Jimcihii, Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya, Cabdisaciid Cali ayaa khadka taleefanka kula hadlay dhiggiisa Indonesia Retno Marsudi.
Labada wasiir ayaa ka wada hadlay sidii loo wanaajin lahaa xiriirka labada dal iyadoo la xoojinayo iskaashiga dhinacyada ganacsiga, dhaqaalaha, waxbarashada, iyo amniga.
Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa dadaal ugu jirta sidii loo hagaajin lahaa xiriirka caalamiga ah.
The FM @4rukun spoke with his #Indonesian counterpart @Menlu_RI, on Friday and discussed ways to strengthen & deepen our bilateral relations through increased trade, economic, education & security cooperation.#Somali pic.twitter.com/XfUWKRLlph
— SNTV News (@sntvnews1) March 4, 2022
Comments
Post a Comment