Dr Workneh Gebeyehu, Xoghayaha Fulinta ee Urur Goboleedka IGAD, ayaa maanta oo Jimco ah si rasmi ah uga furay Magaalada Mombasa ee dalka Kenya Shirka 13-aad ee Wasiirada Caafimaadka IGAD.
Kulanka
ayaa diiradda lagu saarayaa sidii loo samayn lahaa isku-dhafan iyo heerar
caafimaad oo gobol ahaan la aqbalay taasoo u sahlaysa shakhsiyaadka inay u
safraan.
“Shirkii
Wasiirada Caafimaadka IGAD, waxaan ku nuux-nuuxsaday in mid ka mid ah agabka
ugu wanaagsan ee is-dhexgalka sharciyeed uu yahay in waaxda caafimaadku ay
hormuud ka noqoto wadaagga xogta si loo gaaro go’aan qaadashada faa’iido u leh
dhammaan, sida qaxootiga, barakacayaasha, bulshada martida loo yahay, iyo dadka
xuduudka ka gudba,” ayaan ku idhi. Xoghayaha Fulinta IGAD.
The 13th #IGAD Health Ministerial Meeting has concluded in Mombasa, #Kenya, on Friday. The meeting focused on common & regionally recognized health standards that will ease the movement of the people.#Somalia pic.twitter.com/EKkrb3NWZZ
— SNTV News (@sntvnews1) March 25, 2022
Comments
Post a Comment