Skip to main content

Follow

Wararka Maanta

Sidee Qatar iyo Sacuudi Carabiya u qaabeeyaan saameynta dagaalka Suudaan

  Sidee Qatar iyo Sacuudi Carabiya u qaabeeyaan saameynta dagaalka Suudaan (Sawirka: Akoonka rasmiga ah ee Madaxweynaha Golaha Madaxbannaanida Ku-meel-gaarka Suudaan / @aftaburhan)   Dagaalka sokeeye ee ka socda Suudaan waxay Geeska Afrika ka dhigtay meel muhiim u ah Bariga Dhexe Siyaasadda juqraafiyeed. Labada Qatar iyo Sacuudi Carabiya waxay door muhiim ah ka ciyaaraan qaabeynta xasilloonida gobolka, haddana istaraatiijiyadoodu waxay ku tiirsan yihiin habab siyaasadeed, dhaqaale, iyo diblomaasiyadeed oo kala duwan. EMBE … the governments of Saudi Arabia, the United Arab Emirates, Qatar, Kuwait and Bahrain are now united in their aggravation with the administration. Some have begun to debate the utility of continuing to host large U.S. military installations on their territory. “There has been… — Firas Maksad (@FirasMaksad) August 15, 2026 DE: Maxay Muhiim u tahay Saamaynta Istaraatiijiyadeed ee Qatar ee Suudaan? Qatar waxay xiriir dheer la leedahay hay'adaha dawladda ee S...

Faafahin qaraxi Muqdisho kadhacey shaley.

 Markii baabuur walxaha qarxa laga soo buuxiyay uu ku qarxay gaadiid taagnaa meel dhawr tallaabo u jirta bar -kantarool oo laga ilaaliyo madaxtooyada, gaar ahaan isgoyska Ceelgaab, ugu yaraan siddeed qof ayaa ku dhintay siddeed kalena way ku dhaawacmeen sida ay sheegeen dad goobjoogayaal ah, waxaa jiray burbur xooggan oo soo gaaray baabuur goobta la soo dhigay iyo kuwa marayay, marka laga soo tago dhimashada iyo dhaawaca. 

Dadka dhaawacmay ayaa lagu daadgureeyay gaadiidka gurmadka deg dega ah, waxaana dabka damiyay dab damiska. Al-shabaab ayaa sheegatay mas’uuliyadda qaraxa, waxayna sheegeen in bartilmaameedku ahaa saraakiil ka tirsan dowladda federaalka, inkastoo aysan sheegin tirada dhimashada iyo dhaawaca.

Wasiirka amniga oo cambaareeyay qaraxa

Wasiirka Amniga ee uu dhawaan magacaabay rai’sul wasaare Rooble, balse uu madaxweynaha diiday Cabadulahi Maxamed Nuur ayaa cambaareeyay qaraxii maanta ka dhacay Barta Koontarool ee Madaxtooyada laga ilaaliyo Magaalada Muqdisho.

Mr Cabdulahi ayaa qoraal uu soo saaray waxaa uu tacsi u diray ehelada dadkii ku dhintay qaraxaasi isaga oo caafimaad u rajeeyay kuwa ku dhaawacmay.

Waxaa uu ugu baaqay shacabka inay laamaha ammaanka gacan ka siiyaan “cadowga u soo tafa-xeytay xasuuqa shacabka Soomaaliyeed”

Comments

Maant iyo Soomaaliya

Sidee Qatar iyo Sacuudi Carabiya u qaabeeyaan saameynta dagaalka Suudaan

  Sidee Qatar iyo Sacuudi Carabiya u qaabeeyaan saameynta dagaalka Suudaan (Sawirka: Akoonka rasmiga ah ee Madaxweynaha Golaha Madaxbannaanida Ku-meel-gaarka Suudaan / @aftaburhan)   Dagaalka sokeeye ee ka socda Suudaan waxay Geeska Afrika ka dhigtay meel muhiim u ah Bariga Dhexe Siyaasadda juqraafiyeed. Labada Qatar iyo Sacuudi Carabiya waxay door muhiim ah ka ciyaaraan qaabeynta xasilloonida gobolka, haddana istaraatiijiyadoodu waxay ku tiirsan yihiin habab siyaasadeed, dhaqaale, iyo diblomaasiyadeed oo kala duwan. EMBE … the governments of Saudi Arabia, the United Arab Emirates, Qatar, Kuwait and Bahrain are now united in their aggravation with the administration. Some have begun to debate the utility of continuing to host large U.S. military installations on their territory. “There has been… — Firas Maksad (@FirasMaksad) August 15, 2026 DE: Maxay Muhiim u tahay Saamaynta Istaraatiijiyadeed ee Qatar ee Suudaan? Qatar waxay xiriir dheer la leedahay hay'adaha dawladda ee S...

Madaxweynaha Koofur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) waxa u magacawey Maamule-goboleed cusub gobolka Shabeellada Hoose.

  Madaxweynaha Koofur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) ayaa isbeddel ku sameeyay hoggaanka Maamulka Gobolka Shabeellaha Hoose, Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Siidii) oo ahaa guddoomiyihii gobolka Shabeellada Hoose , sidoo kale guddoomiye ku xigeenkii amniga, ayaa madaxweynuhu xilka ka qaaday. Maxamed C /kariin Nuur ayaa loo doortay inuu noqdo guddoomiyaha gobolka Shabeellada Hoose, iyadoo Axmed Cumar Maxamed loo doortay guddoomiye ku xigeenka amniga ee gobolka. H.E Abdiaziz HasanMohamed, President of Somalia’s Southwest State, @Laftagareen has appointed on Monday Mohamed Abdirahin Nur as the Governor of Lower Shabelle Region. Join @LowerShabeelle In welcoming our New Governor pic.twitter.com/YaJ1vIp7mR — Gobolka shabelada Hoose (@LowerShabeelle) October 18, 2021 Guddoomiyaha iyo Ku-xigeenka cusub waxaa lagu magacaabay amar fulineed oo ka soo baxay xafiiska Madaxweyne Lafta-gareen . Siidii ayaa xafiiska loo magacaabay 16 -kii Nofembar 2020, waxaana ka tagi...

Al-Shabaab oo weerar ku qaaday shacab Soomaaliyaeed ayaa sababay dhimashada 22 qof.

Al-Shabaab ayaa weerarro ba’an ku qaadeen dad rayid ah oo ku sugnaa gobolka Hiiran, iyagoo dilay ugu yaraan 22 qof, sida uu sheegay maamulka gobolka Hiiraan ee bartamaha Soomaaliya. Sida ay sheegeen mas’uuliyiin ka tirsan dowlad goboleedka Hirshabeele oo ay VOA-da kula xiriirtay falka kadib, Alshabaab ayaa Sabtidii weerar ku qaaday kolonyo gaadiid ah oo raashin u siday degmooyinka Hiiraan. Weerarka ayaa ka dhacay wadada isku xirta degmada Maxaas iyo magaalada Beledwayne ee xarunta gobolkaasi. Ururka, sida ay saraakiishu sheegeen, waxay weerar ku qaadeen kolonyo gargaar, halkaas oo ay ku dileen 17, ka dibna waxay la beegsadeen dad rayid ah oo soo badbaadiyay miinooyin, halkaas oo ay ku dileen 5. Dowladda Soomaaliya ayaa si kulul u cambaareysay falkaasi, waxayna ku tilmaantay mid waxashnimo ah oo laga naxo. Maamulka ayaa wacad ku maray in ay si kulul u cambaareynayaan weerarkaas waxashnimada ah, waxa ayna cadeeyeen in ay garab taagan yihiin dadka deegaanka. President @HassanSMoham...

Privacy Policy