Ra’iisul Wasaare Xamse oo ku guuleystay aqlabiyadda Golaha Shacabka ayaa lagu hor dhaariyay Golaha Shacabka, wuxuuna hadda soo dhisayaa Xukuumaddiisa kadib markii uu ku guuleystay taageerada Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.
a’iisul Wasaaraha cusub Xamza Cabdi Barre ayaa uga mahadceliyay Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya taageerada ay la garab taagan yihiin. Ra’iisul Wasaaraha ayaa shaaca ka qaaday in uu soo magacaabi doono maamul tayo leh oo daba gala arrimaha bini’aadantinimada iyo horumarka dalka si waafaqsan baahida shacabka.
The new PM @HamzaAbdiBarre thanked leadership and the MPs of House of People of Federal for approving him. The PM said that he will form a capable government that pursues Nation's developmental & humanitarian priorities reflecting our people’s needs.#Somalia pic.twitter.com/YNA79zWhC2
— SNTV News (@sntvnews1) June 25, 2022
Comments
Post a Comment