Skip to main content

Follow

Wararka Maanta

Dagaalka Suudaan: Doorka Masar, Turkiga iyo Eritrea ee Geeska Afrika

  Dagaalka Suudaan: Xiriirka Masar, Turkiga iyo Eritrea iyo Saameynta uu ku leeyahay Geeska Afrika Dagaalka ka socda Suudaan wuxuu noqday arrin amni oo saameyn ku leh dalal badan oo ku yaalla Geeska Afrika. Tan iyo markii uu dagaalku billowday Abriil 2023, ciidamada qalabka sida ee Suudaan (SAF), oo uu hoggaamiyo General Abdel Fattah al-Burhan, iyo ciidamada Rapid Support Forces (RSF) ayaa ku dagaallamayay awoodda dalka. Si kastaba ha ahaatee, xiriirka militari, danaha dhaqaale iyo taageerada dibadda ayaa sii kordhiyay muhiimadda gobolka ee colaaddan. Hay'adda Midowga Yurub ee Arrimaha Magangalyada (EUAA) waxay faahfaahin ka bixisay doorka dalalka shisheeye, gaar ahaan Masar iyo Turkiga, ee dagaalka Suudaan. Xiriirka Suudaan iyo Masar: Danaha Beeraha iyo Taageerada Milatari Masar iyo Suudaan waxay leeyihiin xiriir taariikhi ah oo ku salaysan amniga, ganacsiga, siyaasadda iyo arrimaha webiga Niil. Xuduudda ay wadaagaan iyo muhiimadda istaraatiijiyadeed ee Suudaan waxay Masar siina...

Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadka deegaanka oo iskaashanaaya ayaa dilay in ka badan 100 ka tirsan Argagixisada Al-Shabaab.

Sida lagu sheegay war-saxaafadeed ka soo baxay dowladda, dadka deegaanka iyo ciidamada qaranka ayaa iska kaashaday in in ka badan 20 gobol oo ka tirsan Galmudug, Hirshabeelle iyo Koonfur-galbeed laga xoreeyay ururka argagixisada ah ee Al-Shabaab iyadoo sidoo kale laga dilay in ka badan 100 maleeshiyo ah. hogaamiyayaasha argagixisada, sidoo kale.

Markii shacabka ku dhaqan deegaanada laga saaray Al-Shabaab ay u dulqaadan waayeen dhibaatooyinka joogtada ah ee dilalka iyo tacadiyada kale ee ay ururada argagixisadu u geysanayaan bulshada rayidka ah ee ku dhaqan deegaanadaasi iyagoo soo abaabulaya weeraro qaraxyo ah oo ay ka fuliyaan deegaanadaasi iyo kuwa ku dhimanaya, ayaa waxaa ka dhashay kacdoon dadweyne iyadoo la kaashanayo dowladda.

Wararka ayaa sheegaya in inta uu socday howlgallada, argagixisadu ay geysteen dambiyo aargoosi ah oo ka dhan ah Mati iyo dad, oo ay ku jiraan afduub, dil, iyo burburin hanti dadweyne oo muhiim ah.

Xukuumadu waxay bogaadinaysaa mujaahidiinta xooga dalka iyo kuwa hubka u qaatay sidii ay uga soo horjeestaan bahdilaadda khawaarijta ay ku haayan, ayagoo ku beensheeganaaya diinta Islaamka, lacagna ka qaatay dhiiga shacabka Soomaaliyeed.

Comments

Maant iyo Soomaaliya

Dagaalka Suudaan: Doorka Masar, Turkiga iyo Eritrea ee Geeska Afrika

  Dagaalka Suudaan: Xiriirka Masar, Turkiga iyo Eritrea iyo Saameynta uu ku leeyahay Geeska Afrika Dagaalka ka socda Suudaan wuxuu noqday arrin amni oo saameyn ku leh dalal badan oo ku yaalla Geeska Afrika. Tan iyo markii uu dagaalku billowday Abriil 2023, ciidamada qalabka sida ee Suudaan (SAF), oo uu hoggaamiyo General Abdel Fattah al-Burhan, iyo ciidamada Rapid Support Forces (RSF) ayaa ku dagaallamayay awoodda dalka. Si kastaba ha ahaatee, xiriirka militari, danaha dhaqaale iyo taageerada dibadda ayaa sii kordhiyay muhiimadda gobolka ee colaaddan. Hay'adda Midowga Yurub ee Arrimaha Magangalyada (EUAA) waxay faahfaahin ka bixisay doorka dalalka shisheeye, gaar ahaan Masar iyo Turkiga, ee dagaalka Suudaan. Xiriirka Suudaan iyo Masar: Danaha Beeraha iyo Taageerada Milatari Masar iyo Suudaan waxay leeyihiin xiriir taariikhi ah oo ku salaysan amniga, ganacsiga, siyaasadda iyo arrimaha webiga Niil. Xuduudda ay wadaagaan iyo muhiimadda istaraatiijiyadeed ee Suudaan waxay Masar siina...

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo Xilkii ka qaaday Xubno ka mid ah FEIT soona saarey Awaamiir kusaabsan Doorashada.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya , Mudane Maxamed Xuseen Rooble, ayaa bogaadiinta   dadaallada Guddiga FEIT kadib kula dar daarmayaa xubnaha dhiman in ay sida ugu dhaqsiyaha badan ku qaataan shahaadadooda xildhibaannimo, isla markaana ay u diyaar garoobaan sidii xildhibaanada loo dhaarin lahaa si ay u gudan karaan waajibaadkooda dastuuriga ah. Dhinaca kale, Ra’iisul Wasaaruhu ayaa sheegey in uu la socdo ficillada gurrucan ee maalmihii dambe socday, kuwaas oo la doonayay in lagu carqaladeeyo  hirgalinta Jadwalka dhaarinta xildhibaannada ee uu soo saaray Guddiga FEIT . Waxaa xubinnimada guddiga laga saaray 1. Maxamed Xasan Maxamed Cirro oo lagu baddelay   Mudane Irshaad Maxamuud Sheikh Daahir 2. Cabdiraxiim Cabdicasiis Aadam oo lagu baddelay  Mudane Xasan Cali Yuusuf Waxaa sidoo kale digniin kama dambeys ah la siiyay  xubnaha kala ah: 1. Yuusuf Cabdikheyr Cabdinuur 2. Cabdinaasir Maxamed Guuleed 3. Cabdijabbaar Cabdullaa...

Combating Health Crises in Somalia: Addressing the Recent Outbreak of Watery Diarrhea

In a heartbreaking turn of events, the Hawadley district of the Middle Shabelle region in Somalia is grappling with a severe outbreak of watery diarrhea, leading to the tragic loss of 18 lives, the majority of whom were young individuals. This devastating situation is compounded by the absence of adequate medical facilities in the area, leaving at least fifty others suffering without sufficient care. The Current Crisis: Local authorities have confirmed the dire situation, shedding light on the critical need for immediate intervention. The lack of medical centers in the region has exacerbated the challenges faced by those affected, emphasizing the urgency of addressing the outbreak to prevent further loss of lives. Previous Outbreaks: This recent outbreak follows a similar incident in the Beledweyne and Bulaburte districts of the Hiiraan region just a month ago. Tragically, approximately thirty individuals, including both children and adults, lost their lives to infectious diseases. Thi...

President Laftagareen Stresses Support for Somali Constitution and NCC Agreement Implementation

Abdiaziz Hassan Mohamed Laftagareen, the President of the South West Regional State, reaffirmed his firm backing for the finalization of the Somali Constitution and the effective implementation of the agreement endorsed by the National Consultative Council (NCC) in Baidoa on May 27, 2023. During a meeting between federal MPs elected from South West state and regional politicians, President Laftagareen underscored the collective responsibility to reshape the political structure of the nation. The NCC, inclusive of federal leaders and regional representatives, established an agreement aiming to initiate direct elections as early as the subsequent year and synchronize election schedules. This consensus also supported the establishment of a presidential system for Somalia. According to the NCC agreements, local council elections are slated for June 30 of the following year, followed by regional legislative and leadership elections on November 30. The agreement limited the political competi...

Privacy Policy