Skip to main content

Follow

Wararka Maanta

Sarkaal Sare oo ka Tirsanaa NISA oo ku Biiray Al-Shabaab, Cabsi laga Qabo Xog Sirdoon oo Baxday

  Jihada Sarkaal Sirdoon oo Al-Shabaab u Goostay iyo Khatarta Xogaha Qarsoon ee Soomaaliya Warbixin ku saabsan goosashada la sheegay ee sarkaal sare oo ka tirsanaa hay’adda NISA iyo walaaca laga qabo amniga xogaha sirdoonka qaranka. Goosasho la sheegay oo walaac amni dhalisay Warar laga helayo Soomaaliya ayaa sheegaya in sarkaal sare oo ka tirsanaa Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) uu ka goostay dowladda, kuna biiray kooxda Al-Shabaab. Sarkaalka ayaa warbixinnada lagu magacaabay Luqman, waxaana la sheegay inuu hoggaaminayay cutubka gaarka ah ee Duufaan oo hoos yimaada hay’adda NISA. Arrintan ayaa dhalisay walaac la xiriira suurtagalnimada in xogaha sirdoonka qaranka ay gacanta u galaan kooxda hubeysan. Sida ay baahisay Somali Guardian , dhacdadani waxay qayb ka tahay caqabadaha amni ee hay’adaha dowladda Soomaaliya ay wajahayaan. Waa kuma sarkaalka la sheegay inuu goostay? Warbixinta Somali Guardian waxay sarkaalka ku tilmaantay Luqman, oo la sheegay inuu ahaa tali...

Masar oo martigelisay furitaanka rasmiga ah ee Shirweynaha 48-aad ee shaqaalaha ee wadamada Jaamacadda Carabta.

Masar oo martigelisay furitaanka rasmiga ah ee Shirweynaha 48-aad ee  wadamada Jaamacadda Carabta.
Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Biixi Iimaan Cige iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka qeyb galay furitaanka Shirweynaha 48-aad ee wadamada Jaamacadda Carabta.

Kalfadhiga 48-aad ee Shirka Shaqaalaha ayaa ku furmay dood ku saabsan dhaqaalaha iyo horumarinta bulshada, dhaqamada cusub ee shaqada, ilaalinta bulshada, iyo dhaqaalaha dhijitaalka ah, gaar ahaan duruufaha shaqo ee cusub ee shaqaalaha dhijitaalka ah.

Mudane Biixi Iimaan Cige Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ayaa warbixin ka jeediyay sida ay Soomaaliya wax uga qabato arrimaha amniga bulshada iyo tallaabooyinka lagula dagaalamayo shaqo la’aanta. Wasiir Biixi oo uu wehelinayey agaasimaha guud ee wasaaraddaasi Md. Cabdilaahi Maxamed Cali, ayaa sheegay in dalalka Carabta looga baahan yahay siyaasad isku xidhan oo gabi ahaanba wax ka qabata habsami u socodka dhaqaalaha dhijitaalka ah, isla markaana la difaaco xuquuqda shaqaalaha.

Wasiir Biixi Iimaan Cige waxa uu yidhi “Waxa loo baahan yahay in dhaqaalaha dhijitaalka ah laga faa’iidaysto shaqo abuurka baahsan si loola dagaalamo shaqo la’aanta. Waxa uu xusay in isticmaalka iyo u guurista dhaqaalaha dhijitaalka ah laga filayo in ay fududeeyaan ganacsiga, taas oo sahlaysa in dhaqaalaha dalka uu balaadhiyo. Ururka ShaqaalahaSoomaaliyeed iyo Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha ayaa waxaa ka dhaxeeya xiriir wada shaqeyn, waxaana sidoo kale kulanka ka qeyb galay wafdiga Wasiirka.

Comments

Maant iyo Soomaaliya

Muqdisho oo magacaabay guddiga xuska toddobaadka xorriyadda.

Mudane Cumar Maxamuud Maxamed ( Cumar Filish ) Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho ayaa shir guddoominayay kulanka  26-ka June  iyo 1-da Luulyo oo looga hadlayay u diyaar garowga todobaadka xorriyadda Soomaaliya, waxaana ka soo qeyb galay dhammaan guddoomiyeyaasha degmooyinka iyo degmooyinka gobolka Banaadir, Taliyeyaasha. Qaar ka mid ah Agaasimayaasha Maamulka Gobolka Banaadir iyo Dowladda Hoose ee Xamar, iyo sidoo kale laamaha ammaanka ee Booliska Somaliya. Duqa Muqdisho oo kulanka goob joog ka ahaa ayaa kula dar daarmay madaxda maamulada iyo laamaha amniga in ay u diyaar garoobaan xuska maalmaha Qaranka ee 26-June iyo 1-da Luuliyo, sidoo kalena ay wacyi-gelin u sameeyaan bulshada reer Muqdisho, lana gaarsiiyo fariintan. Duqa magaalada. in laga wada qeyb qaato xuska todobaadka xoriyada iyadoo la raacayo habraaca Maamulka Gobolka Banaadir oo ay ka mid tahay in Astaanta Qaranka lagu dhejiyo guryaha iyo goobaha ganacsiga ee ku teedsan wadooyinka waaweyn e...

Somalia's Prime Minister Calls for Unity in Countering Extremism

In a significant move to address the ongoing security challenges in Somalia, Prime Minister Hamsa Abdi Barre has taken the initiative to engage clerics and religious leaders in the fight against extremist ideologies. The Prime Minister inaugurated a conference in Mogadishu, emphasizing the critical role of clerics in promoting peace, reconciliation, and countering extremist ideologies within the nation. During the conference, Prime Minister Barre stressed the importance of collaboration between the government, intellectuals, clerics, and the people to address the various challenges facing Somalia. He highlighted the pivotal role that clerics and Imams play in raising public awareness and countering the extremist narratives propagated by groups like al-Shabaab and ISIS in the region. "I urge you to engage in reconciliation, stabilization, state-building, and the finalization of the constitution," Prime Minister Barre stated, highlighting the government's achievements in co...

Unraveling the Sudan-Iran Connection: A Growing Threat to Regional Stability

In recent times, a shadow has been cast over the geopolitical landscape of the Red Sea region, specifically concerning the Sudanese army's burgeoning relationship with Iran. This alliance, shrouded in intrigue and military collaborations, poses a significant threat to the stability of not only Sudan but also neighboring nations and international interests. The Strategic Dance: Media reports have brought to light Iran's calculated moves in Sudan, supplying the Sudanese army with weapons and sophisticated drones. This strategic partnership aims to secure Iran's influence in Sudan, control vital international corridors, and establish a stronghold in the Red Sea. The implications of such a collaboration extend far beyond Sudan's borders, directly challenging the security interests of Saudi Arabia, the United States, and particularly Israel. Israel's Security Concerns: The alignment of Sudanese Islamist factions with Iran raises a red flag for Israel. The potential trans...

Privacy Policy