Skip to main content

Follow

Wararka Maanta

Xiisadaha Siyaasadeed ee Suudaan iyo Diblomaasiyadda Al-Burhan

  Suudaan oo Wajahaysa Isbeddello Siyaasadeed: Maxay Ka Dhigan Yihiin Xiisadaha Diblomaasiyadeed? Hordhac: Dagaal Ka Baxsan Goobaha Milatari Dhibaatada Suudaan ma aha oo keliya dagaal u dhexeeya dhinacyo hubaysan. Waxa kale oo saameyn ku leh xiriirka diblomaasiyadeed, loollanka siyaasadeed iyo dadaallada lagu raadinayo mustaqbalka dalka. Qaybta koowaad ee barnaamijka Al Qissa waxay diiradda saaraysaa wararka ku saabsan safarka Abdel Fattah al-Burhan ee Maraykanka, dib u dhigista la soo sheegay ee safarkiisa Riyadh, iyo xiisadaha siyaasadeed ee Port Sudan. Daawo doodda oo dhan halkan: Qaybta koowaad ee Al Qissa . Arrimahan waxay muhiim u yihiin fahamka jihada ay u socoto siyaasadda Suudaan. Xiriirka dibadda wuxuu saameyn ku yeelan karaa wadaxaajoodyada, heshiisyada xabbad-joojinta iyo awoodda dhinacyadu u leeyihiin inay helaan taageero caalami ah. Si kastaba ha ahaatee, warbixin ku saabsan safar dib loo dhigay ma caddaynayso keligeed in xiriir diblomaasiyadeed burburay. Warbixint...

Musharixiinta Aqalka Sare ee gobolka Woqooyi oo maanta lafilaayo khudbadahooda.

 


Maanta oo Talaado ah ayaa waxaa la filayaa in  Ergooyinka dooranaya Xildhibaannada Aqalka Sare ee Gobolada Waqooyi ay Hoolka Afisiyooni ee Magaalada Muqdisho ku dhageystaan khudbadaha musharixiinta kuraasta Aqalka Sare ee Gobolada Waqooyi ee Somaliland.

Shalay ayaa qorshuhu ahaa in la dhageysto khudbadaha si ay Maanta u qabsoonto doorashada, balse guddiga maamulaya doorashooyinka ay shaaciyeen inay dib u dhigeen.

11 kursi ee Gobolada Waqooyi ee Somaliland ku leeyihiin Aqalka Sare ayaa waxaa ku tartamaya kuwo Afartii Sano ee la soo dhaafay kamid ahaa iyo kuwo ku cusub oo hadda doonaya inay tartamaan.

Kursiga koowaad ayaa kaliya waxaa uu u xirnaa in uu u tartamo Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdillaahi balse Ra’iisul Wasaare kuxigeenka dalka Mahdi Guuleed uu xalay shaaciyay in la helay Nin la tartamo, kaas oo guddiga doorashooyinka ay diiwangeliyeen, waxaana lagu mahacaabaa Saciid Cumar Xuseen.

Musharixiinta Maanta khudbadahooda jeedinaya oo isugu jira rag iyo Dumar ayaa waxaa ay Magacyadooda kala yihiin.

Kursiga Koowaad.

Cabdi Xaashi Cabdullaahi

Saciid Cumar Xuseen

Kursiga labaad

1. Axmed Ibraahim Maxamed (Qorane)
2. Baashe Maxamed Ismaaciil

Kursiga Saddexad
1. Layla Axmed Ismaaciil
2. Maxamed Maxamuud Cabdi

Kursiga Afaraad
1. Deeqa Xasan Xuseen
2. Hodan Abokor Xasan

Kursiga Shanaad
1. Prof. Maxamed Maxamuud Allabari
2. Prof. Cabdi Ismaaciil Samatar
3. Cabdiraxmaan Cismaan Cali

Kursiga lixaad
1. Bilaal Idiris Cabdillaahi
2. Saynab Axmed Boqore

Kursiga todobaad
1. Saalax Axmed Jaamac
2. Iraahim lidle Saleebaan

Kursiga Sideedaad
1. Siciid Cabdi Xuseen
2. Jaamac Cabdilaahi Maxamed

Kursiga 9aad
1. Cabdirisaaq Axmed Cali
2. Xasan Cabdi Gaas
3. Axmed Maxamed Siciid

Kursiga tobanaad
1. Cismaan Abokor Dubbe
2. Cabdikariim Maxamed Xasan

Kursiga 11aad
1. Muna Cumar Xasan
2. Naciima Xasan Xaaji Maxamuud ( Gadhweyne)
3. Sucaad Xasan Maxamed.

Maalinta Berito ah ayaa la filayaa inay Hoolka Xerada Afisiyooni ee Magaalada Muqdisho ka dhacdo doorashada Aqalka Sare ee Gobolada Waqooyi, waxaana Amniga xaqiijinaya Ciidamada Booliska Soomaaliya iyo kuwa AMISOM.

Comments

Maant iyo Soomaaliya

Xiisadaha Siyaasadeed ee Suudaan iyo Diblomaasiyadda Al-Burhan

  Suudaan oo Wajahaysa Isbeddello Siyaasadeed: Maxay Ka Dhigan Yihiin Xiisadaha Diblomaasiyadeed? Hordhac: Dagaal Ka Baxsan Goobaha Milatari Dhibaatada Suudaan ma aha oo keliya dagaal u dhexeeya dhinacyo hubaysan. Waxa kale oo saameyn ku leh xiriirka diblomaasiyadeed, loollanka siyaasadeed iyo dadaallada lagu raadinayo mustaqbalka dalka. Qaybta koowaad ee barnaamijka Al Qissa waxay diiradda saaraysaa wararka ku saabsan safarka Abdel Fattah al-Burhan ee Maraykanka, dib u dhigista la soo sheegay ee safarkiisa Riyadh, iyo xiisadaha siyaasadeed ee Port Sudan. Daawo doodda oo dhan halkan: Qaybta koowaad ee Al Qissa . Arrimahan waxay muhiim u yihiin fahamka jihada ay u socoto siyaasadda Suudaan. Xiriirka dibadda wuxuu saameyn ku yeelan karaa wadaxaajoodyada, heshiisyada xabbad-joojinta iyo awoodda dhinacyadu u leeyihiin inay helaan taageero caalami ah. Si kastaba ha ahaatee, warbixin ku saabsan safar dib loo dhigay ma caddaynayso keligeed in xiriir diblomaasiyadeed burburay. Warbixint...

Sudan iyo Eedeymaha Hubka Kiimikada: Cadaadis Caalami ah

  Sudan oo Wajahaysa Cadaadis Caalami ah oo ku Saabsan Eedeymaha Hubka Kiimikada Eedeymaha sheegaya in Ciidamada Qalabka Sida ee Sudan ay adeegsadeen hub kiimiko ku salaysan koloriin ayaa mar kale soo jiitay dareenka caalamka. Maraykanka, Jarmalka, Australia, Finland iyo Belgium ayaa Sudan wax ka weydiiyey eedeymahan intii lagu jiray kulankii 113-aad ee Golaha Fulinta ee Ururka Caalamiga ah ee Mamnuucidda Hubka Kiimikada (OPCW), kaas oo ka dhacay magaalada The Hague intii u dhexeysay 6 iyo 9 Oktoobar 2026. Boqortooyada Midowday iyo Midowga Yurub ayaa iyaguna arrintan ka hadlay. Dalalkan waxay doonayaan in su'aalaha laga qabo hubka la sheegay in la isticmaalay lagu wajaho baaritaan cad iyo xog la xaqiijin karo. Akhri warbixinta EU Today . Dalalka Caalamka oo Dalbanaya Jawaabo Cad Kulanka OPCW waxaa si weyn diiradda loogu saaray baahida loo qabo in dowladda Sudan ay si faahfaahsan uga jawaabto eedeymaha. Jarmalku wuxuu ku baaqay in la dhammaystiro baaritaanka gudaha dalka, natiijadi...

Somalia's Humanitarian Crisis: A Call to Action

In recent reports, the United Nations has sounded the alarm over Somalia's deepening humanitarian crisis, which has left millions of people struggling to access basic necessities like food and water. Joyce Msuya, Assistant Secretary-General for Humanitarian Affairs, and Beth Bechdol, Deputy Director-General of the Food and Agriculture Organization, recently visited Somalia to witness the situation firsthand and draw attention to the urgent needs of its people. The crisis in Somalia has been exacerbated by severe climatic events, including the worst drought in four decades followed by devastating floods. As a result, four million Somalis, constituting 21% of the population, are facing extreme food shortages. Children are particularly vulnerable, with approximately 1.7 million under the age of five suffering from acute malnutrition, including 430,000 who are severely malnourished. Despite ongoing efforts to address the crisis, challenges such as insufficient funding and logistical ba...

Puntland oo lagu doortay shan xubnood oo ka mid noqonaya Xildhibaannada Golaha Shacabka

Natiijada Hordhaca ah ee Doorashada maanta ka dhacday magaalada Garoowe caasimadda Puntland waxa ku kala guulaystay murashaxiinta kala ah. 1-HOP#235 C/laahi Bidhaan Warsame. 2-HOP#200 Cali Yuusuf Cali. 3-HOP#196 Cabdi Ibraahim Warsame. 4-HOP#249 C/laahi Xasan Rooble. 5-HOP#166 Axmed Cabdi Xaashi. The electoral delegates of #Puntland State have elected on Saturday in #Garowe five MPs including one Federal Minister and two regional Ministers to House of People of Federal Parliament. #Somalia pic.twitter.com/NYiTMyO0wT — SNTV News (@sntvnews1) January 22, 2022

Privacy Policy