Skip to main content

Follow

Wararka Maanta

Xiisadaha Siyaasadeed ee Suudaan iyo Diblomaasiyadda Al-Burhan

  Suudaan oo Wajahaysa Isbeddello Siyaasadeed: Maxay Ka Dhigan Yihiin Xiisadaha Diblomaasiyadeed? Hordhac: Dagaal Ka Baxsan Goobaha Milatari Dhibaatada Suudaan ma aha oo keliya dagaal u dhexeeya dhinacyo hubaysan. Waxa kale oo saameyn ku leh xiriirka diblomaasiyadeed, loollanka siyaasadeed iyo dadaallada lagu raadinayo mustaqbalka dalka. Qaybta koowaad ee barnaamijka Al Qissa waxay diiradda saaraysaa wararka ku saabsan safarka Abdel Fattah al-Burhan ee Maraykanka, dib u dhigista la soo sheegay ee safarkiisa Riyadh, iyo xiisadaha siyaasadeed ee Port Sudan. Daawo doodda oo dhan halkan: Qaybta koowaad ee Al Qissa . Arrimahan waxay muhiim u yihiin fahamka jihada ay u socoto siyaasadda Suudaan. Xiriirka dibadda wuxuu saameyn ku yeelan karaa wadaxaajoodyada, heshiisyada xabbad-joojinta iyo awoodda dhinacyadu u leeyihiin inay helaan taageero caalami ah. Si kastaba ha ahaatee, warbixin ku saabsan safar dib loo dhigay ma caddaynayso keligeed in xiriir diblomaasiyadeed burburay. Warbixint...

President of Somalia Attends UNEA-6 in Nairobi, Emphasizes Environmental Commitment

In a significant diplomatic move, President Hassan Sheikh Mohamed of Somalia arrived in Nairobi, Kenya, on Wednesday to partake in the sixth session of the United Nations Environment Assembly (UNEA-6). The conference, held at the United Nations Environment Programme (UNEP) headquarters, is a crucial gathering that aims to foster global cooperation for a sustainable and inclusive future.

Welcoming Reception at JKIA:

Upon his arrival at the Jomo Kenyatta International Airport (JKIA), President Mohamed and his delegation were warmly received by the Vice President of Kenya, Rigathi Gachagua, and the Minister of Defense, Adan Barre Duale, alongside other Kenyan government officials. The gesture underscored the importance of collaborative efforts in addressing environmental challenges.

UNEA-6 Overview:

The UNEA-6 conference, spanning five days, has attracted approximately 5,000 participants from the 193 member states of the United Nations. Notable attendees include heads of state and government, reflecting a diverse and inclusive assembly. The primary focus of the conference is to promote harmony between humanity and nature while uplifting the well-being of vulnerable populations, aligning with the fundamental mission of the event.

Key Objectives and Resolutions:

Inger Andersen, the Under-Secretary-General of the United Nations and Executive Director of UNEP, highlighted the ambitious agenda of nearly twenty resolutions. These resolutions will be subjects of discussion, negotiation, and adoption during the assembly, injecting fresh momentum into the global fight for a resilient, environmentally friendly future.

Diplomatic Engagements:

President Mohamed is anticipated to engage in separate talks with various leaders participating in the conference during his stay in Nairobi. These discussions are expected to strengthen diplomatic ties and contribute to the shared goal of global environmental sustainability.

Somalia's Commitment:

The timing of the conference aligns with Somalia's implementation of the Environmental Protection and Management Law. President Mohamed signed the law into effect on Sunday, signaling the government's dedication to proper environmental management, coordination of ecological activities, and sustainable conservation practices.

As the UNEA-6 conference unfolds in Nairobi, President Hassan Sheikh Mohamed's participation underscores Somalia's commitment to global environmental efforts. The event serves as a platform for collaborative discussions, with the hope that the resolutions adopted will pave the way for a more sustainable and inclusive future for humanity.

Comments

Maant iyo Soomaaliya

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo Xilkii ka qaaday Xubno ka mid ah FEIT soona saarey Awaamiir kusaabsan Doorashada.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya , Mudane Maxamed Xuseen Rooble, ayaa bogaadiinta   dadaallada Guddiga FEIT kadib kula dar daarmayaa xubnaha dhiman in ay sida ugu dhaqsiyaha badan ku qaataan shahaadadooda xildhibaannimo, isla markaana ay u diyaar garoobaan sidii xildhibaanada loo dhaarin lahaa si ay u gudan karaan waajibaadkooda dastuuriga ah. Dhinaca kale, Ra’iisul Wasaaruhu ayaa sheegey in uu la socdo ficillada gurrucan ee maalmihii dambe socday, kuwaas oo la doonayay in lagu carqaladeeyo  hirgalinta Jadwalka dhaarinta xildhibaannada ee uu soo saaray Guddiga FEIT . Waxaa xubinnimada guddiga laga saaray 1. Maxamed Xasan Maxamed Cirro oo lagu baddelay   Mudane Irshaad Maxamuud Sheikh Daahir 2. Cabdiraxiim Cabdicasiis Aadam oo lagu baddelay  Mudane Xasan Cali Yuusuf Waxaa sidoo kale digniin kama dambeys ah la siiyay  xubnaha kala ah: 1. Yuusuf Cabdikheyr Cabdinuur 2. Cabdinaasir Maxamed Guuleed 3. Cabdijabbaar Cabdullaa...

UK oo ugu deeqdey ciidamada Soomaaliya lacag dheeri ah oo dhan £2.3 milyan.

Iyada oo qayb ka ah kaalmada dhinaca amniga ee ay siiso Soomaaliya, dawladda UK ayaa ogolaatay £2.3 milyan oo dheeraad ah oo lagu xoojinayo ciidamada milateriga Soomaaliya. Kulan ay Muqdisho kula qaadatay Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur, Kati Foster oo ah Safiirka Dowladda UK ee Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday kaalmadan lacageed. Si Soomaaliya ay mas’uuliyadda amniga ugala wareegto howlgalka nabad ilaalinta ee ATMIS sanadka 2024, UK waxa ay dowladda Soomaaliya kala kaashaneysaa dib u dhiska ciidamada xoogga dalka. Bishii May, Wasiirka Difaaca UK ayaa booqasho ku yimid Soomaaliya, wuxuuna sheegay in ammaanka dalka iyo xasilloonida gobolka ay sii kordhinayaan dadaallo iskaashi. Wasiirka ayaa sheegay in UK ay ka go’an tahay horumarinta xasiloonida gobolka oo ay ku jirto tan Soomaaliya. The Defence Minister @Amohamednur has on Wednesday met with #UK ambassador to Somalia @KFosterFCDO and discussed security cooperation between the two countrie...

Xiisadaha Siyaasadeed ee Suudaan iyo Diblomaasiyadda Al-Burhan

  Suudaan oo Wajahaysa Isbeddello Siyaasadeed: Maxay Ka Dhigan Yihiin Xiisadaha Diblomaasiyadeed? Hordhac: Dagaal Ka Baxsan Goobaha Milatari Dhibaatada Suudaan ma aha oo keliya dagaal u dhexeeya dhinacyo hubaysan. Waxa kale oo saameyn ku leh xiriirka diblomaasiyadeed, loollanka siyaasadeed iyo dadaallada lagu raadinayo mustaqbalka dalka. Qaybta koowaad ee barnaamijka Al Qissa waxay diiradda saaraysaa wararka ku saabsan safarka Abdel Fattah al-Burhan ee Maraykanka, dib u dhigista la soo sheegay ee safarkiisa Riyadh, iyo xiisadaha siyaasadeed ee Port Sudan. Daawo doodda oo dhan halkan: Qaybta koowaad ee Al Qissa . Arrimahan waxay muhiim u yihiin fahamka jihada ay u socoto siyaasadda Suudaan. Xiriirka dibadda wuxuu saameyn ku yeelan karaa wadaxaajoodyada, heshiisyada xabbad-joojinta iyo awoodda dhinacyadu u leeyihiin inay helaan taageero caalami ah. Si kastaba ha ahaatee, warbixin ku saabsan safar dib loo dhigay ma caddaynayso keligeed in xiriir diblomaasiyadeed burburay. Warbixint...

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ayaa khadka telefoonka wada hadal kula yeeshay dhiggiisa dalka Turkiga.

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa khadka telefoonka wada hadal kula yeeshay dhiggiisa dalka Turkiga Mudane Mevlut Cavusoglu, iyaga oo ka wada hadlay adkaynta cilaaqaadka dhow ee Labada Dowladood iyo Labada Shacab ee walaalaha ah. Labada wasiir ayaa ka wada hadlay sidii loo sii xoojin lahaa xiriirka qotada dheer ee Soomaaliya iyo Turkiga, iyadoo si gaar ah diiradda loo saaray xoojinta iskaashiga dhinacyada amniga, dhaqaalaha iyo ganacsiga.  Sidoo kale waxa ay ka wada hadleen sidii loo kordhin lahaa taageerada dowladda Turkiga ay siiso qorshaha dowladda Soomaaliya. S ugidda amniga qaranka Labada wasiir ayaa sidoo kale isla gartay in la baaro xaaladihii iyo sababtii keentay dhimashada shan qof oo Soomaali ah oo horaantii bishan ku dhintay xadka u dhaxeeya Turkiga iyo Giriiga.  Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa uga mahadceliyey dowladda aan walaalaha nahay ee Turkiga kaalmada ay la garab taagan tahay shacabk...

Privacy Policy