Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa saakay dalka dib ugu soo celisay dhalinyaro tahriibayaal ah oo muddo ku xirnaa dalka Liibiya.
Somalia repatriates a total of 97 of its nationals who have been in detention centres in Libya for two years, with some of them burst into tears upon their arrival in the capital Mogadishu. pic.twitter.com/zwkZFdqlRZ
— Shabelle Media Network (@ShabelleMedia) January 12, 2022
Dhalinyaradaan oo gaaraya 97-qof ayaa waxaa ku jira shan
haween ah, kuwaas oo muddo ku xanibnaa dalkaas, Wasiirka Arrimaha dibadda
Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdisaciid Muuse iyo masuuliyiin
kale, ayaa dadkan kusoo dhaweeyay Garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho.
Dowladda Soomaaliya ayaa muddooyinkan dadaal weyn ugu
jirtay siddii ay dib dalkooda ugu soo celin lahayd tahriibayaasha Soomaaliyeed
ee ku dhibateeysay dalka dibadiisa.
Comments
Post a Comment