Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa sheegay in dowladda iyo ganacsatada Muqdisho ay ugu deeqeen lacag dhan 3 milyan oo dollar si loogu caawiyo dadkii ku hanti beelay dabkii dhawaan ka kacay suuqa Waaheen ee magaalada Hargeysa ee maamulka Somaliland.
Sido kale Ra’iisul Wasaaraha waxa uu amray in degdeg loo sii daayo $11,700,000 (Kow iyo Toban Milyan & Todoba Boqol oo Kun oo Doolar) oo ku jira xisaabaadka dawladda Faderaalka, deeqda lacagta ah ee Somaliland si loogu gurmado dabkii qabsaday suuqa weyn ee Hargeysa.
PM @MohamedHRoble has instructed the financial institutions to release close to $12 million from International Community earmarked for #Somaliland development projects to hasten the emergency response to the devastating inferno that swept through Waaheen market in #Hargeisa. pic.twitter.com/ACPdx7nmth
— SNTV News (@sntvnews1) April 3, 2022
Comments
Post a Comment