Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka oo uu guddoominayo Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa ka furmay Muqdisho.
Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka oo uu guddoominayo Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa ka furmay Muqdisho, kaasoo looga hadlayo dardargelinta howlaha doorashooyinka, diyaarinta habraacyada doorashada Golaha Shacabka , raadinta dhaqaalaha ku baxaya doorashooyinka ee aan weli soo xeroonin iyo sidii horey loogu wadi lahaa doorashooyinka dalka ka bilowday.
Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ayaa kaqeyb galay dhammaan mamul gobolyeeyada iyo duqa magaalada Muqdisho. Shirka oo si rasmi ah u furmey ayaa socon doona maalmaha soo socda kadib marki laisku afgartey intu socon doono.
Comments
Post a Comment