H.E @HassanSMohamud held talks with the UN Secretary General @antonioguterres on the sidelines of #UNGA77.They discussed the #Somali government’s endeavors in tackling the drought, the war against Al-Shabab, humanitarian response & enhancing cooperation between #Somalia & the UN. pic.twitter.com/VHsKFBIkAI
— SNTV News (@sntvnews1) September 23, 2022
Malaayiin Soomaali ah ayaa xiligan waxaa ka jira abaaro
baahsan oo ka jira inta badan gobolada dalka, sida uu sheegay madaxweyne Xasan
Sheekh oo sidoo kale warbixin ka siiyay xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay
howlgallada ka dhanka ah Al-Shabaab ee ka socda qeybaha kala duwan ee dalka,
doorka ururka, qorshaha dowladda Federaalka, iyo baahida loo qabo in la kordhiyo
dadaallada hadda jira.
Warbixinta uu Antonio Guterres ka jeediyay MadaxweynahaSoomaaliya oo uu kaga hadlay dib u habeynta mashaariicda horumarineed ee ay Q.M
ka fulineyso Soomaaliya ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay, isagoo sheegay in
qorshuhu uu yahay mid looga hortagayo abaaraha saameeyay nolosha dadka
Soomaliyeed, wuxuuna ku andacoodey in tani ay tahay dhibaatada ugu weyn ee QM
ay ka fiirsaneyso si loo caawiyo qoysaska u baahan cunto iyo biyo nadiif ah.
Dhowr jeer oo hore, hay'ado xiriir la leh Qaramada Midoobay
ayaa daabacay daraasado ay kaga digayaan in qoysaska Soomaaliyeed ee ay
abaaruhu saameeyeen ay halis ugu jiraan in aysan helin gargaar, haddii aysan
helinna ay u dhow dahay in ay ku halaagsamaan abaaraha.
Comments
Post a Comment