Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Soomaaliya oo la hadley dhiggiisa Hungary, Péter Szijjártó iyo CornelFeruta, Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda Romania
The FM @4rukun spoke with his Hungarian counterpart, Péter Szijjártó. “ Received reassurances that #Somali students whose studies in #Ukraine have been disrupted will be offered to continue their studies at #Hungarian universities with accommodation provided” the Minister said. pic.twitter.com/DbT11s41QY
— SNTV News (@sntvnews1) March 2, 2022
Sidoo kale Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Soomaaliya ayaa la hadley CornelFeruta, Xog-hayaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Romania. Waxay ka wada hadleen 40 qof oo Soomaali ah oo ka yimid Ukraine kuwaas oo yimid Romania, waxayna isku raaceen in loo ogolaado inay sii joogaan Romania oo la siiyo marin ammaan ah oo ay sii wadaan xal u helista.
The FM Spoke with @CornelFeruta, State Secretary for Ministry of Foreign Affairs of #Romania. They discussed 40 #Somali Nationals from #Ukraine who arrived Romania and agreed that they’ll be allowed to stay in Romania and be given safe passage & to continue finding solutions. pic.twitter.com/IzcfBIPhPp
— SNTV News (@sntvnews1) March 2, 2022
Comments
Post a Comment