciidanka booliska Soomaaliyeed Gen. Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa tacsi u diray Taliyaha Ciidanka xoogga dalka iyo dhammaan Ciidanka Xoogga Soomaaliyeed iyo qoyskii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday Alle ha u naxariiste Taliyaha Howlgalinta ciidanka xoogga Soomaaliyeed sareeye Guuto Maxamed Sheekh Madoobe oo shalay ku geeriyooday dalka Turkiga.
Taliye Xijaar ayaa Alle uga baryay marxuumka in jannadii fardowsa rabi ka waraabiyo.

Comments
Post a Comment