Skip to main content

Follow

Wararka Maanta

Ilhan Omar oo u tartamaysa kursiga xildhibaanimo ee degmada 5aad ee Minnesota

  Fikradayda, dib-u-doorashada rasmiga ah ee uu soo gudbiyayXildhibaan Ilhan CumarMaajo 30, 2026, waxay calaamad u tahay xoojinta farsamada ee hoggaanka "Kooxda" ee horusocodka ah ee u gudbaya muddada dhexe ee 2026. Waxaan tuhunsanahay in ku dhawaaqideeda, oo diiradda saareysa matalida "dadka cajiibka ah" ee Degmada Shanaad ee Minnesota, ay tahay tallaabo xeeladaysan oo lagu ilaalinayo Taageero xooggan oo xisbiga DFL ah la xaqiijiyay horraantii bishan. Ilhaan Cumar oo ka tirsan Aqalka Wakiillada Mareykanka ayaa ka hadashay shir jaraa'id oo ay ku qabatay Capitol Hill ee magaalada Washington. Diiwaanka Sharci-dejinta iyo Wadada loo marayo Agoosto Fikradayda, fayl-garaynta Cumar waxaa taageeraya taxaneguulaha sharci-dejinta farsamada ee 2026, oo u dhexeeya Xeerka Barnaamijka Cuntada Dugsiga Caalamiga ah u doodista ay u hayso waaritaanka guryaha la soo saaray. Waxaan tuhunsanahay in ololaheedu uu xoogga saari doono doorkeeda ah "dagaalyahan a...

Xog kusaabsan Ikraan Tahliil Faarax. Maxa uga xarey 48 saac dii loo qabtey Agaasimaha hay'adda NISA?

 


Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo ka hadlayay arrinta Ikraan Tahaliil Faarax ayaa sheegay in sirdoonka hay'adda NISA warbixinta ay soo saareen ee kusaabsan geerida Ikraan Tahliil Faarax aysan ahyn mid lagu qanci karo, isagoo ku amray agaasimaha NISA inuu muddo 48 saac gudahood ah ku soo gudbiyo warbixin dhameystiran, wuxuuna shacabka ka codsaday in ay isdejiyaan.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa la kulmey qoyska Ikraan Tahliil Faarax, waxaana ku wehliyay Ugaas C / raxmaan Ugaas Cabdullaahi iyo xubno kale oo ka tirsan qoyska Ikraan, asago u muujiyo sida uu uga xun yahay xaaladda gabadhooda. 

Ra’iisul Wasaaraha ayaa hoosta ka xariiqay sida qoyska Ikraan ay uga go’an tahay caddaaladda, wuxuuna caddeeyay in uu qaadi doono dhammaan tallaabooyinka lagama maarmaanka u ah sugidda amniga, isagoo sidoo kale ku baaqay in si degdeg ah loo sii daayo shaqsiyaadka aan waxba galabsan oo la afduubtay.

Comments

Maant iyo Soomaaliya

Privacy Policy