Suudaan oo Wajahaysa Isbeddello Siyaasadeed: Maxay Ka Dhigan Yihiin Xiisadaha Diblomaasiyadeed? Hordhac: Dagaal Ka Baxsan Goobaha Milatari Dhibaatada Suudaan ma aha oo keliya dagaal u dhexeeya dhinacyo hubaysan. Waxa kale oo saameyn ku leh xiriirka diblomaasiyadeed, loollanka siyaasadeed iyo dadaallada lagu raadinayo mustaqbalka dalka. Qaybta koowaad ee barnaamijka Al Qissa waxay diiradda saaraysaa wararka ku saabsan safarka Abdel Fattah al-Burhan ee Maraykanka, dib u dhigista la soo sheegay ee safarkiisa Riyadh, iyo xiisadaha siyaasadeed ee Port Sudan. Daawo doodda oo dhan halkan: Qaybta koowaad ee Al Qissa . Arrimahan waxay muhiim u yihiin fahamka jihada ay u socoto siyaasadda Suudaan. Xiriirka dibadda wuxuu saameyn ku yeelan karaa wadaxaajoodyada, heshiisyada xabbad-joojinta iyo awoodda dhinacyadu u leeyihiin inay helaan taageero caalami ah. Si kastaba ha ahaatee, warbixin ku saabsan safar dib loo dhigay ma caddaynayso keligeed in xiriir diblomaasiyadeed burburay. Warbixint...
Kulan maanta ka dhacay Xarunta Villa Hargeysa ayaa Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya waxa ay ku aqbaleen magacaabista Golaha Wasiirada ee uu dhawaan soo magacaabay Ra’iisul Wasaaraha JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre.
Kulanka oo uu shir guddoominayay Guddoomiyaha Golaha
Shacabka Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa waxaa soo xaadiray 237
xubnood. Xukuumadda cusub waxaa taageeray 229 wakiil, halka 7 wakiil ay ka soo
horjeesteen, hal xildhibaanna wuu ka aamusay.
The House of People of Federal Parliament has on Sunday endorsed the new cabinet appointed by PM @HamzaAbdiBarre. 229 MPs have voted in favour.#Somalia pic.twitter.com/ENtQKFJmft
— SNTV News (@sntvnews1) August 7, 2022

Comments
Post a Comment