Raisul Wasaare Rooble wuxuu amar ku bixiyey ciidanka ATMIS inay la wareegaan sugidda amniga teendhada Afisiyooni.
Si loo dardargeliyo doorashada guddoonka golahashacabka, ayaa Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble waxa uu teendhada Afisiyooni ku wareejiyay ciidanka nabad ilaalinta ATMIS si loo taba-geliyo doorashada guddoonka Baarlamaanka loona diyaar garowo doorashada madaxweynaha bisha soo socta.
Hoggaanka ATMIS waxa ay wada shaqayn dhow la yeelan
doonaan xafiiskayga, Wasaaradaha Amniga iyo Gaashaandhigga, iyo Guddoonka
Baarlamaanka. Guddoomiyaha KMG ah wuxuu soo diri doonaa liiska Xildhibaanada
galaya Teendhada Afisiyooni, ka dibna hubin doona oo soo gudbin doona ATMIS.
Prime Minister @MohamedHRoble has authorised Africa Union forces to takeover the security of the Afyisyone tent where the election of House of People speakership is to take place on Wednesday, April 27.#Somalia pic.twitter.com/D86hQepTGL
— SNTV News (@sntvnews1) April 26, 2022
Comments
Post a Comment