Magaalada Jigjiga ee xarunta Dowlad Deegaanka Soomaalida ayaa saaka martigelisay kulan taariikhi ah oo ay isugu yimaadeen hoggaamiyeyaasha saddex dal oo saameyn weyn ku leh Geeska Afrika. Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya, Abiy Ahmed, ayaa si diiran Garoonka Diyaaradaha ee Garaad Wiil-Waal ugu soo dhoweeyay Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, iyo Madaxweynaha Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle. Booqashadan oo ku timid martiqaad rasmi ah ayaa qayb ka ah dadaallada lagu xoojinayo iskaashiga gobolka iyo xiriirka diblomaasiyadeed ee u dhexeeya waddamadan deriska ah. Mashaariicda Horumarinta iyo Bilicda Magaalada Jigjiga Ujeeddada ugu weyn ee kulankan ayaa lagu sheegay inay tahay ka qaybgalka munaasabado xarig-jar ah oo loogu talagalay mashaariic horumarineed oo laga fuliyay deegaanka. Madaxda ayaa si wadajir ah xarigga uga jaray dalxiiska weyn ee Shabeely Resort , kaas oo ah mashruuc ballaaran oo loogu talagalay in lagu dhiirrigeliyo dalxiiska iyo is dhex-galka dhaqaalaha ee gobol...
Guddigadoorashada Puntland ayaa maanta shaaciyay doorashada 11 kursi oo ka tirsan Golaha Shacabka oo laga soo doorto deegaanada maamulkaas.
37 kursi oo Golaha Shacabka kamid ah ayaa laga soo dooran doonaa magaalooyinka Garoowe iyo Bosaaso.
Akhriso:Guddiga doorashada Puntland oo maanta shaaciyay doorashada 11 https://t.co/ItXkcWI9mx
— gedotimes (@gedotimes1) January 18, 2022
Comments
Post a Comment