Skip to main content

Follow

Wararka Maanta

Xiisadaha Siyaasadeed ee Suudaan iyo Diblomaasiyadda Al-Burhan

  Suudaan oo Wajahaysa Isbeddello Siyaasadeed: Maxay Ka Dhigan Yihiin Xiisadaha Diblomaasiyadeed? Hordhac: Dagaal Ka Baxsan Goobaha Milatari Dhibaatada Suudaan ma aha oo keliya dagaal u dhexeeya dhinacyo hubaysan. Waxa kale oo saameyn ku leh xiriirka diblomaasiyadeed, loollanka siyaasadeed iyo dadaallada lagu raadinayo mustaqbalka dalka. Qaybta koowaad ee barnaamijka Al Qissa waxay diiradda saaraysaa wararka ku saabsan safarka Abdel Fattah al-Burhan ee Maraykanka, dib u dhigista la soo sheegay ee safarkiisa Riyadh, iyo xiisadaha siyaasadeed ee Port Sudan. Daawo doodda oo dhan halkan: Qaybta koowaad ee Al Qissa . Arrimahan waxay muhiim u yihiin fahamka jihada ay u socoto siyaasadda Suudaan. Xiriirka dibadda wuxuu saameyn ku yeelan karaa wadaxaajoodyada, heshiisyada xabbad-joojinta iyo awoodda dhinacyadu u leeyihiin inay helaan taageero caalami ah. Si kastaba ha ahaatee, warbixin ku saabsan safar dib loo dhigay ma caddaynayso keligeed in xiriir diblomaasiyadeed burburay. Warbixint...

Dagaal culus oo kasocda tuulooyinka Yasooman iyo Berayabaal ee gobolka Hiiraan

Subaxnimadii Talaadada, dagaal culus ayaa lagu soo waramayaa inuu ka dhacay tuulooyinka Yasooman iyo Beerayabaal oo ka tirsan degmada Buulaburde ee gobolka Hiiraan, kaasoo u dhexeeyay Al-Shabaab iyo ciidamada dowladda Soomaaliya oo garab ka helaya maleeshiyaad deegaanka ah oo taabacsan dowladda.

Maleeshiyada ayaa weerar ku qaaday fariisimo ay ku sugnaayeen ciidamada isku dhafka ah ee tuulooyinka subaxnimadii Talaadada, taasoo keentay in uu bilowdo iskahorimaadka. Madaafiic culus oo labada dhinac ay isku adeegsadeen dagaalka, inkastoo aan la ogeyn khasaaraha ka dhashay dagaalka, haddana waxaa la saadaalinayay khasaaraha ka dhashay dagaalka. Balse labada deegaan ayaa ah goob muhiim u ah isu socodka dhanka bari ee deegaanada gobolka Hiiraan.

Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar Guddoomiye ku xigeenka Koowaad ee Golaha Aqalka Hoose ayaa maanta oo Talaado ah hoggaamineysa wafdi wasiirro iyo xildhibaanno ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya u jooga degmada Buulaburte si ay taageero ruuxi ah ugu fidiyaan ciidamada isku dhafka ah ee ku sugan gobolka Hiiraan.

In ka badan 200 oo ka tirsan Al-Shabaab ayaa lagu dilay dagaalka ka dhacay tuulada Jicibow, sida ay sheegeen ciidamada dowladda Soomaaliya (SNA). Maleeshiyada ayaa damcay in ay soo xiraan wadada isku xirta Beledweyne iyo deegaanka Buulaburde oo ay weerar ku qaadaan sida ay sheegtay warbaahinta dowladda, balse ciidamada ayaa heegan la galiyay waqti kadibna ay ka hortageen.

Comments

Maant iyo Soomaaliya

Xiisadaha Siyaasadeed ee Suudaan iyo Diblomaasiyadda Al-Burhan

  Suudaan oo Wajahaysa Isbeddello Siyaasadeed: Maxay Ka Dhigan Yihiin Xiisadaha Diblomaasiyadeed? Hordhac: Dagaal Ka Baxsan Goobaha Milatari Dhibaatada Suudaan ma aha oo keliya dagaal u dhexeeya dhinacyo hubaysan. Waxa kale oo saameyn ku leh xiriirka diblomaasiyadeed, loollanka siyaasadeed iyo dadaallada lagu raadinayo mustaqbalka dalka. Qaybta koowaad ee barnaamijka Al Qissa waxay diiradda saaraysaa wararka ku saabsan safarka Abdel Fattah al-Burhan ee Maraykanka, dib u dhigista la soo sheegay ee safarkiisa Riyadh, iyo xiisadaha siyaasadeed ee Port Sudan. Daawo doodda oo dhan halkan: Qaybta koowaad ee Al Qissa . Arrimahan waxay muhiim u yihiin fahamka jihada ay u socoto siyaasadda Suudaan. Xiriirka dibadda wuxuu saameyn ku yeelan karaa wadaxaajoodyada, heshiisyada xabbad-joojinta iyo awoodda dhinacyadu u leeyihiin inay helaan taageero caalami ah. Si kastaba ha ahaatee, warbixin ku saabsan safar dib loo dhigay ma caddaynayso keligeed in xiriir diblomaasiyadeed burburay. Warbixint...

Sudan iyo Eedeymaha Hubka Kiimikada: Cadaadis Caalami ah

  Sudan oo Wajahaysa Cadaadis Caalami ah oo ku Saabsan Eedeymaha Hubka Kiimikada Eedeymaha sheegaya in Ciidamada Qalabka Sida ee Sudan ay adeegsadeen hub kiimiko ku salaysan koloriin ayaa mar kale soo jiitay dareenka caalamka. Maraykanka, Jarmalka, Australia, Finland iyo Belgium ayaa Sudan wax ka weydiiyey eedeymahan intii lagu jiray kulankii 113-aad ee Golaha Fulinta ee Ururka Caalamiga ah ee Mamnuucidda Hubka Kiimikada (OPCW), kaas oo ka dhacay magaalada The Hague intii u dhexeysay 6 iyo 9 Oktoobar 2026. Boqortooyada Midowday iyo Midowga Yurub ayaa iyaguna arrintan ka hadlay. Dalalkan waxay doonayaan in su'aalaha laga qabo hubka la sheegay in la isticmaalay lagu wajaho baaritaan cad iyo xog la xaqiijin karo. Akhri warbixinta EU Today . Dalalka Caalamka oo Dalbanaya Jawaabo Cad Kulanka OPCW waxaa si weyn diiradda loogu saaray baahida loo qabo in dowladda Sudan ay si faahfaahsan uga jawaabto eedeymaha. Jarmalku wuxuu ku baaqay in la dhammaystiro baaritaanka gudaha dalka, natiijadi...

Algeria to Give MiG-29 Fighter Jets to Sudan in an Act of Military Strength

The skies of Africa are about to witness a new development in defense cooperation. Reports say Algeria is set to transfer its surplus MiG-29 fighter jets, which were supplied by Russia , to the Sudanese Air Force. Though not confirmed, the move is considered one that would increase the military capability of Sudan substantially while it navigates internal conflicts and regional challenges. Strengthening Sudan's Air Force The MiG-29s have long been the workhorse of the Sudanese Air Force. It is, however, likely that Sudan would see an unprecedented improvement in its fleet of jets for air defense with the possible donation of more from Algeria. While not the most modern, the MiG-29 fighter aircraft is formidable in any air defense operation for air superiority owing to its strong maneuverable ability and combat radius. This reinforcement comes amidst a time when the country has constantly faced challenges with regard to securing its territory and airspace. Algeria has operated the M...

Somalia's Humanitarian Crisis: A Call to Action

In recent reports, the United Nations has sounded the alarm over Somalia's deepening humanitarian crisis, which has left millions of people struggling to access basic necessities like food and water. Joyce Msuya, Assistant Secretary-General for Humanitarian Affairs, and Beth Bechdol, Deputy Director-General of the Food and Agriculture Organization, recently visited Somalia to witness the situation firsthand and draw attention to the urgent needs of its people. The crisis in Somalia has been exacerbated by severe climatic events, including the worst drought in four decades followed by devastating floods. As a result, four million Somalis, constituting 21% of the population, are facing extreme food shortages. Children are particularly vulnerable, with approximately 1.7 million under the age of five suffering from acute malnutrition, including 430,000 who are severely malnourished. Despite ongoing efforts to address the crisis, challenges such as insufficient funding and logistical ba...

Privacy Policy