Dowladda Soomaaliya ayaa ka codsatay dalalka deriska la ah Ukraine in la caawiyo muwaadiniinta Soomaaliyeed.
Dowladda Soomaaliya ayaa la xiriirtay dalalka deriska la ah Ukrain waxayna codsatay in laga caawiyo in si badbaado leh loo maro, fiisaha iyo ka dhaafitaanka COVID-19 ee muwaadiniinta Soomaaliyeed.
The #Somali Government has communicated with #Ukraine’s neighbouring countries and requested assistance for safe passage, visa and COVID-19 waivers for Somali Nationals.#Somalia pic.twitter.com/55fjhlrNbT
— SNTV News (@sntvnews1) February 26, 2022
Ardayda Afrikaanka ah ayaa ka cararaya dagaalka Ukrain una socda wadamada dariska ah si ay ammaan u helaan. Dowladda Soomaaliya ayaa dejisay qorshe lagu daadgureynayo dhammaan muwaadiniinteeda ku sugan dalka Ukraine.
African Students are fleeing from the war in #Ukraine to neighbouring countries for safety. Somali government has put in place a plan to evacuate all its Nationals in Ukraine.#Somalia pic.twitter.com/NJoNCkCMlt
— SNTV News (@sntvnews1) February 26, 2022
Comments
Post a Comment