Skip to main content

Follow

Wararka Maanta

Hawlgallada Qarsoon ee Iiraan oo Ballaariyay: Xaqiiqda Cusub ee Amniga ee Yurub

  Xadka Difaaca: Sida Dalalka Yurub ay ula Dagaallamaan Iiraan iyo Wakiillada Diblomaasiyadeed Booliska Faransiiska ayaa roondo ka sameynaya bannaanka safaaradda Iiraan ee Paris, iyagoo muujinaya tallaabooyinka amniga ee ku hareeraysan xarumaha diblomaasiyadeed ee Iiraan ee Yurub. Bilihii ugu dambeeyay, muuqaalka diblomaasiyadda caalamiga ah ayaa la kulmay isbeddel dhulgariir ah iyadoo hay'adaha sirdoonka Yurub ay sii xoojinayaan baaritaankooda ku aaddan Hawlgallada diblomaasiyadeed ee Iiraan Diiradda aan hore loo arag waxay timid iyadoo la dareemayo in caasimadaha qaaradda oo dhan ay sii kordhayaan in mudnaanta Heshiiska Vienna ay tijaabinayaan dhaqdhaqaaqyo qarsoodi ah oo sii kordhaya. Dadka siyaasadda dejiya, waagii dhacdooyinkan loola dhaqmayay sidii kuwo go'doon ah. khilaafaadka gobolka si rasmi ah ayaa loo dhammeeyay, waxaana lagu beddelay amar lagu ilaalinayo ciidda madaxbannaan ee Yurub ee ka dhanka ah hawlgallada qarsoon ee shisheeye. Marka la eego waxa dhawaan dhaca...

Dowladda Soomaaliya ayaa faah faahin ka bixisay howlgal Jimcihii ka dhacay deegaanka Mubaarak ee gobolka Shabeellaha Hoose.

Dowladda Soomaaliya ayaa faah faahin ka bixisay howlgal Jimcihii ka dhacay deegaanka Mubaarak ee gobolka Shabeellaha Hoose.
Ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee Soomaaliya ayaa howlgal ay ka sameeyeen tuulada Mubaarak ee gobolka Shabeellaha Hoose waxa ay ku dileen ku xigeenka hogaamiyaha Al-Shabaab.

10 ka tirsan maleeshiyaatka dowlada ayaa ku dhaawacmay howlgalkaasi,sida lagu sheegay war ka soo baxay wasaaradda warfaafinta dowlada Federaalka maanta oo Sabti ah. Dadkaas waxaa ka mid ahaa Cismaan Daa,uud oo ahaa hogaamiyihii ugu sareeyay kooxda ee tuulada Mubaarak iyo Ow Maay oo isna ahaa sarkaal sare oo kooxdaas u qaabilsanaa lacag ururinta.

Ujeedka howlgalka ayaa lagu sheegay warsaxaafadeedka in lagu weeraray xarunta ugu weyn ee ururka Al-Shabaab oo lacago baad ah ka qaata dadka deegaanka ee ku dhaqan gobolka Shabeelaha Hoose. Wasaaraddu waxay qiratay in tiro dad ah oo ka agdhawaa goobta uu howlgalka ka dhacay ay waxyeelo soo gaartay, balse ma aysan sheegin tirada dadka ku dhintay howlgalka iyo taariikhda uu dhacay.

Saldhigyada kooxdan ayaa todobaadkii hore waxaa weeraray ciidamo ka tirsan dowladda Soomaaliya oo ay ku jiraan Xarmacad (Cheetah) iyo cutubyo ka tirsan NISA. Deegaanka Basra ayaa ah deegaan u dhaxeeya degmooyinka Afgooye iyo Balcad, waxaana ku yaalla mid ka mid ah maxkamadaha Al Shabaab. Sida ay sheegeen hay’adaha ammaanka dowladdaSoomaaliya, waxaa gacanta lagu dhigay qaar ka mid ah horjoogayaasha iyo maleeshiyada Al Shabaab.

Comments

Maant iyo Soomaaliya

Wasiirka Difaaca Oo U Digay Mucaaradka

 Tallaabooyin Adag oo Loo Qaadayo Ilaalinta Xasiloonida Caasimadda Muqdisho Wasiirka Difaaca ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee waqtigeedu dhammaaday, Axmed Macallin Fiqi, ayaa digniin adag u diray siyaasiyiinta mucaaradka isagoo uga digay in la qaado tillaabooyin ujeeddadoodu tahay in la carqaladeeyo amniga caasimadda Muqdisho. Ujeedada ugu weyn ee hadalkan ayaa ah in laga hortago abaabul kasta oo maleeshiyo hubeysan oo dhaawici kara xasiloonida magaalada. Wasiirka ayaa si cad u sheegay in xukuumadda federaalku aysan marnaba u dulqaadan doonin isku-day kasta oo hoos u dhigaya amniga guud, isagoo si gaar ah digniin u siiyay mucaaradka in ay iska fogeeyaan abaabulka kooxo hubeysan xilligan ay taagan yihiin xiisadaha siyaasadeed ee dalka. Wasaaradda ayaa caddeysay in haddii mucaaradku isku dayaan abaabul maleeshiyo, in si adag loola tacaali doono. Isagoo muujinaya qiimaha qaaliga ah ee lagu bixiyay nabadgelyada, wasiirku wuxuu xusay in naf iyo hanti badan loo huray sugidda amni...

Soomaaliya iyo Jarmalka Oo Xoojinaya Xiriirkooda

  Kulan Taariikhi ah: Xoojinta Iskaashiga Siyaasadeed iyo Dhaqaale ee Soomaaliya iyo Jarmalka Dowladdaha Soomaaliya iyo Jarmalka ayaa si xooggan u ballaarinaya xiriirkooda laba geesoodka ah, iyagoo ka wada hadlay hindiseyaal cusub oo diblomaasiyadeed iyo dhaqaale. Kulan heer sare ah oo ka dhacay magaalada Muqdisho, kaas oo uu hoggaaminayay Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, ayaa diiradda lagu saaray horumarinta iskaashiga siyaasadda iyo horumarinta si loo kobciyo is-dhexgalka iyo xasiloonida hay'adaha dowladda. Intii ay socdeen wadahadalladan istiraatiijiga ah, mas'uuliyiintu waxay muujiyeen in si dhab ah looga go'an yahay balaarinta wada-shaqeynta baarlamaanka ee u dhexeysa labada dal. Sidoo kale, madaxda ayaa ka hadlay fursadaha muhiimka ah ee lagu dhisayo iskaashi xooggan oo dhexmara ganacsiyada Soomaaliya iyo kuwa Jarmalka , iyadoo ujeedadu tahay in la kobciyo adkeysiga dhaqaalaha, la dhiirigeliyo maalgashiga maxalliga ah, lana fududee...

Tensions Escalate as Talks Resume Between Somaliland and Federal Government

In a region marked by historical complexities and territorial disputes, the recent resumption of talks between the federal government and the breakaway territory of Somaliland has sparked new tensions. The discussions, hosted by President Ismail Omar Guelleh of Djibouti, aimed to navigate the delicate relationship between these entities. However, these talks faced strong opposition from President Said Abdullahi Deni of Puntland, a semi-autonomous region within Somalia's northern part. Denouncing the absence of Puntland in the discussions, Deni condemned the reopening of talks, highlighting the ongoing border disputes between Puntland and Somaliland as a significant point of contention. Since February, clashes between the Somaliland army and SSC-Khatumo forces have escalated, with both sides accusing each other of instigating fatal combat in Las Anod town. This protracted conflict has contributed to heightened tensions in the region and complicated the efforts toward resolution. Som...

Somalia Joins UN FAO Commission to Combat Desert Locust Infestation

In a significant stride towards combating the persistent threat of desert locusts, Somalia has ascended to a pivotal position as the seventeenth member of the Commission for Controlling the Desert Locust in the Central Region under the United Nations Food and Agriculture Organization (FAO). This milestone membership, marked on Wednesday, solidifies Somalia's commitment to manage and mitigate the devastating impact of locusts on agriculture and food security. According to the FAO's assessments, Somalia has demonstrated remarkable advancements in constructing national institutional and technical capacities for locust management since 2020, with substantial assistance from the FAO and other partners. Shoki AlDobai, the team leader for FAO's Locusts and other Transboundary Plant Pests and Diseases, emphasized Somalia's significance as a critical breeding ground for locusts. AlDobai highlighted that Somalia's inclusion in the Commission would not only benefit the country...

Privacy Policy