Jimcihii, Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug iyo sidoo kale Xildhibaano iyo Senatarro ka tirsan Dowladda Federaalka ayaa gaaray Magaalada Baydhabo.
Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Laftagareen ayaa kula kulmay Garoonka Diyaaradaha. Labada mas’uul ayaa ka wada hadli doona doorashada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka.
The President of Somalia’s #Galmudug State along with Federal MPs and Senators arrived in #Baidoa town on Friday. His #Southwest State counterpart, @Laftagareen has received them at the Airport. The two leaders will discuss on elections of House of People of Federal Parliament. pic.twitter.com/adyLu5V9i1
— SNTV News (@sntvnews1) April 8, 2022
Comments
Post a Comment