Skip to main content

Follow

Wararka Maanta

Xiisadaha Siyaasadeed ee Suudaan iyo Diblomaasiyadda Al-Burhan

  Suudaan oo Wajahaysa Isbeddello Siyaasadeed: Maxay Ka Dhigan Yihiin Xiisadaha Diblomaasiyadeed? Hordhac: Dagaal Ka Baxsan Goobaha Milatari Dhibaatada Suudaan ma aha oo keliya dagaal u dhexeeya dhinacyo hubaysan. Waxa kale oo saameyn ku leh xiriirka diblomaasiyadeed, loollanka siyaasadeed iyo dadaallada lagu raadinayo mustaqbalka dalka. Qaybta koowaad ee barnaamijka Al Qissa waxay diiradda saaraysaa wararka ku saabsan safarka Abdel Fattah al-Burhan ee Maraykanka, dib u dhigista la soo sheegay ee safarkiisa Riyadh, iyo xiisadaha siyaasadeed ee Port Sudan. Daawo doodda oo dhan halkan: Qaybta koowaad ee Al Qissa . Arrimahan waxay muhiim u yihiin fahamka jihada ay u socoto siyaasadda Suudaan. Xiriirka dibadda wuxuu saameyn ku yeelan karaa wadaxaajoodyada, heshiisyada xabbad-joojinta iyo awoodda dhinacyadu u leeyihiin inay helaan taageero caalami ah. Si kastaba ha ahaatee, warbixin ku saabsan safar dib loo dhigay ma caddaynayso keligeed in xiriir diblomaasiyadeed burburay. Warbixint...

Maxaad ka ogtahay madaxweynihii hore Shariif Sheikh Ahmed? Halkan ka akhriso musharaxaan taariithdiisa.

Shariif Sheekh Axmed oo horey usoo noqday Madaxweyne oo hadda Musharax Madaxweyne ah, ayaa lagu tiriyaa inuu ka mid yahay Musharaxiinta ugu cad cad Doorashadda Madaxtinimadda ee lagu wado inay Somalia ka dhacdo May 15, 2022.

  • Shariif xirfadiisa sharciga

Shariif waxa uu Soomaaliya yimid sanadkii 2000, xilligaasi oo ay dalka ka talinayeen hogaamiye kooxeedyadii iyo asxaabtii ay isku arki waayeen magaalada Muqdisho sababo la xiriira kala qeybsanaan qabiil iyo kalsooni darro. Dagaaladii sokeeye ee laga dhaxlay Soomaaliya oo dhan ayaa lagu arkay, wuxuuna Shariif ku taamayay inuu dalkiisa iyo dadkiisa badbaadiyo. Magaalada Muqdisho waxa uu ka aas aasay wakaaladdii Al Shuruuq oo ah hay’ad dhaqan iyo taariikhi ah iyo sidoo kale ururka isku xirka dhalinyarada oo fududeeyay is dhexgalka bulshada dhalinyarada Soomaaliyeed ee aan waligood dhaafin xudduudaha qabqablayaasha. Taasi waxay keentay in muwaadiniintii Muqdisho ay bilaabeen in ay kala fogeeyaan caqabadaha u dhexeeya asxaabta, ardayda ay isku fasalka yihiin iyo odayaasha, taas oo u oggolaanaysa dadka in ay isku soo biiraan oo ay si wanaagsan u cabbiraan fikradahooda. Intii u dhaxaysay 2001 ilaa 2002, Shariif waxa uu xeer ilaaliye ka soo noqday gobolka Sh/dhexe oo uu ka soo jeedo, isaga oo loo doortay guddoomiyaha maxkamadda gobolka ee Jowhar.

  • Guusha madaxtinimada

Madaxweyne Shariif ayaa isla maalintaas lagu dhaariyay hotelka Kempinski ee dalka Jabuuti kadib markii uu ku guuleystay doorashadii dhacday saacadihii hore ee Janaayo 31, 2009. Dalka Geeska Afrika ku yaala oo ku biiraya geedi socodka nabadda ee ay maalgaliso Qaramada Midoobay. Ergeyga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, Ahmedou Ould-Abdallah, ayaa bogaadiyay doorashada madaxtinimo ee "daah-furnaanta leh". Bayaan uu soo saaray, Ould-Abdallah wuxuu ku yiri, "Waxaan ugu dambeyntii aragnaa horumarka dhammaan dhinacyada dadaalka adag ee lagu dhisayo baarlamaan loo dhan yahay."

  • Mudo kooban ayuu magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya ka xoreeyay argagixisada Al-Shabaab garabka Al-Qaacida.

Dowladda KMG ahayd ee uu hogaaminayey Shariif ayaa ku guuleysatay in ay Al Shabaab ka saarto magaalada caasimadda ah iyo nawaaxigeeda, isla markaana ay ka hirgeliso amni, nabad iyo dib u heshiisiin inta lagu jiro xilliga adag ee kala guurka ah. 6 Ogosto 2011, ayaa Alshabaab laga saarey magaalada Mogdisho ayado Sheekh Cali Maxamuud Raage oo ahaa Afhayeenka Al Shabaab, oo kutilmaamey in arrintani ay tahay mid ay ku beddeleen xeeshooda dagaalka, isagoo intaa ku daray in ay kabixtaanka ay ku kooban tahay Magaalada Muqdisho haddana Al-Shabaab ayaa loolaga adkaaday Madaxweynaha Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed. Wuxuu uga digay dadka rayidka ah inaysan booqan goobaha ay ku sugan yihiin Al-Shabaab, sababtoo ah waxaa laga yaabaa in walxaha qarxa la soo dhigay. Dhanka kale, Madaxweynaha Soomaaliya Sharif Sheikh Ahmed ayaa uga digay ciidamada iyo cid kasta oo kale inaysan isku dayin inay dhacaan hantida dadka.

Waxaan kasoo qori doona waxyaabo badan oo kale fadlan boggaan kalasoco.

Comments

Maant iyo Soomaaliya

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo Xilkii ka qaaday Xubno ka mid ah FEIT soona saarey Awaamiir kusaabsan Doorashada.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya , Mudane Maxamed Xuseen Rooble, ayaa bogaadiinta   dadaallada Guddiga FEIT kadib kula dar daarmayaa xubnaha dhiman in ay sida ugu dhaqsiyaha badan ku qaataan shahaadadooda xildhibaannimo, isla markaana ay u diyaar garoobaan sidii xildhibaanada loo dhaarin lahaa si ay u gudan karaan waajibaadkooda dastuuriga ah. Dhinaca kale, Ra’iisul Wasaaruhu ayaa sheegey in uu la socdo ficillada gurrucan ee maalmihii dambe socday, kuwaas oo la doonayay in lagu carqaladeeyo  hirgalinta Jadwalka dhaarinta xildhibaannada ee uu soo saaray Guddiga FEIT . Waxaa xubinnimada guddiga laga saaray 1. Maxamed Xasan Maxamed Cirro oo lagu baddelay   Mudane Irshaad Maxamuud Sheikh Daahir 2. Cabdiraxiim Cabdicasiis Aadam oo lagu baddelay  Mudane Xasan Cali Yuusuf Waxaa sidoo kale digniin kama dambeys ah la siiyay  xubnaha kala ah: 1. Yuusuf Cabdikheyr Cabdinuur 2. Cabdinaasir Maxamed Guuleed 3. Cabdijabbaar Cabdullaa...

Somali Forces Strike Blow Against Al-Shabab: 80 Extremists Killed in Central Offensive

Somalia's fight against terrorist group al-Shabab took a significant step forward on Tuesday, with the Somali National Army (SNA) confirming the deaths of at least 80 militants in central Somalia. General Dayah Abdi Abdulle, the country's land forces commander, announced the successful operation, praising the collaboration between the SNA, Galmudug forces, and local troops. Central Offensive Liberates Communities in Mudug Region: The military actions centered on the Mudug region, specifically in the Aad and Barag Sheikh Ismail areas near Harardhere district. These strategic locations were liberated from al-Shabab control, bringing security and respite to previously marginalized communities. Continued Focus on Combating Terrorism: General Abdulle emphasized that the Mudug offensive forms part of a wider strategy targeting al-Shabab strongholds throughout Somalia. This includes ongoing operations in the southern state of Jubaland and ongoing efforts in Hirshabelle. Somalia...

UAE's Floating Hospital: A Lifeline for Gazans in Need

In the heart of the city, inside Al Arish, a very special medical project is changing the life of Gazans hit by continuous war. Constructed within the compound of Operation Chivalrous Knight 3, the UAE Floating Hospital is among the few beacons of hope offering much-needed medical interventions to the most needy people. The hospital had executed more than 1,263 various surgeries since its operative date on February 24, 2024, providing life-saving interventions for the injured and much-needed medical treatment. A lifeline in time of crisis For Palestinians who have experienced terrible losses, the UAE Floating Hospital is a lifeline rather than only a symbol of cutting-edge medical technologies. The Prosthetics Centre of this project is among the most amazing features as the committed medical team there is working nonstop to give people who have lost limbs during the conflict mobility and dignity. So far the facility has fitted seven patients whereas plans are underway to manuf...

Safiirka JFS ee dalka Masar ayaa la kulmay Agaasimaha Xarunta Caalamiga ah ee Xallinta Khilaafaadka iyo Nabadeynta ee Qaahira.

Agaasimaha Xarunta Caalamiga ah ee Xallinta Khilaafaadka iyo Nabaddeyta magaalada Qaahira ayaa kulan la qaatay Safiirka JFS u fadhiya dalka Masar. Mudane Ilyaas Sheekh Cumar. Safiirka Soomaaliya ee Qaahira, ahna Wakiilka Joogtada ah ee Ururka Jaamacadda Carabta, ayaa Magaalada Qaahira kula kulmay Mudane Danjire Axmed Cabdiladiif, Agaasimaha Xarunta Caalamiga ah ee Xallinta Khilaafaadka iyo Nabaddeyta Qaahira, isagoo kala hadlay arrimooyin dhowr ah. Kulanka ayaa looga hadlay sidii loo kordhin lahaa tababarrada ay Soomaaliya siiso xaruntan oo la xiriira dib u dhiska dalka iyo tayeynta shaqaalaha dawlada, iyadoo la xoojinayo wadashaqeynta labada dhinac iyo labadda shacab. Safiirka ayaa bogaadiyay shaqada ay qabato Xarunta Gobolka iyo Aduunka si kor loogu qaado xaqiijinta Nabadda iyo Hormar waara. wuxuuna ku ammaanay Masar sida wanaagsan ee ay uga qayb qaadanayso dib u dhiska Qaranka Soomaaliya.

Privacy Policy