Skip to main content

Follow

Wararka Maanta

Xiisadaha Siyaasadeed ee Suudaan iyo Diblomaasiyadda Al-Burhan

  Suudaan oo Wajahaysa Isbeddello Siyaasadeed: Maxay Ka Dhigan Yihiin Xiisadaha Diblomaasiyadeed? Hordhac: Dagaal Ka Baxsan Goobaha Milatari Dhibaatada Suudaan ma aha oo keliya dagaal u dhexeeya dhinacyo hubaysan. Waxa kale oo saameyn ku leh xiriirka diblomaasiyadeed, loollanka siyaasadeed iyo dadaallada lagu raadinayo mustaqbalka dalka. Qaybta koowaad ee barnaamijka Al Qissa waxay diiradda saaraysaa wararka ku saabsan safarka Abdel Fattah al-Burhan ee Maraykanka, dib u dhigista la soo sheegay ee safarkiisa Riyadh, iyo xiisadaha siyaasadeed ee Port Sudan. Daawo doodda oo dhan halkan: Qaybta koowaad ee Al Qissa . Arrimahan waxay muhiim u yihiin fahamka jihada ay u socoto siyaasadda Suudaan. Xiriirka dibadda wuxuu saameyn ku yeelan karaa wadaxaajoodyada, heshiisyada xabbad-joojinta iyo awoodda dhinacyadu u leeyihiin inay helaan taageero caalami ah. Si kastaba ha ahaatee, warbixin ku saabsan safar dib loo dhigay ma caddaynayso keligeed in xiriir diblomaasiyadeed burburay. Warbixint...

Somali President Meets with Turkey's Erdogan, Fostering Cooperation

Somali President Hassan Sheikh Mohamud recently met with Turkish President Recep Tayyip Erdoğan in Antalya, Turkey. The meeting took place during the Antalya Diplomacy Forum (ADF), where President Mohamud addressed attendees on the critical role of diplomacy in the age of conflicts.

Enhanced Economic and Defense Cooperation

During their meeting, the two presidents discussed strengthening bilateral cooperation in various areas, including the economy and defense. On February 8th, Turkey's Defense Minister Yasar Guler and Somalia's Defense Minister Abdulkadir Mohamed Nur signed a Defense and Economic Cooperation Framework Agreement, which was approved by both presidents.

Focus on maritime cooperation

The 10-year agreement aims to bolster the development of Somalia's blue economy, including fish production and economic infrastructure construction. Additionally, it emphasizes the protection of marine resources, cooperation in counterterrorism efforts, and the prevention of illegal activities along Somalia's coastline.

Antalya Diplomacy Forum: A Global Gathering

The ADF is an annual forum that brings together heads of state, government officials, and experts from academia and think tanks around the world. This year's forum focused on the theme "Rethinking Diplomacy: New Approaches to a Changing World."

Somalia's Addressing the Conflict

President Mohamud emphasized the need for a collective approach to resolving conflicts and sustaining peace. He stressed that diplomacy remains a crucial tool in navigating complex global challenges and building a more stable and equitable world.

Strengthening Turkey's Presence in Somalia

Turkey has been a key partner in Somalia's development and stabilization efforts. The country has provided significant humanitarian aid, implemented infrastructure projects, and trained Somali security forces. This latest agreement further strengthens Turkey's engagement in Somalia and demonstrates its commitment to the country's long-term progress.

Comments

Maant iyo Soomaaliya

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo Xilkii ka qaaday Xubno ka mid ah FEIT soona saarey Awaamiir kusaabsan Doorashada.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya , Mudane Maxamed Xuseen Rooble, ayaa bogaadiinta   dadaallada Guddiga FEIT kadib kula dar daarmayaa xubnaha dhiman in ay sida ugu dhaqsiyaha badan ku qaataan shahaadadooda xildhibaannimo, isla markaana ay u diyaar garoobaan sidii xildhibaanada loo dhaarin lahaa si ay u gudan karaan waajibaadkooda dastuuriga ah. Dhinaca kale, Ra’iisul Wasaaruhu ayaa sheegey in uu la socdo ficillada gurrucan ee maalmihii dambe socday, kuwaas oo la doonayay in lagu carqaladeeyo  hirgalinta Jadwalka dhaarinta xildhibaannada ee uu soo saaray Guddiga FEIT . Waxaa xubinnimada guddiga laga saaray 1. Maxamed Xasan Maxamed Cirro oo lagu baddelay   Mudane Irshaad Maxamuud Sheikh Daahir 2. Cabdiraxiim Cabdicasiis Aadam oo lagu baddelay  Mudane Xasan Cali Yuusuf Waxaa sidoo kale digniin kama dambeys ah la siiyay  xubnaha kala ah: 1. Yuusuf Cabdikheyr Cabdinuur 2. Cabdinaasir Maxamed Guuleed 3. Cabdijabbaar Cabdullaa...

UK oo ugu deeqdey ciidamada Soomaaliya lacag dheeri ah oo dhan £2.3 milyan.

Iyada oo qayb ka ah kaalmada dhinaca amniga ee ay siiso Soomaaliya, dawladda UK ayaa ogolaatay £2.3 milyan oo dheeraad ah oo lagu xoojinayo ciidamada milateriga Soomaaliya. Kulan ay Muqdisho kula qaadatay Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur, Kati Foster oo ah Safiirka Dowladda UK ee Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday kaalmadan lacageed. Si Soomaaliya ay mas’uuliyadda amniga ugala wareegto howlgalka nabad ilaalinta ee ATMIS sanadka 2024, UK waxa ay dowladda Soomaaliya kala kaashaneysaa dib u dhiska ciidamada xoogga dalka. Bishii May, Wasiirka Difaaca UK ayaa booqasho ku yimid Soomaaliya, wuxuuna sheegay in ammaanka dalka iyo xasilloonida gobolka ay sii kordhinayaan dadaallo iskaashi. Wasiirka ayaa sheegay in UK ay ka go’an tahay horumarinta xasiloonida gobolka oo ay ku jirto tan Soomaaliya. The Defence Minister @Amohamednur has on Wednesday met with #UK ambassador to Somalia @KFosterFCDO and discussed security cooperation between the two countrie...

Xiisadaha Siyaasadeed ee Suudaan iyo Diblomaasiyadda Al-Burhan

  Suudaan oo Wajahaysa Isbeddello Siyaasadeed: Maxay Ka Dhigan Yihiin Xiisadaha Diblomaasiyadeed? Hordhac: Dagaal Ka Baxsan Goobaha Milatari Dhibaatada Suudaan ma aha oo keliya dagaal u dhexeeya dhinacyo hubaysan. Waxa kale oo saameyn ku leh xiriirka diblomaasiyadeed, loollanka siyaasadeed iyo dadaallada lagu raadinayo mustaqbalka dalka. Qaybta koowaad ee barnaamijka Al Qissa waxay diiradda saaraysaa wararka ku saabsan safarka Abdel Fattah al-Burhan ee Maraykanka, dib u dhigista la soo sheegay ee safarkiisa Riyadh, iyo xiisadaha siyaasadeed ee Port Sudan. Daawo doodda oo dhan halkan: Qaybta koowaad ee Al Qissa . Arrimahan waxay muhiim u yihiin fahamka jihada ay u socoto siyaasadda Suudaan. Xiriirka dibadda wuxuu saameyn ku yeelan karaa wadaxaajoodyada, heshiisyada xabbad-joojinta iyo awoodda dhinacyadu u leeyihiin inay helaan taageero caalami ah. Si kastaba ha ahaatee, warbixin ku saabsan safar dib loo dhigay ma caddaynayso keligeed in xiriir diblomaasiyadeed burburay. Warbixint...

Dowladda UK oo Soomaaliya ugu deeqday 10 milyan oo dollar oo loogu talagalay dadka Abaaraha saameeyeen

Dowladda UK ayaa Soomaaliya ugu deeqday in ka badan10 milyan oo dollar oo loogu talagalay in lagu caawiyo dadka abaaraha saameeyeen Wasiirka arrimaha Afrika ee UK Vicky Ford ayaa maanta ku dhawaaqday in 10.7 milyan oo dollar ay ugu talagaleen dadka Soomaaliyeed, lacagtan ayaa qeyb ka ah 22 milyan oo dollar oo dowladda UK ugu deeqday dalalka; Soomaaliya, Ethiopia, Kenya iyo Suudaanta Koofureed oo abaaro ba’an ka jiraan xilligan. War saxaafadeed ka soo baxay safaaradda UK ee Soomaaliya ayaa lagu sheegay in ku dhowaad 500,000 oo qof oo Soomaali ah u baahan yihiin in laga caawiyo helitaanka biyaha iyo cuntada si naftooda loo badbaadiyo isla markaana loo yareeyo khatarta macluusha ka dhalan karta abaarta. Go’aankan doweladda UK ayaa yimid xilli wasiirka Afrika ay safar ku marayso dalka Kenya safarkaas oo qeyb ka ah socdaal ay ku marayso sadex dal oo ku yaala Afrikada bari. Lacagtan ayay dowladda UK ku sheegtay in qoysaska abaaraha saameeyeen la siin doono si ay ugu iibsadaan cun...

Privacy Policy