Skip to main content

Follow

Wararka Maanta

Sarkaal Sare oo ka Tirsanaa NISA oo ku Biiray Al-Shabaab, Cabsi laga Qabo Xog Sirdoon oo Baxday

  Jihada Sarkaal Sirdoon oo Al-Shabaab u Goostay iyo Khatarta Xogaha Qarsoon ee Soomaaliya Warbixin ku saabsan goosashada la sheegay ee sarkaal sare oo ka tirsanaa hay’adda NISA iyo walaaca laga qabo amniga xogaha sirdoonka qaranka. Goosasho la sheegay oo walaac amni dhalisay Warar laga helayo Soomaaliya ayaa sheegaya in sarkaal sare oo ka tirsanaa Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) uu ka goostay dowladda, kuna biiray kooxda Al-Shabaab. Sarkaalka ayaa warbixinnada lagu magacaabay Luqman, waxaana la sheegay inuu hoggaaminayay cutubka gaarka ah ee Duufaan oo hoos yimaada hay’adda NISA. Arrintan ayaa dhalisay walaac la xiriira suurtagalnimada in xogaha sirdoonka qaranka ay gacanta u galaan kooxda hubeysan. Sida ay baahisay Somali Guardian , dhacdadani waxay qayb ka tahay caqabadaha amni ee hay’adaha dowladda Soomaaliya ay wajahayaan. Waa kuma sarkaalka la sheegay inuu goostay? Warbixinta Somali Guardian waxay sarkaalka ku tilmaantay Luqman, oo la sheegay inuu ahaa tali...

Madaxweynaha Jabuuti iyo ergayga gaarka ah ee arrimaha Somaliland oo kulan yeeshey

Madaxweynaha Jabuuti iyo ergayga gaarka ah ee arrimaha Somaliland oo kulan yeeshey
Cabdikariim Xuseen Guuleed, Ergeyga Gaarka ah ee Madaxweynaha Soomaaliya u qaabilsan Arrimaha Somaliland, ayaa Axaddii kulan la yeeshay Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle, iyagoo ka wada hadlay wada-hadallada u socda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo dawladda Somaliland.

Madaxweyne Geelle iyo ergaygu waxa ay ka wadahadleen sida ay wax u socdaan iyo xeeladaha wax ku oolka ah ee laga faa’iidaysan doono wada-hadallada. Guuleed ayaa booqasho ku tagay dalka Jabuuti, taasoo qayb ka ah socdaalka uu ku marayo deegaankaas si uu u helo taageero siyaasadeed oo ku aaddan wadahadallada.

Guuleed ayaa ku dhawaaqay kulanka ka dib, "Waxaan waajib iga saaran yahay inaan socdaalkayga gobolka ka bilaabo halkan Jabuuti." Sababtuna waxa ay tahay in Jamhuuriyadda Jabuuti oo uu hoggaamiyo Madaxweyne Geelle ay si joogto ah uga qayb qaadato nabadda iyo xasilloonida shucuubta ku dhaqan gobolkan adduunka.

Talo soo jeedinta iyo talooyinka Madaxweynaha Jabuuti "waxay ku habboon yihiin khibradda baaxadda leh ee uu u leeyahay fulinta hawlaha nabadda, is-afgaradka, iyo dib-u-heshiisiinta," Guuleed oo hadalkiisa sii wata.

Muddadii 2012-2017 ee maamulkii Madaxweyne Xasan Sheekh, Guuleed waxa uu ka shaqeeyay xalinta mashaakilaadka ka dhex aloosan dawladda Faderaalka ee Soomaaliya iyo Somaliland. Magacaabida ergayga ayaa waxaa bogaadiyay Muuse Biixi Cabdi, madaxweynaha Somaliland.

Comments

Maant iyo Soomaaliya

Muqdisho oo magacaabay guddiga xuska toddobaadka xorriyadda.

Mudane Cumar Maxamuud Maxamed ( Cumar Filish ) Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho ayaa shir guddoominayay kulanka  26-ka June  iyo 1-da Luulyo oo looga hadlayay u diyaar garowga todobaadka xorriyadda Soomaaliya, waxaana ka soo qeyb galay dhammaan guddoomiyeyaasha degmooyinka iyo degmooyinka gobolka Banaadir, Taliyeyaasha. Qaar ka mid ah Agaasimayaasha Maamulka Gobolka Banaadir iyo Dowladda Hoose ee Xamar, iyo sidoo kale laamaha ammaanka ee Booliska Somaliya. Duqa Muqdisho oo kulanka goob joog ka ahaa ayaa kula dar daarmay madaxda maamulada iyo laamaha amniga in ay u diyaar garoobaan xuska maalmaha Qaranka ee 26-June iyo 1-da Luuliyo, sidoo kalena ay wacyi-gelin u sameeyaan bulshada reer Muqdisho, lana gaarsiiyo fariintan. Duqa magaalada. in laga wada qeyb qaato xuska todobaadka xoriyada iyadoo la raacayo habraaca Maamulka Gobolka Banaadir oo ay ka mid tahay in Astaanta Qaranka lagu dhejiyo guryaha iyo goobaha ganacsiga ee ku teedsan wadooyinka waaweyn e...

Somalia's Prime Minister Calls for Unity in Countering Extremism

In a significant move to address the ongoing security challenges in Somalia, Prime Minister Hamsa Abdi Barre has taken the initiative to engage clerics and religious leaders in the fight against extremist ideologies. The Prime Minister inaugurated a conference in Mogadishu, emphasizing the critical role of clerics in promoting peace, reconciliation, and countering extremist ideologies within the nation. During the conference, Prime Minister Barre stressed the importance of collaboration between the government, intellectuals, clerics, and the people to address the various challenges facing Somalia. He highlighted the pivotal role that clerics and Imams play in raising public awareness and countering the extremist narratives propagated by groups like al-Shabaab and ISIS in the region. "I urge you to engage in reconciliation, stabilization, state-building, and the finalization of the constitution," Prime Minister Barre stated, highlighting the government's achievements in co...

Unraveling the Sudan-Iran Connection: A Growing Threat to Regional Stability

In recent times, a shadow has been cast over the geopolitical landscape of the Red Sea region, specifically concerning the Sudanese army's burgeoning relationship with Iran. This alliance, shrouded in intrigue and military collaborations, poses a significant threat to the stability of not only Sudan but also neighboring nations and international interests. The Strategic Dance: Media reports have brought to light Iran's calculated moves in Sudan, supplying the Sudanese army with weapons and sophisticated drones. This strategic partnership aims to secure Iran's influence in Sudan, control vital international corridors, and establish a stronghold in the Red Sea. The implications of such a collaboration extend far beyond Sudan's borders, directly challenging the security interests of Saudi Arabia, the United States, and particularly Israel. Israel's Security Concerns: The alignment of Sudanese Islamist factions with Iran raises a red flag for Israel. The potential trans...

Privacy Policy