Wasaaradda Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa fiisaha kala noqotay danjirihii dhawaan xilka laga qaaday, kaasi oo faragelin ku hayay meelo ka baxsan shaqadiisa, waxaa lafarey Hay’adaha ammaanka, gaar ahaan kuwa ka howlgala Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde in Danjire Francisco Madiera aan soo gali karin wadanka maadama uu yahay qof dalka laga rabin.
Qoraal
kooban oo soo baxay Xafiiska Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Soomaaliya ayaa
lagu yiri “Sidoo kale waxaa lagu wargelinayaa lana farayaa inay fuliyaan
dhamaan hay’adaha sare ku xusan gaar ahaan kuwa amniga, Socdaalka iyojinsiyadda iyo Maareeyaha garoonka in si kumeel gaar ah loo xiray dhamaan
howlihii terminal-ka MoveCon, ilaa iyo amar dambe laga bilaabo 10/04/2022.”
The Minister of Interior Security @AbdullahiMNOR has instructed Immigration Authority to cancel permanently the work permit visa of AmbFMadeira who was recently declared persona non grata by Somali Government.#Somalia pic.twitter.com/ZNB3w9uev0
— SNTV News (@sntvnews1) April 9, 2022
Comments
Post a Comment