Xadka Difaaca: Sida Dalalka Yurub ay ula Dagaallamaan Iiraan iyo Wakiillada Diblomaasiyadeed Booliska Faransiiska ayaa roondo ka sameynaya bannaanka safaaradda Iiraan ee Paris, iyagoo muujinaya tallaabooyinka amniga ee ku hareeraysan xarumaha diblomaasiyadeed ee Iiraan ee Yurub. Bilihii ugu dambeeyay, muuqaalka diblomaasiyadda caalamiga ah ayaa la kulmay isbeddel dhulgariir ah iyadoo hay'adaha sirdoonka Yurub ay sii xoojinayaan baaritaankooda ku aaddan Hawlgallada diblomaasiyadeed ee Iiraan Diiradda aan hore loo arag waxay timid iyadoo la dareemayo in caasimadaha qaaradda oo dhan ay sii kordhayaan in mudnaanta Heshiiska Vienna ay tijaabinayaan dhaqdhaqaaqyo qarsoodi ah oo sii kordhaya. Dadka siyaasadda dejiya, waagii dhacdooyinkan loola dhaqmayay sidii kuwo go'doon ah. khilaafaadka gobolka si rasmi ah ayaa loo dhammeeyay, waxaana lagu beddelay amar lagu ilaalinayo ciidda madaxbannaan ee Yurub ee ka dhanka ah hawlgallada qarsoon ee shisheeye. Marka la eego waxa dhawaan dhaca...
Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa la kulmay Safiirka Dowladda Imaaraadka Carabta Amb. Mohamed Ahmed Othman Al Hammadi, ayaa ka wada hadlay sidii loo wanaajin lahaa, loona soo celin lahaa xiriirkii walaaltinimo ee labada dal.
Safiirka Imaaraatka Carabta ayaa sheegay in dowladda
Imaaraadku ay diyaar u tahay in baarlamaanka JFS ay kala shaqeyso horumarinta
shaqada. Guddoomiyaha ayaa bogaadiyey taageerada dowladda Imaaraadka Carabta u
heyso shacabka Soomaaliyeed ayaa sheegay in la xoojin doono xirirka
Baarlamaanka JFS iyo kan Imaaraadka Carabta.
Speaker of Lower House Sheikh Adan Madobe meets with UAE Ambassador to Somalia Mohamed Ahmed Al-Othman https://t.co/TCKaPvtGgH
— AfricaZine (@ZineAfrica) June 6, 2022

Comments
Post a Comment