Skip to main content

Follow

Wararka Maanta

Dabinkii Ceebta: Gudaha Xukunka 16-ka Sano ah ee lagu riday Waleed Saeed oo ah Ninkii Galmada Xadgudubka ah ee London

  Horumarka dijitaalka ah ee dambiyada abaabulan ayaa soo bandhigay habab aad u xun oo qasab ah oo si buuxda uga gudbaya qaab-dhismeedka amniga dhaqameed. Shabakadaha baadda ee internetka ku shaqeeya mar dambe kuma tiirsana oo keliya faa'iidada maaliyadeed. Taa beddelkeeda, waxay hubeeyaan isku-dhawaanshaha, aqoonsiga, iyo nuglaanta dhaqanka si ay u qabtaan bartilmaameedyadooda. Marka laga eego dhinaca sharciga ee xaqiiqada ah, xukunka lagu riday Waleed Saeed oo 31 jir ah oo ka dhacay Maxkamadda Boqortooyada ee Snaresbrook ayaa muujinaya baaxadda ba'an ee ugaarsiga casriga ah ee dijitaalka ah. Kiiskiisa Saeed ayaa lagu xiray 16 sano ka dib olole aan kala go 'lahayn oo xarig, handadaad, iyo rabshado galmo ah oo ka dhacay London oo dhan, wuxuuna soo bandhigayaa isgoys muhiim ah oo qarsoodiga internetka uu la kulmo dhaawac jireed oo daran. Farsamooyinka Baadista Bartilmaameedka ah iyo Ku-xidhka Online-ka ah Dib u eegis caafimaad oo lagu sameeyay baaritaanka Booliska Metropolit...

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa sheegay in Jubbaland iyo Koonfur Galbeed ay billaabi doonaan howlgallada Al-Shabaab looga xoreynayo.

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa sheegay in Jubbaland iyo Koonfur Galbeed ay billaabi doonaan howlgallada Al-Shabaab looga xoreynayo.
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa shaaca ka qaaday in howlgallada ka dhanka ah ururka Al-Shabaab ay dhawaan ka billaaban doonaan degmooyinka Jubbaland iyo Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Sida uu sheegay Ra’iisul Wasaare Xamse, waxaa deegaanka Basra iyo deegaano kale oo ku dhow dhow degmada Balcad ee gobolka Shabeellaha Dhexe ka bilowday hawlgallada ciidamada ammaanka qaranka iyo dadka deegaanka, waxaana ay ka xoreyn doonaan kooxda al-Shabaab. deegaanada maamulka Galmudug meel walbo ay uga sugan yihiin.

Sidoo kale, waxa uu Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ku wargeliyay in Maamulada Koonfur Galbeed iyo Jubbaland ay wadaan abaabulkii ugu dambeeyay, isla markaana ay Dowladiisa ka go’an tahay dardargelinta hawlgalada lagula dagaalamayo Al Shabaab.

“Dagaalkii ka billawday Basra, Xawaadley Balcad dhinaceeda shishe in uu hadda sii marayo sida aad wada aragteen Ruunirgood iyo meel kasii fog oo aan rajeynayo in Galmudug meelaha ay khawaariijtu uga harsan tahay laga tirtiri doonno, Jubbaland iyo Koonfur Galbeed waxaa si dhaqsi ah uga billaabanaya howlgallada xorreynta, wixii hadda ka dambeeya dalka horay usoo socosho mooyee ma jiri doonto dib u socosho ilaahey idinkiis” ayuu yiri Raysal wasaare Xamsa Cabdi Barre.

Raisul wasaaraha ayaa ka Hadley arintan xilli munaasabad casho sharaf iyo soo dhaweyn u sameeyay Xildhibaan Ilhaan Cumar oo ka tirsan Aqalka Koongareeska dalka Mareykanka oo ku sugan magaalada Muqdisho.

Comments

Maant iyo Soomaaliya

Dabinkii Ceebta: Gudaha Xukunka 16-ka Sano ah ee lagu riday Waleed Saeed oo ah Ninkii Galmada Xadgudubka ah ee London

  Horumarka dijitaalka ah ee dambiyada abaabulan ayaa soo bandhigay habab aad u xun oo qasab ah oo si buuxda uga gudbaya qaab-dhismeedka amniga dhaqameed. Shabakadaha baadda ee internetka ku shaqeeya mar dambe kuma tiirsana oo keliya faa'iidada maaliyadeed. Taa beddelkeeda, waxay hubeeyaan isku-dhawaanshaha, aqoonsiga, iyo nuglaanta dhaqanka si ay u qabtaan bartilmaameedyadooda. Marka laga eego dhinaca sharciga ee xaqiiqada ah, xukunka lagu riday Waleed Saeed oo 31 jir ah oo ka dhacay Maxkamadda Boqortooyada ee Snaresbrook ayaa muujinaya baaxadda ba'an ee ugaarsiga casriga ah ee dijitaalka ah. Kiiskiisa Saeed ayaa lagu xiray 16 sano ka dib olole aan kala go 'lahayn oo xarig, handadaad, iyo rabshado galmo ah oo ka dhacay London oo dhan, wuxuuna soo bandhigayaa isgoys muhiim ah oo qarsoodiga internetka uu la kulmo dhaawac jireed oo daran. Farsamooyinka Baadista Bartilmaameedka ah iyo Ku-xidhka Online-ka ah Dib u eegis caafimaad oo lagu sameeyay baaritaanka Booliska Metropolit...

Somaliland oo beenisay wadahadallo ku saabsan saldhigga militariga ee Israa'iil ee Tel Aviv.

  Diidmada laga keenay Tel Aviv 17kii Juun, 2026, Wasiirka Difaaca Somaliland Maxamed Yuusuf Cali ayaa u sheegay Reuters in Ma jirto joogitaan militari oo Israa'iil ay ku leedahay Somaliland, mana jiraan wax wadahadal ah oo ku saabsan saldhig militari oo Israa'iil ay ka sameysaneyso dhulkaas. Beeninta waa mid aan mugdi ku jirin. Waxa ka dhigaya mid xiiso leh falanqayn ahaan meesha laga soo jeediyay: iyadoo lagu jiro shir ganacsi oo ka dhacay Tel Aviv, intii uu socday booqashadii rasmiga ahayd ee ugu horreysay ee Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi uu ku tagay Israa'iil ka dib markii Israa'iil ay aqoonsatay Somaliland inay tahay dowlad madax-bannaan bishii Diseembar 2025. Cali wuxuu xaqiijiyay in Israa'iil ay tababar siiso ciidamada militariga iyo booliiska Somaliland, laakiin wuxuu ku tilmaamay wararka ku saabsan wadahadallada saldhigga "warar been abuur ah" iyo "sheegashooyin aan sal lahayn." Safiirka Israa'iil ee Somali...

Turkiga oo xayiraad Fiisaha Transit-ka ku soo rogay 10 Dal oo ay ku jirto Somalia

Laga bilaabo bishan April 15-da ee sanadkan 2024-ka waxay Dowladda Türkiye dhaqan gelin doontaa Sharci culus oo lagu soo rogay Dhoofayaasha Transit ku sii ah Garoonka Diyaaradaha ee Istanbul Airport, kuwaasi oo ku sii wajahan dalalka Mexico, Panama, Columbia iyo Venezuela. Dowladda Türkiye ayaa qaadatay Sharciga Cusub, si looga hortago Muhaajiriinta an caadiga ahayn ee ku sii qulqulayo dalalkaasi, si ay uga sii gudbaan Xuduudaha Maraykanka. Shabakadda Wararka ee VisaGuide.World ayaa qortay inuu dalka Türkiye noqday Ubucda Waddan Transit ahaan looga sii gudbo dalalka kale ee Caalamka. Sharcigan Cusub waxa uu saamaynayaa Dhoofayaasha Transit-ka ku sii mara Garoonka Istanbul Airport ee ku sii wajahan dalalka Mexico, Panama, Columbia iyo Venezuela. Muwaadiniinta dalalka Somalia, Yemen, Chad, Cameroon, Mauritania, Burkina Faso, Guinea, Afghanistan, India iyo Nepal ee Transit-ka ku sii marayo Garoonka Diyaaradaha Istanbul Airport ayaa waxaa waajib looga dhigay inay haystaan Fiisaha Ele...

Garsoore: "Qalabka Daawashada Naxdinta leh" Johnny Somali oo lagu xukumay xabsi shaqo oo Kuuriyada Koonfureed ah

  Fikradayda, xukunka ay gaartay Maxkamadda Degmada Galbeedka Seoul Abriil 15, 2026, wuxuu calaamad u yahay baahi farsamo oo loo qabo soo celinta nidaamka dadweynaha ee Kuuriyada Koonfureed. Waxaan aaminsanahay in ka dib sannado badan oo ay socdeen dhacdooyin kicin ah oo lagu jeesjeesay dhaqanka iyo taariikhda maxalliga ah, xukunka Ramsey Khalid Ismael (oo loo yaqaan Johnny Somali) oo lix bilood ah oo xabsi ah oo shaqo ah uu yahay farriin adag oo ka dhan ah "qulqulka walaaca." Waxaan u malaynayaa in malaayiinta muwaadiniinta ah ee dareemay ixtiraam darro ficilladiisa, muddadan lixda bilood ah oo ay weheliso 20 maalmood oo xarig dheeraad ah ay tahay fal isla xisaabtan ah oo muddo dheer la sugayay. youtuber-ka Mareykanka Johnny Somali. Lacagaha: Laga bilaabo Fowdada Dukaanka Raaxada ilaa Mawduuca Deepfake Waxaan aaminsanahay in go'aanka maxkamaddu ku heshay Ismael siddeedda dacwadoodba uu muujinayo darnaanta carqaladeyntiisa joogtada ah. Waxaan ...

Privacy Policy