Labada mas’uul ayaa ka wada hadlay xiriirka labada dal
iyo sidii Imaaraadka uu u ballaarin lahaa taageerada uu siiyo Soomaaliya inta
uu socday kulankooda oo ka dhacay xarunta Madaxtooyada.
Maalintii Khamiista ayuu Ra’iisul Wasaare Rooble u yimid Abu Dhabi oo uu kulamo la qaatay madaxda ugu sareysa dalka Imaaraadka Carabta oo uu ujeedkiisu ahaa wanaajinta iskaashiga iyo xiriirka walaaltinimo ee labada dal.
PM @MohamedHRoble held talks in Abu-Dubai with #UAE’s new President, Mohamed Bin Zayed Al Nahyan, on Sunday. During the meeting, the two leaders discussed strengthening cooperations between the two brotherly nations.#Somalia pic.twitter.com/QZo8ci7IfP
— SNTV News (@sntvnews1) May 22, 2022
Comments
Post a Comment