Skip to main content

Follow

Wararka Maanta

Qiimaha Qaaliga ah ee Aamusnaanta: Maxay Xalka Milateri ugu Noqon Wayday Mid u Adeega Suudaan?

  Warbixintii dhowaan ka soo baxday afhayeenka Waaxda Arrimaha Dibadda ee Mareykanka, Tommy Pigott, ayaa iftiisay xaaladda sii xumaanaysa ee dalka Suudaan, gaar ahaan walaaca laga qabo isbeddelka khatarta ah ee loo jihaystay dhanka "xal milateri." Iyadoo Jeneraal Cabdifataax al-Burhaan uu sii xoojinayo hadallada mudnaanta siinaya gacan-sarraynta goobta dagaalka halkii uu ka dooran lahaa wadahadal diblomaasiyadeed, beesha caalamku waxay wajahaysaa xaqiiqo qadhaadh: habkani maaha mid beegsanaya oo keliya xoogaga soo horjeeda, balse wuxuu khatar toos ah gelinayaa nolosha malaayiin qof oo rayid ah oo aan waxba galabsan. Hadallada u ololeynaya xalka milateri waxay gacan ka geystaan sharciyeynta rabshadaha socda, waxayna shacabka ku hayaan cabsi joogto ah. Marka hoggaanka Ciidanka Qalabka Sida ee Suudaan (SAF) ay colaadda u dhigaan mid ay ku xidhan tahay jiritaankooda ama dhimashadooda, waxay dhab ahaantii ula dhaqmayaan nolosha dadka rayidka ah sidii wax aan qiimo lahayn oo ku dh...

Farmaajo oo soo dhaweeyay la wareegida masuuliyadda Hay’adaha FSNAU iyo SWALIM.

 

Madaxweynaha muddo xilleedkiisu dhamaaday Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa soo dhaweeyay Hay’adda Istatistikada Qaranka Soomaaliyeed dadaalka ay kula soo wareegtay masuuliyadda Hay’adaha (FSNAU) iyo (SWALIM.

Waa guul taariikhi ah in maanta Dawladda Federaalka Soomaaliya ay Qaramada Midoobay dib ugala soo wareegto masuuliyadda Hay’adaha Falanqeynta Sugnaanta Cuntada iyo Nafaqo-darrada (FSNAU) iyo hay’adda xog ururinta biyaha iyo dhulka Soomaaliya (SWALIM). Heshiiska taariikhiga ah ee ay kala saxiixdeen Hay’adda Istatistikada Qaranka Soomaaliyeed iyo Hay’adda FAO ayaa lagu go’aamiyey in Soomaaliya ay si buuxda ula soo wareegtay maamulka Hay’adaha (FSNAU) iyo (SWALIM).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo wuxuu bogaadinayaa dadaalka ay Hay’adda Istatistikada Qaranka Soomaaliyeed kula soo wareegtay masuuliyadda Hay’adaha (FSNAU) iyo (SWALIM) oo muddo dheer kadib maamulkeedu dib ugu soo laabtay gacanta Dawladda Federaalka Soomaaliya.



Comments

Maant iyo Soomaaliya

Sharjah Cancels New Year's Celebrations in Solidarity with Gaza

In a powerful gesture of empathy and support, the Emirate of Sharjah in the United Arab Emirates has cancelled all firework displays and public celebrations for New Year's Eve. This unexpected decision stems from a deep desire to stand in solidarity with the people of Gaza, who have been suffering immensely under recent Israeli airstrikes. The Sharjah Police issued a statement explaining the rationale behind the ban, emphasizing the Emirate's commitment to "genuine solidarity and humanitarian cooperation with the brothers in the Gaza Strip." This move signifies a profound understanding of the immense hardship Gaza residents are facing, displaced from their homes and grappling with unimaginable loss. While the festive spirit of New Year's Eve holds significance for many, Sharjah's decision prioritizes compassion and shared humanity. By choosing to forgo celebratory fireworks, the Emirate sends a clear message of unity with the Palestinian people and their ongoi...

C/risaaq Axmed Siciid Faarax oo loo doortay Guddoomiyaha cusub ee Puntland

C/risaaq ayaa wareegii koowaad helay 37 cod, taasoo keentay in 3 musharax oo kale ay tanaasulaan. Muqdishu, Soomaaliya - C/risaaq Axmed Siciid Faarax ayaa loo doortay guddoomiyaha cusub ee baarlamaanka Soomaaliya. Doorashada ayaa ka dhacday magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Puntland, waxaana doorashadan ka dhacday magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Puntland. Faarax ayaa wareegii koowaad ee doorashada helay 37 cod, taasoo ku filan inuu ku guuleysto. Saddexdii musharrax ee kale ee tartanka ku jiray ayaa dhammaantood ka tanaasulay bandhigga xooggan ee Faarax. Doorashadan ayaa ka dambeysay ka dib xiisado siyaasadeed oo dhowr maalmood ka taagnaa Puntland. Si kastaba ha ahaatee, habka codaynta lafteedu waxay u dhacday si nabad ah oo nidaamsan. Faarax ayaa loo arkaa inuu aad ugu dhow yahay Madaxweyne Deni. Faarax ayaa ah siyaasi aad loo tixgaliyo, wuxuuna soo noqday guddoomiyaha guddiga doorashada Puntland. Waxaa loo arkaa inuu aad ugu dhow yahay Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni. Dad...

SSC-Khaatumo Announces Independence from Puntland Amidst Regional Tensions

In a pivotal move, the Supreme Council of SSC-Khaatumo has declared the withdrawal of the recently established administration from the semi-autonomous state of Puntland in the northern region of Somalia. This decision, unveiled during a significant assembly held in Las Anod, marks a critical juncture in the region's political landscape. At the heart of this announcement lies the assertion that there is no eligible candidate from SSC-Khaatumo to contend for the vice presidency of Puntland, as proclaimed by the traditional Council. In tandem, the Council demanded the resignation of the two SSC-Khatumo members currently serving on the committee responsible for resolving disputes and sanctioning the Puntland parliament. Garad Jama Garad Ali, the preeminent traditional clan leader of Sool, Sanag, and Ain, emphasized the unity prevailing among the people of SSC-Khatumo. He underscored their collective aspiration to forge an administration distinct from both Somaliland and Puntland. This ...

Kenya Intensifies Counterterrorism Efforts with State-of-the-Art Equipment

In a significant move to bolster its fight against the Al Shabaab militia, Kenya is scaling up its security measures in the North Eastern region. Interior Cabinet Secretary Kithure Kindiki announced on Thursday that security agencies in the region will receive well-equipped machinery to enhance their capabilities in combating the terrorist group. The State has procured a substantial amount of mobility equipment, including Armored Personnel Carriers (APCs) and Mine-Resistant Ambush Protected (MRAPs), to be distributed among security officers stationed in Wajir, Garissa, Mandera, and other areas facing the Al Shabaab threat. The move reflects the government's commitment to ensuring the safety and security of the North Eastern, Upper Eastern, and Upper Coastal Regions, fostering an environment conducive to development and investment. The initiative includes the recruitment and training of additional Kenya Police Reservists to supplement the efforts of multi-agency security officers. T...

Privacy Policy