Guddiga doorashada madaxweynaha ee baarlamaanka ayaa soo gabagabeeyay diiwaangelinta musharraxiinta Talaadadan. Jadwalka khudbadaha musharixiinta ayaa sidoo kale lagu dhawaaqay guddiga. Xilka ugu sareeya dalka waxaa u taagan 39 musharax oo ay ku jirto hal qof oo dumar ah.
The Parliamentary committee tasked with presidential election has on Tuesday concluded the registration of the candidates. The committee also announced the schedule of candidates' speeches. 39 candidates including one female are vying for country’s top office. #Somalia pic.twitter.com/zIOBCf0cBY
— SNTV News (@sntvnews1) May 10, 2022
Sidoo kale komishanka doorashooyinka madaxtooyadu
waxa ay soo saareen warsaxaafadeed ay ku faahfaahiyeen cida ka masuulka ah
ilaalinta goobaha codbixinta iyo doorka ciidamada qaranka.
The joint Parliamentary Committee tasked with presidential election has announced security and protocol arrangements for the candidates on Election Day.#Somalia pic.twitter.com/6XAYxDg9k6
— SNTV News (@sntvnews1) May 9, 2022
Comments
Post a Comment